Qudhac Posted December 16, 2008 Jendayi: Waxaan Raiisul wasaare u aqoonsanahay Nuur Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Jendayi Frazer ayaa sheegtay in dowladda Mareykanku ay Nuur Xasan Xuseen u aqoonsan tahay Ra'iisul wasaaraha kaliya ee Somalia. Wareysi ay siisay laanta Af-Soomaaliga ee BBC ayay Jendayi Frazer ku sheegtay in qodobka 51aad ee axdiga qarameedka Somalia uu qorayo in baarlamaanka oo kaliya xilka ka qaadi karo Ra'iisul wasaaraha, sidaa darteed dowladda Mareykanku la shaqeyn doonto Nuur Xasan Xuseen iyo golihiisa Wasiirada. Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf ayay ku tilmaantay saaxiib ay hawlo badan soow Wada qabteen. Dhinaca kale dowladda Kenya ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ay cunqabateyn ku soo rogeyso Madaxweynaha KMG ah ee Somalia, Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo qoyskiisaba. Warbixinta Cunaqabateynta Wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya Moses Wetangula ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxweynuhu in uu caqabad ku yahay nabadda waddanka Somalia. Tallaabooyinka laga qaadayo Madaxweynaha Somalia Cabdullaahi Yusuf Axmed ayaa waxaa ka mid ah xannibaad xagga socdaalka ah iyo in hantida laga xayiro. Tallaabadani waxay ka dambeysay markii Madaxweynuhu uu maanta magacaabay Maxamed Maxamuud Guuleed in uu noqdo raiisal Wasaare, inkasta oo uu shalay baarlamaanku ku ansixiyay dowladda Raiisal Wasaare Nuur xasan Xuseen. BBC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 16, 2008 Originally posted by Qudhac: Wareysi ay siisay laanta Af-Soomaaliga ee BBC ayay Jendayi Frazer ku sheegtay in qodobka 51aad ee axdiga qarameedka Somalia uu qorayo in baarlamaanka oo kaliya xilka ka qaadi karo Ra'iisul wasaaraha, sidaa darteed dowladda Mareykanku la shaqeyn doonto Nuur Xasan Xuseen iyo golihiisa Wasiirada. Well, that was uncle Sam. This is such a boost to PM's self-confident. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted December 16, 2008 ^^^No. It only soothes your hate-filled ego, but sadly, to no avail. Jendayi Frazer never said such a thing--unless ofcourse you want to use the cheap propaganda of Yusuf Garaad to buttress your dreams of the break up of the TFG. Saaxiib, keep dreaming! dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 16, 2008 ^ hehehe sxb, ma adaaba aduun la socda inti ad caanabooraha ku maqnayd wax badan ayaa ku dhaafay Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted December 16, 2008 ^^^ Caana booraha hadii mucaraadnimada raqiiska ah aad wadid lagu daaween karo, indhaha ayaan kaaga seerin lahaa. Mise soortii aad cuni jirtay oo kale ayaan kuugu dubaa. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 16, 2008 ^ haddii maanta kaasi daawo ku jirto adeero aa maanta si xun ugu baahane ka gaarsi oo Daallo ugu sii dhiib PS. Duke-na xoggaa ka sii kabasii bal ha seexisee laga yaabee inaay soo toosiso waa dambe oo uu his longtime school friend saaxiibkii Dr. Axmed C/Salaan oo PM ah ama Sh Shariifoo Mr. President ah oo Vila Somalia Jendey Frezier ku qaabilaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted December 16, 2008 ^^^ Horta daawo inaad u baahantahay waad qiratay soo ma'aha? LOL...Awalba anaa waalnaa, maxaa igu watay nin jiran inaan afka la'aado. Also, meeshaan sidii haweenkii dad aan ku jirin thread-kaan haka daba dhareerin. Duke hadaad rabtid wax inaad ka sheegtid, asagoo jooga si toos ah u abaar dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 16, 2008 loool raga afka ka xumbayn jiray ee odhan jiray aduunka oo dhan ayaa nala jira maanta waxaa kasoo hadhay in ay yidhaahdaan aduunka waxba nagama galin. How pathetic! Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted December 16, 2008 ^^^oo adigu baryahaan xagee kumaqneyd? Show, qaraxyadii Al Shabab iyo go'itaankii marfash-land markay is waafiqi waayeen ayaad wareertay miyaa? Basically Red, welcome back- I missed your casual pablum! dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 17, 2008 Somaliland and Alshabab are both doing allright. One is lining up for the elections, while the later is kicking some butt down south. I think, adaa laguu baqaa sxb. and I will pass for the welcome back note. Thanks anyways. