Sign in to follow this  
Tuujiye

Puntland ma Boqortooyo Baa Xukunto?

Recommended Posts

Tuujiye   

Anigoo maqayad ka afuraayo ayaa waxaa soo galay oday. Duqa wuxuu ahaa qof aad u qeeli badan oo iska hadlaya...Laakiin maqayada dhexdeeda buu wuxuu ka dhex dhahay, Punland Ma gobal Boqotooyo ee xukuntaa???

 

Aniga yaab...... laakiin muran ad u foolxum ayaa meesha dhacay oo rag badan ayaa meesha ku fadhi diriray oo dhidid iska keenay 10 glass oo biyo ahna ka tuuray...

 

Marka Punland ma boqortooyaa mise waa xukun lawada qeebsado oo dadka Punland isla wada daga qeebsadaan???

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

Originally posted by Tuujiyee:

 

Wareer Badanaa

adiga iyo wareerkaan sxb :confused: ... alle hakuu sahlo ameen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ balaayo kula magac foolxumaatay....Qalal miyaad qabtaa oo sidii ruux maaso ku dhagtay camal kaaga gariir siiyo...massa beel....

Ama magac rag ah qaado ama mid bajaq ah......dhex walaaqaan isku dhexkariska ah aaba iga hor imaaday aniga.....................

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this