Sign in to follow this  
General Duke

Another Mogadishu clan supports TFG

Recommended Posts

Kulanka ayaa lagu soo gabageeyey in dowlada la taageero wixii dhibaato ah ee beesha dhextaalana la dhameeyo mas.uuiyiintaa halkaa ka hadashay waxaa ka mid ahaa Iimaam Maxamed Axmed Yalaxow (Maxamed dheere).

gudoomiye ku-xigeenka golaha guurtida iyo dhaqanka iyo dib u heshisiinta wuxuuna ku gaabsaday hadii ay jiraan wax cabasho ah ama dhaliil laga qabo xaga dowlada in ay odoyaasha dhaqanku uga danbeeyaan xildhibaanda beesha iyo wasiiradda oo uu sheegay in ay yihiin kuwo ay ku kalsoon yihiin bulshada karanle C/qadir Nuur Caraale oo ah wasiirka beeraha ee dowlada fadaraalka KMG somaliyeed oo guntii iyo gabagabadii halkaa kala hadlay xubnaha beesha ee shira ka soo qeyb galay wuxuuna si faahfaahsan uga warbixiyey kulankaa wuxuuna sheegay in shirkani uu ku soo aaday xili lagu gudo jiro dagaal ahli ah oo dhibato badane geystey uu ka dhacay magaalada muqdisho wuxuuna intaa sii raciyey in shirkani yahay fursadii ugu horeysay ee ay isla helaan xubnaha ugu muhiimsan ee beesha sida xubnaha dhaqanka ,siyaasiyiita ,in ay wada kulmaan isla markaana ay ka wada hadlaan arimaha danta u ah beesha karanle iyo sidii ay beeshu ula jaanqaadi laheyd dowlada fadaraalka KMG somaliyeed , C/qadir nuur caraale wasiirka beeraha ee dowlada fadaraalka KMG Somaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this