Land_Soldier Posted August 23, 2010 Sirdoonka SL Oo Fashiliyey Hawlgalo Argagixiso Ah Oo Lala Maaganaa Magaalooyin Ku Yaala Yurub Written by Haauft Aug 23, 2010 at 05:54 AM Sirdoonka Somaliland Oo Fashiliyey Hawlgalo Argagixiso Ah Oo Lala Maaganaa Magaalooyin Ku Yaala Yurub Oo Ay London Ku Jirto Hargeysa,(Qaran News) - Sirdoonka Somaliland ayaa muddo dhawr bilood hadda laga joogo fashiliyey hawlgalo ay Argagixisadu damacsanaayeen inay ka fuliyaan magaalooyin ku yaala Yurubta galbeed oo ay London ka mid tahay. Sida ay ilo xogogaal ahi Haatuf u sheegeen qorshahani waxa uu kala daatay kadib markii ay sirdoonka Somaliland ka war heleen dabadeedna xogtii ay ka hayeen u gudbiyeen hay'adaha Amaanka ee dalalka Reer Galbeedka ee ay wada shaqayntu ka dhaxaysay. Siday ilahaasi sheegeen waxa qorshaynta hawlahan iska kaashanayey xubnaha Koox diimeed kuwan mayalka adag ah, kuwaas oo kala joogay Geeska Afrika iyo Yurubta Galbeed. Arintan oo sumcad balaadhan u soo jiiday sirdoonka Somaliland Heer gobol iyo heer caalami ahba, waxay dhinaca Isteraatijiyada kor u qaaday ahmiyadii ay dawladaha reer galbeedku ku eegijireenn Somaliland. Raysal Wasaaraha Dawladda UK David Cameran ayaa bishii July 2010 mar uu ka hadlayey doorashadii Madaxtooyada ee dalkan ka dhacday ayaa waxa uu xusay in Somaliland ay ku taalo mandaqad dhinaca Amaanka saamayn weyn u leh Dalka Britain. Haatuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 23, 2010 I told you ..... Somaliland is for the good of the universe ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 23, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: I told you ..... Somaliland is for the good of the universe ... Shall we start by saving and helping the South? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 23, 2010 Ever heard of: سمن كلبك ليأكلك ؟ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 23, 2010 I cant read arabic. would you care to translate? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 23, 2010 Go figure ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted August 23, 2010 "Fatten your dog so that he can eat you". Sadly that is what most diehard secessionst believe and that is why secession will never succeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted August 23, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Ever heard of: سمن كلبك ليأكلك ؟ " Eygaaga cayile si uu kuu cuno" erayadaas waxaa adeegsadey munaafaqii Abdullahi bn Salola asagoo diidanaa in la caawiyo Nabiga iyo asxaabti usoo haajirey madina diidanaana in ay xoogaysan , marka hadda Odeyga JB waxuu lee yahey yaan somalida la caawin yeysan nagu xoogeysane waxaan leenahey jb adeer waa laga fiican yahey waxaas ee ka noqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted August 23, 2010 Somaliland intelligence is training the fbi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 24, 2010 Being called a snitch can be dangerous. Go figure too ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 24, 2010 It is politics ,,,, and it is dirty. I just can't help. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 24, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: It is politics ,,,, and it is dirty. I just can't help. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 24, 2010 But here is the thing Moqadisho. They can run misleading ads, and pursue the politics of anything goes, they can try to change the subject. They can do that what they want to do because the Somali people understand what's going on - but it's not going to work. Not this time. Hate is the easiest thing to sell. Sorry but dirty politics wont work. Not to normal Somalis. Not today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 24, 2010 ?? what are you talking about? Care to elaborate? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 24, 2010 Sorry but dirty politics wont work. Not to normal Somalis. Not today. So far so good sxb ..... i know it takes time though. Quote Share this post Link to post Share on other sites