Jacaylbaro Posted August 7, 2007 hadhwanaag 2007-08-07 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Wasiirkii Wasaarada Caafimaadka iyo Shaqada Somaliland Cabdilaahi Xuseen Iimaan [Darawal] ayaa xilkii Wasiirnimo iska casilay,isaga oo is-casilaadiisa ku sababeeyey inay jiraan duruufo u gaar ah oo aan u saamaxayn in uu sii wato Xilkii uu Qaranka u hayey.isla markaana Madaxweyne Rayaale uu ka aqbalay istiqaalada uu u gudbiyey ee uu xilka isaga casilay. Sida waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland ahna la taliyaha Madaxweynaha ee Dhinaca Warbaahinta Siciid Cadaani Mooge. Isa oo dhameystirana waxa uu u dhignaa sedan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta uu ka aqbalay istiqaalad uu u soo gudbiyey Wasiirkii Wasaaradda Caafimaadka Mudane,Cabdillaahi Xusseen Iimaan (Darawal) oo iska casilay xilkii uu dawladda ka hayey, Madaxweynuhu waxa uu ka aqbalay istiqaaladdaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Mudane, Cabdillaahi Xusseen Iimaan ( Darawal) oo sheetay duruufo u gaar ah oo aan u saamaxayn in uu sii wato Xilkii uu Qaranka u hayey. Madaxweynuhu waxa uu ku ammaanay Wasiirkii Mudadii uu xilka u Qaranka u hayey, sidii habsamida ahayd ee uu u gutay xilkiisii iyo kaalintii wax ku oolka ahayd ee uu ka soo qaatay dhsimaha Qaranka Somaliland, iyo wada shaqeyntii fiicnayd ee ka dhaxaysay Madaxweynaha iyo Wasiirka” Is-casilaadan Wasiirka Caafimaadka iyo shaqada Somaliland Cabdillaahi Xusseen Iimaan ( Darawal) ayaa ku soo beegantay, iyada oo wadanka khilaaf Sharci oo ka aloosan yahay, Wasiirka Caafimaadka iyo shaqada Somaliland Cabdillaahi Xusseen Iimaan ( Darawal) ayaa ka mid ahaa wasiirada ugu cimriga dheer dawlada Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigal iyo tan Madaxweyne Rayaale-ba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 7, 2007 I sort of expected Mj. Cabdillahi to quit after the recent blunders by the administration. What a loss! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 7, 2007 ^^^Is this man close to the arrested politicians? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 7, 2007 ^^ He's an SNM veteran. Probably the only that was still a senior member of the government. We wait to see what he says coz he never minces his words. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 7, 2007 ^^^The other man who resigned a few days back. Is he also a former SNM member? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 7, 2007 If you mean Dr. Dixood, he too was a member. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 7, 2007 ^^^yes that was the man I was refering to. Anyhow Ayoub, jokes aside, how do you see these events? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 7, 2007 In brief, the administration have shot themselves in the foot. I don't think they expected uproar, resignations and protests caused by their foolish action. They've given Qaran more publicity than they could've dreamt of. Udub have damaged little chance they had to retain power. No wonder Faisal Waraabe back-tracked and started to sing a different tune. [ August 08, 2007, 01:51 AM: Message edited by: AYOUB ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 7, 2007 ^^^When ever political figures areplaced in prison they become more than what they were. Thus I agree this action will enhance the Qaran group as an alternative to the ruling group. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted August 8, 2007 We here atSOL are waiting for Jacyl Baro Bactracking or Popularly called Flip Flopping just as did Faysal Iskahadle. Looooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 8, 2007 Everybody has the right to resign whenever they he/she want .... for me, i was hearing the rumors that Mj. Darawal is going to resign but he finally did yesterday right after he opened a conference for us at Maansoor hotel It doesn't mean he is leaving Udub though ,,, it is expected that the minister will have a press conference soon ...... then will see the development. Qaran is out of talk now ..... the soda is down and they will be brought in front of the court soon IA ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites