Xaaji Xunjuf Posted October 20, 2008 عمليات القرصنة قبالة سواحل الصومال أثارت قلقا دوليا (الفرنسية-أرشيف) حرر جيش ما يعرف بجمهورية أرض الصومال الرهائن الموجودين على ظهر السفينة الأوكرانية التي تحمل شحنة دبابات والتي كانت محتجزة قبالة السواحل الصومالية. وقال مسؤول بوزارة الموانئ إن الخاطفين استسلموا بعد أن نفدت ذخيرتهم إثر معركة قتل خلالها جندي صومالي وجرح ثلاثة. وكان الخاطفون قد هددوا بتفجير السفينة الثلاثاء الماضي إذا لم يُستجَب لمطالبهم بالحصول على فدية مالية, لإطلاق الرهائن الذين يبلغ عددهم 17 أوكرانيا وثلاثة روسيين, وآخر من لاتفيا, وذلك طبقا لما ذكرته وكالة الصحافة الفرنسية. وفي وقت سابق ذكرت وكالة الصحافة الفرنسية أن أقارب الرهائن كانوا يجمعون أموالا لتقديمها فدية والاستجابة لشروط الخاطفين الذين طلبوا نحو ثمانية ملايين دولار أميركي, بعد أن أصروا في بداية الأمر على عشرين مليون دولار. وقال أقارب الرهائن إن أغلب التبرعات جاءت من سياسيين من بينهم رئيس الوزراء السابق فيكتور يونكوفيتش. وكان القراصنة خطفوا السفينة الأوكرانية في 25 سبتمبر/أيلول الماضي وعلى متنها شحنة دبابات سوفياتية الصنع وأنظمة دفاع جوي وقاذفات صواريخ وذخيرة. وقالت أوكرانيا إن السفينة كانت في طريقها إلى كينيا, بينما قال متحدث باسم الأسطول الأميركي الخامس في البحرين إن بعض الأسلحة كانت في طريقها لتجار أسلحة سودانيين, في انتهاك للعقوبات الدولية. وكان حلف شمال الأطلسي (الناتو) قد قرر مؤخرا تعزيز انتشاره الحالي في المحيط الهندي للمساهمة في عمليات مكافحة القرصنة قبالة الصومال. وأثناء اجتماع عقد بالعاصمة المجرية بودابست الخميس قبل الماضي وافق وزراء الدفاع بالدول الأعضاء في الناتو على إرسال ما يصل إلى سبع فرقاطات إلى السواحل الصومالية لتنضم إلى المجموعة البحرية الدائمة التابعة للحلف والتي تعمل بالفعل في هذه المنطقة. المصدر: الجزيرة + وكالات Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 20, 2008 Are you sure about this ??? ,,,,, :confused: Lemme see bal ,, carabtan waxba lagama rumaystee ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 20, 2008 AKHRI SOMALILANAD BA SOO FURTAY qOLOYINKI PUNTILAND NA WAY XANAQEEN SOMALILAND SIIDAY UU FIRII KARTA MARKABKII READ DIS Al-Jazeera Oo Beentii Aduunka La Kuftay News/Articles >Third crocodile caught for x-ray >Somali Week Festival 2008 >Ramadan dismissals spark fury of Muslims >More Burundi troops deploy to Mogadishu >Somali Deputy PM calls on aid agencies to 'ignore threat' >Somalia in joint response to piracy threat >Nakheel Tower to eclipse Burj Dubai Waraysi Maqal ah >halka ka dhegeyso Wararkii Cawa iyo Caalamka ee VOICE OF AMERICA qeybta Af Soomaliga,waxaana Cawa ku jira wararkii ugu danbeeyey ee Somalia iyo weliba wararkii caalamka iyo caawa TV Al-jazeera & websitekiisa oo sheegay beentii abid ugu weynayd aduunka, Tvga oo waayadii ugu danbaysayba u badnaa inuu baahiyo warar aan la hubin,. nala fiirsada 2da Paragraph ee ugu horeeya ee ay aljazeera daabaceen xajmiga beentiisu inta ay le,egtahay. Subxaana Allah!! Ciidamada Jamhuuriyada lamagac baxday Somaliland ayaa dadkii madaxfurashada loogu haystay markabkii Ukrain ee xambaarsanaa Dabaabadaha & Hubka si xooga kusoo furtay. Masuul u hadlay Wasaarada Xeebaha ayaa sheegay in qolyahii madaxfurashada wax u haystay ay isdhiibeen kadib markii ay ka dhamaatay rasaastii ka gadaal dagaal lagu qaaday oo uu ku nafwaayay hal askari oo soomaali ah. links hoose guji si aad u dheehato warkii oo dhan http://aljazeera.net/NR/exeres/7A56D15E-954F-45DD-A7C5-AED9F5A7EB9B.htm Siciid C/laahi Birmingham Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted October 20, 2008 SL haven't done anything worth bragging about. SomLand ba soo furtay kuye. Originally posted by Xaaji_xundjuf: AKHRI SOMALILANAD BA SOO FURTAY qOLOYINKI PUNTILAND NA WAY XANAQEEN SOMALILAND SIIDAY UU FIRII KARTA MARKABKII READ DIS and then: Masuul u hadlay Wasaarada Xeebaha ayaa sheegay in qolyahii madaxfurashada wax u haystay ay isdhiibeen kadib markii ay ka dhamaatay rasaastii ka gadaal dagaal lagu qaaday oo uu ku nafwaayay hal askari oo soomaali ah. Been badanaa, beerka caaro ku goysay. You can't claim credit for something you didn't do.. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 20, 2008 Ciidamada Somaliland ee sida rax u booda oo sida diindiinka u quusa miyaa markabkii furtey? Filin hindi iga dheh lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 20, 2008 Nephthys sxb its allsanaag u cant take them seriouse hada la yidha somaliland ayaa masajiid ka furratay bossaso they will say maha . ina sheikh zayid ba furrray masajidka lol Quote Share this post Link to post Share on other sites