Liibaan Posted November 2, 2007 Hadhanaagnews.com: Aragtida Hargeysaawi yaaban Halkee lagu arkay Dunida magaalo la qabsaday oo ciidankii qabsaday ay magaalada hareeraha ka joogaan. Kuwii laga qabsadayna magaalada [ Reer Laascaanood]iska mushaaxayaan iyaga oo dagaal toos ah kala hor imaanaya markay ciidamadu galaan magaalada ama maamulka. Tani waxay ka taagan tahay Laascaanood. Waxayna ka mid tahay talo xumada Dawlada Somaliland iyo qorshe la, aanta... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 2, 2007 Lama qabsan magaalada ,,, waxa laga eryay kuwii 5 ta sanadood haystay then reer LA iyagaa ka tashanaya danahooda inta u hadhay. We don't want the city to be like xamar sxb .... we've already officers, police and individuals in the city. Some people are free to domstrate and exercise the democracy if they want. They are free to express their ideas or believes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted November 2, 2007 Waxayna ka mid tahay talo xumada Dawlada Somaliland iyo qorshe la, aanta... lol @dawlada somaliland warheedhe don't you guys stop day dreaming Indho adakaa Dawlada somaliland kulahaa Maa tiraahdo tuulada hargeeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 2, 2007 Garyaqaan, Hargyesa is a tuulo (village) in comparison to what, Hurdiyo? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites