General Duke Posted December 25, 2006 Abaabul iyo dagaalo goos goos ah ee lala beegsanayo Maamulka Maxkamadaha ayaa ka soc da magaalada Muqdisho , abaabuladaa ay wadaan dad daacad u ah Dowlada KMG oo sugan caasimada Soomliya Dec 25.2006 Radio Free Somalia (RFS) Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay dagaalo goos goos ah ka bilowdeen caasimada dalka Soomaaliya , dagaalada oo ah kuwo goos goos ah oo lala beegsanayo maamulka Maxkamadaha. Wararkaa ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in Abaabuladaa oo ka socda Degmooyinka Medina , Degmada Hodon iyo degmada Yaaqshiid. Waxaa xalay saqdii dhexe weeraro lala beegsaday xaafado ay degan yihiin mas,uuliyiinta kala ah Shiikh Yuusuf Indhacade iyo Shiikh Fu,aad, iyadoo ay halkaa dhaawacyo loogu gaystay ciidamo ilaa ka ahaa bar kontorol ay fadhiyeen Maleeshiyooyinka Maxkama daha Sidoo kale waxaa saaka lagu waabariistey magaalada Muqdisho Maleeshiyada Maxkamadaha Islaamiga oo dariiqyada Magaalada u soconaya si aan kala go, lahayn , iyagoo ay xaafadaha ay kaga shakiyaan dhaq dhaqaaq ay galayeen , kalana soo baxayay dhalinyarada oo ay wareysiyo la yeelanayeen. Waxaa laga cabsi qabaa in ay magaalada Muqdisho ay ciidamada Mareykanka diyaaradahooda ay duqayn ku sameeyaan , iyagoo wiiqaya xoogaga isbahaysiga Maxkamadaha , sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in ay hakad galayaan diyaaradaha ka degaya ama ka kacaya Magaalada Muqdisho goorta uu dhamaado Xadka , maadaama ay hada Xujay badan Xadka Ku maqan yihiin. Radiofreesomlai.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted December 25, 2006 Why is this cowardly copy and paster not banned? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 25, 2006 ^^^Radiofreesomalia is a Mogadisu based website, thus their report is more credible than the waffle of a confused individual. Waxaa xalay saqdii dhexe weeraro lala beegsaday xaafado ay degan yihiin mas,uuliyiinta kala ah Shiikh Yuusuf Indhacade iyo Shiikh Fu,aad, iyadoo ay halkaa dhaawacyo loogu gaystay ciidamo ilaa ka ahaa bar kontorol ay fadhiyeen Maleeshiyooyinka Maxkama daha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted December 25, 2006 ^Atheer xaniinyo leedahay la imoow, Amxaar waligaa wax kaa dhicin maayee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 25, 2006 ^^^Saxib, dont go the route of castro. Abaabul iyo dagaalo goos goos ah ee lala beegsanayo Maamulka Maxkamadaha ayaa ka soc da magaalada Muqdisho , abaabuladaa ay wadaan dad daacad u ah Dowlada KMG oo sugan caasimada Soomliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdi2005 Posted December 25, 2006 kkkk, let this xabashi lover talk while the mujahidin are closing on A/yusuf in baydhabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 25, 2006 ^^^You must be deluding yourself. Saxib, you must have belived the forged documents you provided as evidance. The TFG now controls, Hiiraan, most of Galgaduud and all of Mudug. The troops have past Bule-Burde on their way to lower Shabbele-Jowhar, Balcad are the target. Who is talking? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdi2005 Posted December 25, 2006 Most of Galgaduud and all of Mudug? kkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 25, 2006 ^^^Indeed, Cadaado, Galinsoor, Banderadlay, Cabudwaaq, Beledweyne, Bule Burde, gone in a day. So much for the clan courts power.. Quote Share this post Link to post Share on other sites