Sign in to follow this  
General Duke

Xisbul Islaam. a new organisation is created, why?

Recommended Posts

Muqdisho: Xisbi ay ku mideysan yihiin kooxaha mowqifkooda fog yahay oo lagu dhawaaqay

4. Februar 2009

 

Muqdisho(AllPuntland)- Kooxaha mucaaradka ee mowqifkooda fog yahay ayaa ku dhawaaqay Xisbi ay ku mideysan yihiin, kaasoo noqon doona mid kulmiya isla markaana leh Hoggaamiye, Kuxigeen iyo Afhayeen, waxaana Xisbigan loogu magac daray Xisbul Islaam.

 

Xisbigan oo ay ku mideysan yihiin Ururada kala ah Raaskambooni oo uu Guddoomiye ka ahaa Sheekh Xasan Turki, Midowga Maxkamaddaha garabka uu hoggaamiye Cumar Iimaan Abuubakar, Jabhaddul Islaamiyah iyo Dugsiga Caanoole, waxaana Guddoomiye looga dhigay Xisbigan Cumar Iimaan Abuubakar, halka ku xigeenkiisa uu yahay Sheekh Xasan Turki.

 

Ururkan ayaa waxaa Afhayeen u ah Sheekh Xasan Mahdi wuxuuna ka hadlay ujeedada loo aasaasay Xisbigan, wuxuuna sheegay in ay ugu horeyso ujeedada koowaad sidii ay dalka ugu saari lahaayeen wax uu ku sheegay Caddowga Islaamka, isla markaana ay Ururadan isu tegay ay ka mideysan yihiin dhinac walba.

 

“Shirkan lagaga dhawaaqay xisbigan Maxkamadaha waxaa u joogay Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar, Dugsiga Raas-Kambooni waxaa u joogay Shiikh Xasan Turki, Jabhul Islaamiyah-na waxaa madalayey C/qaadir Kumaandoos, Dugsiga Caanole-na Maxamed Mire”ayuu yiri Shiikh Xasan Mahdi.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xisbigan ujeedada loo aas aasay ay qeyb ka tahay sidii Dowladda cusub ee Sheekh Shariif Madaxda ka yahay u mucaaradi lahaa isla markaana dagaalo iyo weeraro kaga hortegi doonaan Dowladda cusub ee sal dhigan doonta Muqdisho.

 

Nasru-diin Xaaji Cali

AllPuntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is not a reactoin to Sharif's victory. It's a follow up for a previous announcements these same groups made. This time they selected a leader and a name.

 

having said that, it will be a mistake if they oppose Sharif. There is a certain pressure on these groups from Alshabaab in the south. Especially in Kismayo and Xamar.

 

Sharif should start talking to these guys first.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raaskambooni group + Asmara wing of Cumar Imaan + Canoole = Xisbul Islaam.

 

Chairman.Cumar Imaan [Xasan Dahir's man]

Deputy Chief. Xasan Turki.

 

Xiin, adeer the Sharif is taking an opposite position to these folks. Xasan Dahir has already made it clear its war and so have those in Kismayu and thus this is another setback.

What madness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this