Sign in to follow this  
Hunguri

Why Somali women love to throw Faarax's Bacda Madaw???

Recommended Posts

Hunguri   

kkkkkkkkkkkkkkk ahahaha ahahaha, Like the girl, that had the fight with the boy, and knocked him down. Then run to their house, and told her mother ooooh! mother I knocked down a boy, and beat him up, I was on top of him the whole day. Mmmm the mother replied oooh my little daughter, either you are on top or at the bottom you have some unseen bruises and horrible touches. After all you fought with a man ;) ( Ama sarreey ama hooseey kollay jugtu kugu maqqan)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar sheekada waad bedeshaye si kalay ahayd ,,,,,,,,, Alla aabooy maanta nin baan wexeeyay bay tidhi ,,, markaasuu yidhi sideed u waxaysay ,, waxay tidhi waan ka sareeyay ,, wuxuu yidhi "Walee ama saree and hoosee adiguun baa waxaysan" ,,,,,, :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

loooooooooooooooooooooooooooooooool, Qosol awgii lugtaan kor utaagay lol

 

Did you hear the story of the "Mad family". Husband/Wife/Daughter V Oday saffar ah ;) did u hear that story ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hunguri,

Isn't Bac Madow only effects only those in Western countries where the men has less power than women? I was thinking of moving to Dubai by the time I marry, so now where to go? lol.

I expect argument occurs between the couples, but throwing someone outside is not the solution. I wouldn't get out of the house easily, but once I do, NEVER gonna go back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Blue_Hefner,

 

Here in the Middle East men have the power, and you will never see a man whose bags or lugages beign thrown outside :D . But, my case is different saaxiib smile.gif . I've been having my Bacmadow all the way from the Pacific let us say Austaralia ;) . Dabshid is on my list too lool he was thrown as well by a Kiwi wife smile.gif . We both are finaly here in UAE enjoying the mighty of our supervision over women. Daadax waar Dubai iska imoow oo xaajiyada maalin walba ceejo ku dhaji ;) looool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   
:D That is why I like reer Xamar niiko ;) I love the woman dancing when she is performing the riggling type of shakes ;) shake it shake it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

looooooooool. Jacaylbaro iyo Hunguri oo is helay, waa labo comedian oo socda. Bal sii wada sheekada.

 

I love when Hunguri says this (lugtaan kor utagay qosol awgii).loooooooooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Loooooooooooooool @ Jac and Hunguri,

 

You two should run the Joke section,lol

 

Hunguri, I wanna hear the story of the mad family :D:D;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Sheekooy Sheeko, Sheeko Xariira .

 

Bari ayaa waxaa dhacday. Oday miskiin ah oo reer Miyyi ah. Ayaa wuxuu ka lumay waddadii magaalada loo mari jiray. Odaygii oo habawsan ayaa wuxuu kusoo beegmay. Reer uu garanayo inantoodii, oo meel Adhi la joogta. Wuxuu waydiiyoo ku yidhi Adeero heblaayaay. Waa lumaye waddadii magaalada xaggee loo mari jiray. Inantii intay Odaygii si layaableh u eegtay ayay iyadoo ku jeesjeesaysa waxay ku tidhi. Hal mar inteey maradii iska qaaday bay alaabteedii ku jeedisoo waxay tidhi "Adeero dee Halkaasaa loo maraa". Odaygii Intuu naxay oo amakaagay ayuu orod iskusii daayay. Wuxuuna bilaabay inuu yidhaahdo "Waa tu yaroo waalatay". Wuxuu socdaba Xaajigii wuxuu kusoo beegmay inanta hooyadeed. Oo iyaduna markaa Caw ama Masalle falagsanaysa. Wuxuu yidhi eeyaahee Heblaayo. Dee waa lunsanahay. Oo wadadii ayaan ka lumay. Taadii yarayd ayaan arkayoo Wadadii magaalada ayaan waydiiyey. Dee waxay i tustay waxaan rag la tusin. Oo waxay igu tidhi halkaa ayaa magaalada loo maraa. Markuu sheekadii dhameeyey. Ayaa islaantii intay Wadaadkii eegtay. Oo ay Hal mar iyaduna maradii iska qaaday. Ayay tidhi. Waar kaygaa miyuu u ekkaa mise wax kale ayay ku tustay . Odaygii Naxdintiisii ayaa tu kale ugusii darsantay. Orod ayuu iskusii daayay. Oodii ayuu jiidhay. Meel daran iyo reerka muskoodii ayuu isku qaaday. Wuxuu orod carriga ku dhaafaba. Waxaa kasoo hor baxay. Odaygii Reerka oo markaa Saffar ka yimi. Markaasuu ku dhagay. Oo ku yidhi, waar hebel waar reer dawakhsan oo edeb daran ayaad leedahay. Waar inantii iyo xaaskaagiiba waddada iyo dariiqa magaalada ayaan waydiiyoo, waxay ituseen waxaan rag la tusin. Oo waxay igu yidhaahdeen waattaa waddada magaaladu, waar niyohow sidee wax u jiraan. Odaygii intuu la yaabay ayuu isagoo xanaaqsan ninkii wuxu ku yidhi. Ma sidaa ayay kugu sameeyeen. Ninkii ayaa yidhi Haa sidaa ayay igu sameeyeen. Odaygii ayaa Laftigiisii intuu Macawustiisii dhigtay oo mudh iyo gacan iska dhigay. Xoolihiisiina banaanka keenay. Wuxuu ninkii ku yidhi. "Waxaasi waa islaanta hooyadeed ah, ilaa aan kaa kaga shaqqeeyana, joojin mayso waxa ay waddo". Odaygii waddada ka lumay naxdin iyo ammakaag halkii ayuu ku suuxay. Well, sheekadan halla furo. Waa sheeko ilaa hadda macneheedu xidhanyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this