Jamster Posted May 29, 2005 A political show down between the two teams of Somali Championship; or General Daud Cup. And guess who would the Referee be Morgan; yes you read it Well the flamboyant warlord Mohamed Hersi Morgan. -------------- Jen. Moorgan oo dhex dhexaadin doona kulanka ay isaga hor imanayaan labada garab ee dowladda federaalka. Nairobi Jen. Max'ed Siciid Xirsi (Moorgan) ayaa dhex dhexaadin doona kulanka derbiga ah ee ciyaarta siyaasadeed ee u dhexaysa labada garab ee dowladda federaalka ee kala taageeraya fekerka ay kala qabaan madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed iyo gudoomiyaha golaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaa ciyaartan calan walaha 1-aad noqon doona Max'ed Cumar Xabeeb (M/dheere), calan walaha 2-aadna waxaa noqon doona Aadan Max'ed Nuur (Saran soor) halka garsooraha keydka uu yahay caaqil Maxamuud Cali Jimcaale (Koogaar), waxayna ciyaartani ka dhici doontaa gudaha Soomaaliya, iyadoo ay guushu raaci doonto dhinicii fekerkiisa la qaato. Kooxda madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa waxay kala yihiin 22 ciyaartoy oo isugu jira kuwo galaya garoonka iyo keydka, waxayna kala yihiin:- 1. Mowliid Macaan Maxamuud (Goolhaye) 2. Sheekh Aadan Madoobe (Difaac) 3. Aadan Max'ed Cali (Difaac) 4. Salaad Cali Jeelle (Difaac) 5. Xasan Abshir Faarax (Difaac) 6. Max'ed Cusmaan Maye (Dhexda) 7. M.M Guuleed G/dheere (Weerar) 8. Max'ed Cabdi Xayir (Dhexda) 9. Xuseen Max'ed Ceydiid (Weerar) 10. Cali Max'ed Geeddi (Kabtanka/weerar) 11. Cali C/llaahi Cosoble (Weerar) Keydka waxaa u fadhiya (12) Ismaaciil Qaasim Naaji (G/haye 2-aad), (13) C/risaaq Cusmaan (Jurille) (Difaac), (14) Cabdalla Deeroow ***** (Weerar), (15), Saalim Caliyow Ibrow (dhexda), (16) C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Difaac), (17) Max'ed Cumar Dalxa (Weerar), (18) Saalax Cali Faarax (Difaac), (19) Ibraahim Aadan Xasan Kiishbuur (Weerar) (20) Cabdi Warsame ***** (Difaac), (21) Col. Shaati guduud (Dhexda), (22) Qaalid Cumar Cali (G/haye 3-aad. Kooxda gudoomiye Shariif Xasan ayaa iyaguna waxay kala yihiin:- 1. Maxamuud C/llaahi jaamac (Sifir) (Goolhaye) 2. Maxamed Ibraahim xaabsade (Difaac) 3. Maxamed Cabdi Yuusuf (Difaac) 4. Cismaan Xasan Cali (Caato) (Difaac) 5. Muuse Suudi Yalaxow (Kabtanka/Difaac) 6. C/kariin Axmed Cali (Dhexda) 7. Xirsi Aadan Rooble (Weerar) 8. Cumar Xaashi Aadan (Dhexda) 9. Cabdi Cabdule Jinni boqor (Weerar) 10. Maxamed Qanyare Afrax (Weerar) 11. Cali Baashi Xaaji Maxamuud (Weerar) keydka waxaa u fadhiya (12) C/llaahi Aadan Axmed (Black/goolhayaha 2-aad) (13) Ing. Maxamed Xuseen Caddow (Weerar) (14) Xasan Dhinbil Warsame (Difaac) (15) Cismaan Cilmi Boqorre (Difaac) (16) Axmed Diiriye Maxamed (Weerar) (17) Yuusuf Mire Seeraar (Dhexda) (18) Cali Baashi Cumar Rooraaye (Difaac) (19) Bootaan Ciise Caalin (Dhexda) (20) Axmed Ducaale Geelle Xaaf (Weerar) (21) Barre Aadan Shire Hiiraale (Difaac) (22) Macalin Maxamuud Maxamed (M/jiis) (goolhayaha 3-aad) W/Q: Axmed Max'ed Cabdulle (Uurdoox) Uurdoox48@hotmail.com . Quote Share this post Link to post Share on other sites
contraflow Posted May 30, 2005 This evaluation of the Somali politics is just superb to say the least Quote Share this post Link to post Share on other sites
OLOL Posted May 30, 2005 ka waran hadii labada koox la iskuugu keeno hal garoon, ka dibna lagu wada gubo? ragaan ilaah ha naga qabto, waddanka ayagoow ka xasili la'yahay dadka aqoonta leh ee caqli galka ahna wax u diidan Quote Share this post Link to post Share on other sites