Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Funniest Court Cases during the Last Somali Government

Recommended Posts

Dhubad.   

How about this one:

 

Gabar yar oo 16 sano jir ah ayaa waxay gaari ka soo raacday Boosaaso una raacday Hargaysa si ay u soo salaanto qaraabadeed oo halkaas dagan, markay kontrolka Hargaysa ay timi ayaa askarigi kontrolka joogay baaritaan ugu dhaqaaqay gaarigii ay saarnayd kadibna gabadhii kala soo dagay oo uu halkaana ku xiray.

 

Markii gabadhii maxkamad la saaray oo layiri maxaa lagu soo xiray buu askarigii yiri:

 

Wax cad iminka ku mahayno balse waxaan umalaynaynaa inantaan yari in loo soo diray inay khaarijiso madaxwaynahay Soomliland. Markaas ayay maxkamadii dib iskugu laabatay, kadibna go'aan soo gaartay, qaaligii ayaa go'aankii halkaa ka akhriayay:

 

Kadib markaan si taxdirleh u fiiranay keeskaan waxaan go'aansanay in gabadhaan yari lagu xukumo 2 sano waxaana qabtay qodobka ah Sharciga Malaynta sidaas ayaa gabadhii yareed xabsiga loogu taxaabay :D

 

More to come....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this