Xudeedi Posted August 14, 2010 Wararka aanu hada helayno ayaa sheegaya in Guuta Ciidan ah oo la sheegay inay u bad nayeen Ilaalada Gaarka ah ee Gen C.Samad Ali Shire Ninka Gurigiisa la Haysto Laba Sano ay Goosteen Bacdal Afurkii Saacada Geeska Africa Markii ay ahayd 6:50- Daqiiqo, Ciidamadan ayaa la sheegay inay sii dhex mareen Degmada Ceelbuh ee ka Tirsan Sanaag waxana Xaqiijiyay dadka deegaankaasi. Ruux ka mid ah Odayaasha Degmada Ceelbuh ayaa noo sheegay inay Arkeen Ciidamo badan oo qalabaysan kuwaasi oo ka soo Boqoolay dhanka Maamulka Wooqoyi Bari ee Somaliya. Ninkaasi Ceelbuh Nagala soo xidhiidhay waxa uu Cara baabay inay Ciidamadu u e,kaayeen kuwa Gadoodsan oo ay ka Muuqatay Cadho iyo Safar dheer waxana ay u Xagliyeen inay ku sii Jeedeen dhanka Magaalada Sarmaanyo ee Sool Hoos Timaada. Waa Ciidankii Labaad ee Goostay Tan markii Faroole iyo Gen C.Samad Cali Shire ay isku Raaceen in GalGala la garaaco oo laga Sifeeyo waxay iyagu Ugu Yeedheen Koox Nabad diidayaal ah oo Ilaalashada Shidaalka Galbeedka Bari. War aan la shaacin ayaa isna Sheegaya in Gen Ilka Jiir Wasiirka Arimaha Gudaha PL Wado, Qorshe Ugub ah kaasi oo sheegaya in Dib Looga soo saaro Ciidamada PL ee Galay Gal Gal. Bosaaso oo aanu Hada la xidhiidhnay ayaa Laga soo wariyay in General Ika Jiir iyo Faroole isku Raaceen in aanay macquul ahayn in Sii Joogitaanka GalGala iyo dhimashada Ciidmaada PL oo Gaadhaysa 25o-Askari Tan markii Dagaalo Ugub Noqday 26-Julay, ee aan soo dhaafnay. Xafiiska Dhahar/Hayland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted August 14, 2010 War degdeg ah Aug 14, 2010 Saddex gaadhi iyo Ciidan ayaa ka soo goostey turinta hore ee Puntland waxayna soo gaadheen Tuulada Sarmaanyo ee dhinaca Nugaasha Gobolka Sool Wararka naga soo gaadhaya magaalada Sarmaanyo ayaa waxaa la sheegayaa in halkaasi ay soo gaadheen Ciidamo wata saddex gaadhi oo ah nooca qoryahu ay saaran yihiin. Warar laga helay ciidanka soo joosteya yaa waxay sheegeen in aysan garanaynin ujeedad ay u dagaalmayeen isla markaana ay khalad ahayd oo ay sidaas darteen uga soo goosteen PL. WIXI SOO KORDHA KALA SOCO RIINJI.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted August 14, 2010 Mukhtaar Deeq Ismail Barre kana soo jeeda Beesha *********** oo dhaawac ka soo gaadhey dagaal xaqdarada ah Ee Galgala oo ku geeriyoodey magaalada Boosaaso. Ninkan dhalinyada ah ayaa sida naloo xaqiiyey ka mid ah dadkii laga reebay diyaaradii lagu qaaday dhaawacyadii askartii ka dagaalantay Galgala. Marxuunka ayaa wararku sheegayaan in dawlada hoose ee magaalada Boosaaso diidey in la aaso ilaa damiin iyo odayaashiisii la keeno mooyee. Ogow intii uu noolaa wuxuu ahaa askari u shaqeeya Puntland ,balse markii uu geeriyoodey wuxuu noqday qabiil. Alle ha u naxariistee Mukhtaar deeq Ismail ayaa sida naloo sheegay waxay da'diisu ahayd 23jir. wuxuuna ka soo jeedey tuulada Marqaan oo 61km dhinaca koonfureed ka xigtay magaalada Buuhoodle kana tirsan degmada Bookh ee gobolka Wardheer Ee ismaamulka Somalida Ethopia. Meydkan oo la diidey markii hore in la aaso ayaa wararku sheegayaan inuu dilaacay mudo markii lagu murmayey sidii loo aasi lahaa iyo damiinkiisii. Markii naloo xaqiijiyey inuu ahaa Agoon ,waxaan weli raadinaynaa sidii aanu ula xidhiidh lahayn wixii qaraabadiisa ah ee halkaa jooga. Inna Lillah wa Inna ileyhi Raj'oon XOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 17, 2010 Thank for the update walaal Xudeedi Every more and more SSC troops are leaving so-called Puntland to join SSC Freedom Fighters and Movement, Masha Allah, Mahad Allah leh So-called Puntland troops suppose to protect theiR people NOT waging a war against people of SSC and Maakhir Quote Share this post Link to post Share on other sites