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted December 17, 2008 Ha ha...tush iyo lagama noqdaan! It's too late now--so you just gonna have to accept the 'welcome' saaxiib, adoo lagugu baryin. As for marfash-land doing so "well". Methinks not amigo. It's getting close to 20 years now and yet no recognition insight, regardless of all the sordid beauty pageants Mr Riyaale wins. Al Shabab baa soo hartay--Horta kuwaasi dhan Ilaah baa laga heestaa, waayo munaafiqnimadoodi haday wax ku qaadayaan waa hore ayee Xamar qabsan lahaayeen, especially with all the infighting that has crippled the TFG lately. How come warkoodi lama hayo these days, especially during this latest tussle within the TFG, huh? Marka just take a deep breath, and DONT allow your delusions of misplaced grandeur to take over your critical thinking abilities(if you have any, in the first place!). dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted December 17, 2008 very intesting news from somalia. one thing that i know is Mr YEY is not easy person to go or go down very simple. The man is very strong and he has all the nastion of puntland behind him. but where is adeer barre hiiraale baryahaan yaa warkiisa haya waxaa iigu dan beeysay isagoo la leeyahay waxaa taliskiisa qabsaday al shabaab lol bal war noo keena Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 17, 2008 DQ, Nearly 20 years of peace in a war torn Horn of Africa is a big accomplishment in any man's book. While you seem to think Somaliland is a failure simply because the international community hasn't granted them statehood status as of ye. You my friend rely too much on what others say. There are upsides to that lasting peace. Which is more children being born in healhty environment, getting the chance to go to school without their education being interrupted by war and choas. Simply an enviroment worth growing into, no bloodshed, no voilence and buuqless. You should see the "New" somaliland generation. They have zero balwad. They only speak one language and understand one language, the pen and paper and voilence isn't part of their daily vocubalary in comparison to my generation and yours. Recognition can wait while SL has peace and calmness. I am sure many would have love the same oppurtunity be granted to them. In addition, you should be thankful that Somaliland has been a good example for Puntland to follow, though not quite as flexible and peaceful as somaliland, Puntland itself has enjoyed relative peace thanks to largely to SL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted December 17, 2008 loool raga afka ka xumbayn jiray ee odhan jiray aduunka oo dhan ayaa nala jira maanta waxaa kasoo hadhay in ay yidhaahdaan aduunka waxba nagama galin. How pathetic! Hehehe. Now after four years of not attempting to build any sort of coalition with the people they govern, after four years of substituting the goodwill of their citizens with the mild dis-intreast of the west, now after four years of panegyrics on the super duper abilities of Abdulahi yusuf that even the guulwaadeyaals of Siads era would have blushed at uttering, after four years now that the west have found a better stooge and the Ethiopians a better face saver, now that the rug has been pulled out from under them. It is only understandable that they should be suffering withdrawal symptoms. What I personally find most amusing is the attempts to cloak the actions of their imbecile in chief with the aura of somalinimo i.e how yusuf is standing up to meles and Co. how mesfin is being outmaneuvered e.t.c e.t.c Abdullahi supporters have been relevant only in their ability to stand against every patriotic and/or peace loving somalis aspirations and in their sheer ability for destructive intercourse and dialouge always distinguished ofcourse by the mendacity of supporting intoto the illogical whimsies and prejudices of this sick man. But again we must understand because even in this there is so much less to say. Expect a general tilt on more postings about federalism poorly understood, puntland elections and in general more eagerness to just plain be bombastic on all things puntland. For bombast and buffoonery must be channeled some where and some of us must keep on posting Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 17, 2008 So patriotism is to split the country, because a portion of it was ruled by the British 48 years ago? Its also patriotic to burn the flag and kill women and children using landmines and mortars, not to mention stoning children and abusing the name of the faith. Give us a break with clueless clan drivel. Yusuf has defeated all his enemies internally and the very tactics he used now you want to replicate, thus allying yourself to the Ethiopians who once were your sworn enemies. Your sense of patriotism is just opposing the President of Somalia, you don’t know why you oppose and its not for religious reasons, or Ethiopia or love of country. For if you loved the country you would not be a secessionist. If you loved the country you would not have made the capital a clan fiefdom of apocalyptic environment. Again mere talk, no deeds and self destruction is your answer. Our is to expect good things and build up the nation. Quote Share this post Link to post Share on other sites