Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 5, 2009 I like Dayniile site. Once a while, I like to check it and make me unintentionally entertained. Just like watching Faux News. Laakiin sometimes they overdo their fabrications oo dadka aqrisanaayaba waxee moodaan laba jir. Read on. ______________ Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya sababta keentay geerida nin maxbuus ahaa oo ku jiray xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso gobolka bari (DAAWO SAWIR NAXDIN LEH) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaabka uu u dhintay Nin maxbuus ahaa oo ku jiray xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso oo ay dhowaan qabteen ciidamada Booliska maamulka Puntland kaasoo ka soo jeeda beesha degta kilinka shanaad ee dalka ismaamulka Somalida Itoobiya kaasoo geeridiisa masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ay ku tilmaameen mid caadi ah. Muxyadiin Axmed Muuse Taliye ku xigeenka ciidanka Asluubta maamulka Puntland ayaa horey u sheegay in ninkaas markii la geeyay xabsiga uu la liitay xanuunka Qaaxada ka dibna uu aad u xanuunsaday markaasna la dhigay Isbitaalka si wax looga qabto, hase ahaatee markiiba uu geeriyooday. C/llaahi Siciid Samatar Wasiirka Amniga Puntland oo isna u warramayey BBC wuxuu sheegay in markii uu geeriyooday ninkaas uu maamulku u saaray arrintiisa guddi dhakhaatiir ah si loo hubsado sababta uu u dhintay, ka dibna guddiga dhakhaatiirtu ay caddeeyeen in geerida ninkaasi ay tahay mid caadi ah oo uusan u dhimnan wax ka baxsan xanuunka Qaaxada oo sambabbada ka baabi'eyey. Hase ahaatee waxaa jira warar dheeraad ah oo laga helayo ilo kala duwan oo ka tirsan maamulka Puntland kuwaasoo sheegaya in ninkaasi maxbuuska haa uu u geeriyooday jirdil naxariis daro ah oo ay kula kaceen ciidamada loo yaqaano PIS-ta ee maamulka Puntland, waxaana inoo suuragashay inaan helno sawir laga qaaday ninkaasi geeriyooday oo xabsiga ay ku cadaabayaan ciidamada Puntland . Xigasho ______________ The sawir they are referring, of course, is this: By first glance, dadka ka muuqdo inay Soomaali ahayn waaba loo jeedaa, but I guess that is the only picture that is closest to Soomaalida see u egyihiin that they could get from google images by simply searching the word 'torture.' The search result was the very second picture. Of course, they got the image from google images, specifically this one. Note how they tried to blur the face of the man sitting on the chair. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 5, 2009 LOOOL The most entertaining Somali "Editors" are Dayniile's and Waagacusub's. It is just fun to read what they write. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 5, 2009 How about the ethiopian soldier whom waagacusub claimed committed suicide after 'shooting himself in the head five times' Classic sites Daynile & Waagacusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted November 6, 2009 Yaa dad walaala ah isku direy. Ilaahow kuwan sharkooda na mooti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 6, 2009 They have fans who believe this sh!t. Dayniile gets more hits than any other Somali sites. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 6, 2009 Sadly, other sites fell for this. Waxaa kaaga sii daran, those who are now denying this jirdil sawir being from Bari, now instead claim* the torturers are Xabashi. The deniers are lying themselves. Yaab badnaa. * Funny now, Horseedmedia.net webmasters read SOL. They edited their original claim of the torturers being Xabashi and are now linking the link I posted on here of where the original picture came from. Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted November 6, 2009 dayniile.com iyo qaar kale oo badan waxaa ay ka shaqeeyaan oo kaliya isku dirka ummadda soomaliyeed , thanks miskiin for exposing them ceebtooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted November 7, 2009 Dayniile is not the only site coocking news; Have you visited "allpuntland"? Waagacusub; Gedoonline? Jawharonline? and the many other website with town/regional names? Warar laga helay ilo lagu kalsoonyahay; is a common phrase in newsmilling Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted November 7, 2009 It is ridiculous the stage daynille gets to. I was reading about this on horseed media also regarding the pictures being fabricated. Anyways daynille does get a lot of hits and the sad thing is alot of people do believe what he says, but thank goodness the people who are in power or authority of clans and political factions know what is "reliable" news and what is just totally "propaganda" material. I doubt any politician, ulama, nabadoon, wax-garaad, business-men, etc read the crap that is on daynille. If they did a survey on who his readers were, I can guarantee you that they are usually high-school drop-outs, single mothers, or just plain old fresh off the boat refugees. Master-Mind of Daynille. Reports Straight from His arm-chair and how can I forget his "computer". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted November 7, 2009 Originally posted by Cowke: Fool xuma badanaa ruuf yaan kaani waxaays oo kale baa somalidu ka dagi ladahay dadka intaas isku diraya walaalahaa. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted November 7, 2009 ^ Shaatiga Azeerah ah aa dilay Xishood malaha waxay rabaan ay iska qoraayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted November 7, 2009 Originally posted by Ismahaan: quote:Originally posted by Cowke: Fool xuma badanaa ruuf yaan kaani waxaays oo kale baa somalidu ka dagi ladahay dadka intaas isku diraya walaalahaa. :mad: Maxaa kaa galay foolxumadiisa, malaguu alkumayaa? Dhubad, Azzaro is actually an expensive brand. Daynile is not different from other websites- so cut the crap saaxibiyaal. How many times are we SOL visitors exposed to vicious propaganda? I wonder why no one wrote a thread about it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted November 7, 2009 Originally posted by Cowke: Master-Mind of Daynille. Reports Straight from His arm-chair and how can I forget his "computer". Sorry sxb this is not the owner nor the editor of dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites