Sign in to follow this  
Land_Soldier

Somaliland Intelligence saving Europe?

Recommended Posts

Sirdoonka SL Oo Fashiliyey Hawlgalo Argagixiso Ah Oo Lala Maaganaa Magaalooyin Ku Yaala Yurub

 

Written by Haauft

Aug 23, 2010 at 05:54 AM

Sirdoonka Somaliland Oo Fashiliyey Hawlgalo Argagixiso Ah Oo Lala Maaganaa Magaalooyin Ku Yaala Yurub Oo Ay London Ku Jirto

Hargeysa,(Qaran News) - Sirdoonka Somaliland ayaa muddo dhawr bilood hadda laga joogo fashiliyey hawlgalo ay Argagixisadu damacsanaayeen inay ka fuliyaan magaalooyin ku yaala Yurubta galbeed oo ay London ka mid tahay.

 

Sida ay ilo xogogaal ahi Haatuf u sheegeen qorshahani waxa uu kala daatay kadib markii ay sirdoonka Somaliland ka war heleen dabadeedna xogtii ay ka hayeen u gudbiyeen hay'adaha Amaanka ee dalalka Reer Galbeedka ee ay wada shaqayntu ka dhaxaysay.

 

Siday ilahaasi sheegeen waxa qorshaynta hawlahan iska kaashanayey xubnaha Koox diimeed kuwan mayalka adag ah, kuwaas oo kala joogay Geeska Afrika iyo Yurubta Galbeed. Arintan oo sumcad balaadhan u soo jiiday sirdoonka Somaliland Heer gobol iyo heer caalami ahba, waxay dhinaca Isteraatijiyada kor u qaaday ahmiyadii ay dawladaha reer galbeedku ku eegijireenn Somaliland.

 

Raysal Wasaaraha Dawladda UK David Cameran ayaa bishii July 2010 mar uu ka hadlayey doorashadii Madaxtooyada ee dalkan ka dhacday ayaa waxa uu xusay in Somaliland ay ku taalo mandaqad dhinaca Amaanka saamayn weyn u leh Dalka Britain.

 

Haatuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally posted by Jacaylbaro:

Ever heard of:

 

سمن كلبك ليأكلك ؟

" Eygaaga cayile si uu kuu cuno" erayadaas waxaa adeegsadey munaafaqii Abdullahi bn Salola asagoo diidanaa in la caawiyo Nabiga iyo asxaabti usoo haajirey madina diidanaana in ay xoogaysan , marka hadda Odeyga JB waxuu lee yahey yaan somalida la caawin yeysan nagu xoogeysane waxaan leenahey jb adeer waa laga fiican yahey waxaas ee ka noqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

But here is the thing Moqadisho. They can run misleading ads, and pursue the politics of anything goes, they can try to change the subject. They can do that what they want to do because the Somali people understand what's going on - but it's not going to work. Not this time.

 

 

15gqeyg.jpg

 

 

Hate is the easiest thing to sell.

 

Sorry but dirty politics wont work. Not to normal Somalis. Not today.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this