Sign in to follow this  
General Duke

Somalia: Mogadishu businesses handover weapons. PICS

Recommended Posts

Abwaan   

Way iska sahlan tahay in afka laga dhaho hub baa Soomaali laga uruurinayaa balse sida hubku dalkaan ugu baahay waa wax la yaab leh. For in idaacadaha la tuso hebel oo aan is naqaanno waan dhihi karaa 20 qori ii soo dhiib laakiin iyadoon la helin dib-u-heshiisiin dhab ah (Not midda TFG meelaha la wareegeyso) Soomaaliya in hub laga qaadaa waa iska sheeko. Waddan dagaal ka socdo oon xal loo helin, dowlad shisheeye ciidammadeedu xoog ku joogaan, shacabkii INTIISA BADAN uusan kalsooni u haynin maamul-ku-sheegga meesha ka jira waa halla iska hadlo hub baan leennahay dad keena!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Bal version <--kaan ila akhriya

 

Cabdi Qeybdiid iyo Maxamed Dheere oo riwaayado dhigaya si Itoobiyaanku raali uga noqdaan

Muqdisho (03 May 07), Maxamed Dheere oo ahaa dagaal oogihii gacanta ku hayay gobolka Sh/dhexe ayaa safarkii ay ku aadeen degmada Balcad asaga iyo saaxiibkiis Cabdi Qeybdiid waxay ka soo rarteen rasaas iyo qoryo ay lahaayeen maleeshiyada Maxamed Dheere kadibna waxay maanta ku soo bandhigeen xaflad ay ku qabteen Muqdisho oo ay ku casuumeen saxaafadda ayagoo ku wareejiyay ciidamada Saliibiyiinta Yugandha.

 

Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay inay hubka si istikhyaar kood ah ku keeneen qaar ka mid ah ganacsatada Muqdisho wuxuuna madashii keenay dhawr nin oo sida la xaqiijiyay uu lacag ku siiyay inay goobta ka sheegaan inay hub koodii ku wareejiyeen dawladda dabo dhoonka ah.

 

Waxaa sidoo kale maanta duhurkii ay riwaayad kale ku dhigeen agagaarka Nambar 4 ayagoo qarxiyay miino ay ayagu meesha dhigeen taasooy ku sheegeen inay xoogaagga kacdoonku goobta ku aaseen si ay ula hogsadaan gaadiidka xulufada ee jidka isticmaala, waxayna sheegeen inay heleen dabadeed qarxiyeen.

 

Riwaayaddan hub wareejinta iyo miino qarxinta ee ay sameeyeen Cabdi Qeybdiid iyo Maxamed Dheere ayay uga golleeyihiin inay Gumaysiga macatab ku dirirka ah isu tusiyaan inay wax qabanayaan oo aan lagu khasaarin magacaabistooda. Labada mujrim Qeybdiid iyo Maxamed Dheere ayayna magacaabin mujrimiinta Cabdullahi Yusuf iyo Geedi basle waxaa jagooyinka u dhiibtay Gumaysiga macatab ku dirirka ah.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Dabshid:

quote: General Abdi Hassan Awale ‘Qeybdid’, the new police commander in the transitional government

So he is GEN now?
Titles have been used and abused.

 

We have common soldiers being called generals these days. A guy who spent a day in college is a professor and if you pray your a sheikh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this