Pi Posted February 11, 2007 Castro, is that what it comes down to? The most vulgar of insults? Dude, you need to take a break from the politics forum. Perhaps even SOL altogether. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 11, 2007 Most of the reports coming out are saying this was not an act initiated by ICU remnants. Every single one of those military officers there belong to two clans. Col Abdisalan Mahdi, Col Abdirahman Waldiire (former co-deputy of the JVA along with Seeraar), and Col Adan Koojaar are all Afmadow/Dhoobley men. Col Abdullahi Sheikh Ismaaciil Fartaag, Gen Ahmed Maxamed Muuse Cawl-Busul, and Col Aden Wacays Koronto are all Gedo/Caabudwaaq men. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted February 11, 2007 The only cowards in this sad saga are Ethiopian lackeys aka TFG buffoons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted February 12, 2007 Originally posted by General Duke: ^^^No saxib you shott yourself in the foot as usual. But that is exactly how your uncle is acting, if not, you would have opposed the Ethiopian invaders and act as a man with big balls! Castro is right, I justify his remarks for many reasons! That less-than-man, A/Y, has done more worse crimes than eating from the filthy organ of a kufaar! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhabat-Amaanreer Posted February 12, 2007 Shaqadaan reer puntland ba ka dambeysey, waxey ka helaan wala arki. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 12, 2007 Qarax ka dhacey Kismayo 11 Feb 11, 2007 - 1:18:19 AM Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Qarax Bam oo ka dhacay Beerta Xoriyada oo ay isugu soo baxeen dadweyne fara badan oo dhageysanayey khudbado ay jeedinayeen xubno ka tirsanka dowladda. Qaraxaan ayaa waxa ku dhintey 4 qof halka ay ku dhaawacmeen 20 qof. Bamkaan ayaa waxaa sidoo kale ku dhawacmay Sarakiil ka tirsan dowlada KMG ahiyadoo wararku ay sheegayaan in dhawacoodu sahlanyahay, Qaraxan Bam ayaa waxaa saraakiisha dowladda ku dhex tuuray qof goobta ku sugnaa iyadoo wararka aan heleyno ay sheegayaan in xubno sare oo ka tirsan mas'uuliyiin halkaasi ku sugneyd. Isbitaalka magaalada Kismaayo buuxiyay dhaawacyada ka dhashay qaraxaasi iyo rasaas lagu furay xubnaha halkaasi ku sugnaa. Saraakiisha sare ee dhawacantay ayaa waxaa ka mid ah Cabdiraxman Waldiire, Taliyaha Ciidamada Nabadsugidda Gobolkaas, Col.Adan Goojir, waxaa kale oo la sheegayaa inay dhaawacmeen Col.Cabdullahi Sheekh Ismaaciil fartaag iyo Col.Buslow oo ah sarkaal Itoobiyaan ah hase ahaatee labadaan sarkaal ee dambe si cad looma xaqiijin karo dhaawacooda. Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku sugnaa taliyaha guutada koowaad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Col.Cabdirisaaq Afguduud iyo saraakiil kale oo fara badan. Cali Muxayadiin Cali,GO Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhabat-Amaanreer Posted February 12, 2007 Save us the BS ina adeer, Buslow waa nin isku heyb yahiin Barre Hiiraale, rag oo dhan o ku dhaawacmeyne waxey isku heybyahiin Barre Hiiraale ama Hassan Turki. Col.Afguduud intu qudbadiisa dhameeyey bu mesha ka tagey, maanta oo dhaneh waxaa laga kariwaayey meeshaan ragekale fadhiyaan fariiso oo joog. Koleybo waa la is ogyahay, lakiin hadi la isma weydiinayo dadki ka dhambeyey, balse tilaabadi laga qaadilaha dadkaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 12, 2007 Originally posted by General Duke: iyo Col.Buslow oo ah sarkaal Itoobiyaan Gen Ahmed Maxamed Muuse Cawl-Busul is the nephew of the famous Gurhan Muuse Cawl. Ethiopian meel ay iska soo galaan lama arko. Quote Share this post Link to post Share on other sites