Abwaan Posted May 27, 2009 Maamulka Gobolka Banaadir oo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dibadda ku nool ugu baaqay in ay dhisaan Waddooyinka Magaalada Muqdisho http://hiiraan.com/n ews/2009/May/wararka _maanta27-6588.htm Ma mooddaa in lagu degdegayo dhisme iyo waxyaabo kale iyadoon nabad-gelyada la sugin. Mr Dhagaxtuur oo aan aaminsanahay inuusanba xilkaan ka bixi karin, toloow qaaraankaan sidee u qaybiyey? Ma 4.5 baa? Ma cidaha uu isleeyahay jidadkaas baa degaankoodu u badan yahay ayuu haddana is yiri dalalkaas bay u kala badan yihiin...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 27, 2009 This is what you'd have said if it was other way round. Ma mooddaa in lagu degdegayo dagaal iyo waxyaabo kale iyadoon wadooyinka la dhisin. Soomali meel loga baxsan kari maayo. Dammned if you do, damned if you don't. Keep the good job Mr dhagaxtuur, at least the soon to arrive TFG tanks will run on a paved roads. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 28, 2009 Shilimaanta qeybteeda waa bixinaa as long as Isgoyska Bakaaraha oo xaafadeena ku taalay lagu dayactiraayo iyo sidiisa hore lagu soo celinaayo. It had two jardiino with its beautiful flowers and flowery shrubs on both sides, which already nin iska dhistay qeyb ka mid ah. Jidka kale gurigeena hormaraayana haddii lagu dayactiraayo waxba kama qabo. Each one xaafadiisa/xaafadeed a ha u qaaraamo/qaaraanto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 28, 2009 Originally posted by MoonLight1: This is what you'd have said if it was other way round. Ma mooddaa in lagu degdegayo dagaal iyo waxyaabo kale iyadoon wadooyinka la dhisin. Soomali meel loga baxsan kari maayo. Dammned if you do, damned if you don't. Keep the good job Mr dhagaxtuur, at least the soon to arrive TFG tanks will run on a paved roads. Moonlight1...Bahasha ma sidii Duke iyo kuwii hooskiisa ahaa halla iska qiiroodaa? Certain things should be prioritised...I think security and Humanitarian are more important than Shamiito la qasayo...unless aadan is lahayn dee waxaan dhacdhac baa kaa soo gaaraya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted May 28, 2009 One would try to stop the bleading first than worry about Infrastructure next! Talking about having your priority backwards. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 28, 2009 You accuse them of thinking backwards ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted May 28, 2009 Accuse is understatement. Stop the killing FIRST. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 28, 2009 They need to prioritize honestly ... how can you build a place that is under mortal shelling everyday ?? .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted May 28, 2009 How could he actually come out, stand in front of the camera and make a statement like that? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 28, 2009 Indho adayg + Jaahilnimo + lacag jacayl Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted May 28, 2009 Doesn't he realize that These streets will be built by the international community if they stop killing each other first? "Laga soo bilaabo Fiat ilaa ex-controlka Afgooye" waxa looga fadhiya dadka Britian dagab inany dhisaan. Do u know how long that is? I wonder if he did any sort of finacial projection before asking people to purge. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted May 28, 2009 What an interest the road of Mogadishu draws from the Somaliland project.. What infrastracture projects has Riyaale created loool. I see his busy amassing wealth for himself Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 28, 2009 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Shilimaanta qeybteeda waa bixinaa as long as Isgoyska Bakaaraha oo xaafadeena ku taalay lagu dayactiraayo iyo sidiisa hore lagu soo celinaayo. It had two jardiino with its beautiful flowers and flowery shrubs on both sides, which already nin iska dhistay qeyb ka mid ah. Jidka kale gurigeena hormaraayana haddii lagu dayactiraayo waxba kama qabo. Each one xaafadiisa/xaafadeed a ha u qaaraamo/qaaraanto. Apparently, jaaliyadda reer Kanada waxba lama warsan. Therefore, iska hayso shillimaadkaaga illaa codsi dambe.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Recovering-Romantics Posted May 28, 2009 Any positive development is good development! Why should people wait for peace to come before developing hospitals, roads and such. Resilience, and hope in the face of great challenges is what defines Mogadishu and what has enabled it to survive and grow despite 18 years of war and anarchy. http://www.soomaalin ews.com/view_content s.php?articleid=1303 6 Quote Share this post Link to post Share on other sites