Sign in to follow this  
General Duke

NRC enters second phase

Recommended Posts

Shirka dibu heshiisiinta somalida oo u gudbay wajigii labaad maanta.

 

Gudoomiyaha gudiga shirka dibu heshiisiinta qaran Cali mahdi maxamed oo maanta hadal ka jeediyay shirwaynaha qaran ayaa sheegay in gabi ahaanba uu soo dhamaaday wajigii 1-aad ee shirka kuna saabsanaa odayaasha dhaqanka isagoo sheegay in hada shirku guda galayo wajigii 2-aad ee shirka oo ku saabsan siyaasada.

 

Cali mahdi wuxuu sheegay wajigii 1-aad si habsami leh uu u soo dhamaaday isagoo hambalyo ujeediyay ergada shirwaynaha iyo gudiga uu isagu madaxda uyahay.

 

Shirwayanaha qaran oo bilowday bartamihii bishii la soo dhaaday iyadoo amaanka madasha shirka lagu guulaystay in lasugo walina aysan jirin waxyeelo soo gaartay xubin kamida gudiga shirwaynaha iyo ergada shirkaba.

 

qaar kamida ergada shirka ka qayb galaysa ayaa dhaliilay hadalka Cali mahdi iyagoo sheegay inaysan macquul ahayn oo lagu dagdagay in lagu dhawaaqo dhamaadka wajiga 1-aad ee shirka iyadoo sida ay sheegeen xubnahaasi wali aan la dhamayn wajiga koobaad ee shirka.

 

allmudug.org news desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo u gudbay wejiga labaad ee siyaasadda, iyadoo eedo laga sheeganayo Guddiga Maamulaya

 

Arbaco, August 08, 2007(HOL): Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee 15-ka bishii hore ka furmay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu u gudbay wejigiisii labaad oo looga hadlayo khilaafaadyada Siyaasadeed.

 

 

 

Guddoomiyaha Guddiga maamulaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in ergooyinka shirka ka qeybgalaya oo maalmihii tegay ka doodayay qodobo ku saabsanaa xalinta khilaafaadyada Beelaha iyo kuwo kale oo xasaasi ah ay isku af-garteen in shirka uu u gudbo wejigiisa labaad, wuxuuna carrabka ku dhuftay in shirka ay ka soo bixi doonaan go’aanno ay ergooyinka soo saareen oo ku saabsan heshiiyada lagu gaaray wejiga koowaad ee shirka. Halkan ka dhegeyso

Share this post


Link to post
Share on other sites

this is a waste of time...nobody is gonna believe wat is accomplished under amxaarow guns.

 

why waste time, just close the door it aint gonna matter.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^It happened adeer, 2000 delegates arrived safely in Mogadishu. So far the TFG has proved its in control of the capital. The naysayres who used to claim this grand meeting, would "never take place". That it would "fail" are now left with saying, "its not fair". Adeer life is not fair get over it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this