Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Kacdoonkii Dhuxul joojinta gobolka Sanaag iyo Galbeedka Bari oo saameyn ku yeeshey...

Recommended Posts

Idaacada Dhahar oo barnaamij daraaseed ka diyaarisey dhuxul joojinta lagu sameeyey gobolada woqooyi bari iyo sidey saameyn ugu yeelatey magaalooyinka waaweyn ee Puntland. Barnaamijkan ayaa waxaa la wareystey ganacsatada, iyo xoogsatada dhuxusha oo ka cabanaaya dhuxul joojinta... iyo iyadoo uu kiishkii dhuxusha sadex laabmey taniyo kacdoonkii lagu joojiyey gubida dhirta.

 

Halkaan ka dhagayso

 

5567.jpg

DHUXUL.jpg

DHUXUL1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this