Sign in to follow this  
Jabhad

In pictures:Markabkii Dhowaan lagu afduubtay oo ku soo laabtay caasimada Somaliya.

Recommended Posts

Jabhad   

v10.jpg

Sh.Shareef talking to the media

 

v6.jpg

Burcad badeed

 

 

afduub_markab6.jpg

Commander of the ICU division in xarardheere responsible of freeing the ship.

 

afduub_markab15.jpg

afduub_markab18.jpg

Abuu Mansuur rushing to the scene.

 

afduub_markab21.jpg

Small ICU boats surrounding the ship.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaakiimta Muqdisho oo sheegay in Eng.Muunye ka danbeeyey Afduubkii Markabkii Viishaam1

Last Updated::2006-11-09 01:12:50

 

Muqdisho:- Yusuf Siyaad Indhocade oo kamid ahaa mas'uuliyiintii shalay warsaxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho uga hadlay Markab ay soo badbaadiyeen ciidamada Maxaakiimta.

 

Hogaamiyaasha Maxaakiimta ayaa si weyn shalay uga hadlay hawlgal ay kusoo furteen Markabkii MV Viishaam1 ee lagu afduubtay xeebaha ku dhaw dekada dabiiciga ah ee Ceel Macaan.

 

Sida ay sheegeen Maxaakiimta labo markab oo kamid ah kuwa uu maamulo Eng.Muunye in ay rasaas kusoo fureen ciidamadooda xili ay isku dayayeen in ay furtaan Markabka MV Viishaam1 oo ay afduubeen maleeshiyooyin hubeysan oo codsaday lacag madax furasho ah.

 

Yusuf Siyaad Indhacade oo ah hogaamiyaha dhinaca Amniga ee Maxaakiimta ayaa ku nuux nuuxsaday in falkan ay ku kaceen maraakiibta Eng.Muunye oo ah Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Dhinaca kale waxaa ayaguna soo baxaya warar lid ku ah Maxaakiimta Muqdisho oo ayaguna sheegay in hawlgalka iyo Afduubka labduba ay abaabuleen Maxaakiimta Muqdisho, waa siduu sheegay mid kamid ah xildhibaanada Muqdisho ku sugan oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo.

 

Wuxuuna intaasi ku daray in arrintan ay qeyb ka tahay dadaalka ay Maxaakiimta ugu jiraan in ay Adduunka ugu muujiyaan in ay gacanta ku hayaan dalka Soomaaliya, isla mar ahaantaan aysan khatar ku ahayn amniga gobalka iyo xeebaha dalka Soomaaliya oo ay dul joogaan Ciidamo kamid ah Xulafada Maraykanka ee la baxday la dagaalanka Argagaxisada.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^No wonder why Yeeey changed his mind of going to Galkacyo or accepting the invitation of ICU to Mogadishu and now is in Bay city under the protection of Tigray gangs. Reminds me the Buuhoodle fiasco...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Buuhudle what? Come on try another fiesco.

If Galkacyu was unsafe then Cade would not be there. No Galkacyu is safe, Baidoa is safe and Mogadishu is also safe. The question is how far do the clan courts want to push it?

 

Puntland wont budge and presents a big problem, Baidoa wont panic, as they expected.

 

The world wont buy they pirate story neither. How did they know were the Pirate ship was? "IndaCade we are docked in Xaradheere come get us"...

 

Yusuf is in Baidoa, he is not moving to Gedo, nor Godey nor Galkacyu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^Duke, bring another leader...a better leader perhaps..Filinka Yeey waa gubtay just like other famous criminals like that of late General Aydiid. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^As we can tell the future lets look back in history...

Yey built Puntland and won an open election defeating your greatest political leader A/Qasin, first round as I rememebr. He also defeated your great warrior Col. Xasan Dahir and stoped Aydeed in his tracks. So far it is 3.0 to Ina Yusuf Yey.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^Maskaxda ka shaqeeysii atheer...Somalia is bigger than Indhacade or Yeey clans...Those are two clans and cannot dictate the affairs of the entire Somali people....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Yeey is chosen not by the Somali people but by the enemies of the Somali people[Kenya+Ethiopia] to save guard their common interests of containing the dream of Somaliweeyn....Atleast think once outside the clan circle yaa Generale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Everytime you lose is always to Tigray and Ethiopia, when you win is to the credit of the clan. Wonderful stuff, indeed.

 

Story so far Yey 3.0 and wants to make it 4.0...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Transfering of power to the new rulers...warlord Dheere laga reeysay.....

 

Munaasabad lagu magcaabayay Guddoomiye cusub oo ay yeelato Degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe ayaa lagu qabtay isla degmadaas, iyadoo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin fara badan oo isugu jirta Golaha Maxkamadaha Islaamiga, maamulka gobolka Sh/dhexe, Culumaa’udiin, Waxgaradka Degmada, Aqoonyahano iyo dadweyne fara badan.

 

http://www.somaliweyn.com/pages/news/Nov_06/12Nov21.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this