Sign in to follow this  
General Duke

Bosaso:King Abdullahi of Somalia welcomes appointment of new PM

Recommended Posts

boqorcabdullaahi3.jpgBoqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo Hanbalyo u Direy Raysalwasaaraha Cusub

 

October 18, 20105

Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse, Boqorka Beesha ******* ayaa hanbalyo u direy raysalwasaaraha cusub Maxamed Cabdullaahi Maxamed ee dhawaan Madaxweyne Shiikh Shariif soo magacabaaye.

 

[b"Aniga oo ku hadlaaya magaca isimada, cuqaasha iyo waxgaradka beelaha ******* waxaan hanbalyo u dirayaa Raysalwasaare Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), hawsha loo igmaday Raysalwasaaraha waa mid aad u culus oo la doonaayo in uu guto si wanaagsan isaga oo kaashanaaya dhamaan cuqaasha iyo waxgaradka, ma ahan hawl sahlan in dal burburay, dib loo istaajiyo, marka waxaan Raysalwasaaraha rabbi uga baryayaaa in uu la garabgalo shaqadiisa, isaguna u guto si daacadnimo iyo wadananimo ay ku dheehan tahay….”ayuu yiri Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse.

 

Ugu danbeyntii Boqorka ayaa ugu baaqey dhamaan beelaha Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Raysalwasaaraha cusub, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed, sidoo kale waxa Boqorku sheegay in ay muhim tahay in aan keligiis laga sugin in dalka Soomaaliya la xasiliyo ee ay muhim tahay in maamulada iyo siyaasiyiinta Soomaalidu garab istaagaan.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this