Sign in to follow this  
General Duke

Balli-Doogle: Hundreds of millitia being trained for [TFG]

Recommended Posts

Maleeshiyo gaareysa ilaa 700 oo laga qaaday deg. Afgooye oo ku wajahan Balli-doogle

 

Afgooye 31, Jan.07 ( Sh.M.Network) Maleeshiyooyin gaaraya ilaa 700 oo laga soo uruuriyay tuulooyin hoosyimaada degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa la geeyay xerada Balli-doogle ee gobolka Sh/hoose.

 

Maleeshiyadaan ayaa laga soo uruuriyay degmada Afgooye iyo tuulooyinka hoosyimaada, iyadoo lagu wado marka ay soo dhameystaan tababarka loogu qaaday Ballidoogle in ay ku soo laabtaan halkaasi si ay uga qeyb qaataam sugidda amaanka sida u shabelle u sheegay Taliyaha degmada afgooye C/laahi Cabdi.

 

Sidoo kale maleeshiyo tiradoodu gaareyso ilaa 400 oo laga keenay dhinaca gobolka Hiiraan ayaa ku wajahan garoonka Balli Doogle oo ka mid ah meelaha dowladda Somalia Madaxdeeda ay cayintay in hubka iyo maleeshiyooyinka lagu soo uruuriyo.

 

Xasan mayow

 

Shabelle Media Network Sh/hoose

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this