Sign in to follow this  
Emperor

Gedo's Governer:Dj peace deal international community's intention was to derail TFG

Recommended Posts

Emperor   

Burkuus oo Baarlamaanka Somaaliya, Jabuuti iyo Beesha Caalamka ku tilmaamay kuwo ka shaqeynaaya dhibaatada Dalka

 

Iyadoo Aaraa’a kala duwan ay ka dhiibanayaan bulshada Soomaaliyeed iscasilaadii madax weynihii hore ee Somaaliya C/laahi yuusu Axmed ayaa maantay waxaa ka hadlay Gudoomiyaha degmada B/xawoAxmed Max’ed yuusuf (Burkuus)

Mr. Burkuus oo shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa degmada B/xawo ayaa kaga hadlay sedax Qodob iscasilaadda C/lahi Yuusuf madaxweynihii hore ee Somaaliya waxa uuna sheegay in ay ka dambeeyeen dhibaatooyiinka Somaaliya ka taagan Dowladda Jabuuti, Beesha caalamka iyo Baarlamaanka somaaliya

 

sar.jpg

 

 

 

“dowladda Jabuuti ayaa waxa ay ka shaqeysaa burburinta dalka Somaaliya iyadoo ku marmarsiyooneysa in ay ku howlantay in xal loo helo Arimaha ka taagan Somaaliya, shirkii dib u heshiisiinta ee ugu dambeeyay ee lagu qabtay Juabuuti waxaa ka qeyb galay Beele keliya waxaana lagu heshiiyay in la balaariyo baarlamaaka Somaaliya tas ayaana muujineyso waxa ay wado Dowladda Jabuuti” ayuu yiri Mr Burkuus oo u waramayay saxaafadda

 

Sidookale beesha caalamka ayuu ku tilmaamay kuwo ku howlan in ay Somaaliya ka dhigaan meel ay ka Arimiyaan Caruur la dhaqan rogay oo ku sugan Wadamada reer galbeed ka kadib Markey is baabi’iyaan dadka Somaalida ah ee hadda ku sugan Somaaliya

 

Mr. Burkuus ayaa ka hadlay xaaladda iminka uu ku sugan yahay Baarlamaanka Somaaliya,” kadib iscasiladii C/laahi Yuusuf waad arkeysaan in Baydhabo in ka kala carareen, qaar waxa ay raaceen Madaxweynaha kuwana nafsadooda ayay kala baxsadeen dhibaatada kataagan Magaalada Baydhabo” Burkuus ayaa intaas raaciyay hadalkiisa

Hadalan Gudoomiyaha Degmada B/xawo Axmed Max’ed Yuusuf (Burkuus) ayaa ku soo beegmaya Xili maalin uun ay ka soo wareegatay Isxasilaadii Madaxweynihii hore ee Somaaliya C/laahi Yuusuf Axm,ed

 

 

Axmed Xaaji Xassan

+2525 (0) 498797

daaci143@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Even Barre Hiiraale said in an interveiw with HornAfrik that he did not dislike any Somali politician and disgreed with more than Yusuf Yey but argued that he may be on the same veiw point as him as it regards to the latest development and the djibouti peace deal, he said it was not about peace but being against a clan, the fore-runners of that peace deal will see Yey and I as one, and for that I will be on the same boat as Yey.

 

Now even the former head of UIC shura now in the solitary of Asmara warns the prospect of a whole new Somali civil war... Hassan Dahir Aways oo kadigay dagaalo Sokeeyo oo Somaliya kadhaca- BBC Somali

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer the Djibouti peace deal is a god sent for the clans in question.

 

As the Cairo one led to the creation of Puntland, this one will lead to many people dealing with their local issues.

 

We have lost nothing and gained room to deal with our issues.

 

Those who gather in Djibouti seem to always make the same mistake, and for that we shall take note.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Burkuus is the DC of B/xaawo not the governor of GG.

 

Nothing new here. Djibouti farce has always been what it is; a farce.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^My mistake, he's the Mayor of B/Xaawo.

 

Mr. Burkuus ayaa ka hadlay xaaladda iminka uu ku sugan yahay Baarlamaanka Somaaliya,
” kadib iscasiladii C/laahi Yuusuf waad arkeysaan in Baydhabo in ka kala carareen, qaar waxa ay raaceen Madaxweynaha kuwana nafsadooda ayay kala baxsadeen dhibaatada kataagan Magaalada Baydhabo”
Burkuus ayaa intaas raaciyay hadalkiisa

Hadalan Gudoomiyaha Degmada B/xawo Axmed Max’ed Yuusuf (Burkuus) ayaa ku soo beegmaya Xili maalin uun ay ka soo wareegatay Isxasilaadii Madaxweynihii hore ee Somaaliya C/laahi Yuusuf Axm,ed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this