Tuujiye Posted October 12, 2006 Anigoo maqayad ka afuraayo ayaa waxaa soo galay oday. Duqa wuxuu ahaa qof aad u qeeli badan oo iska hadlaya...Laakiin maqayada dhexdeeda buu wuxuu ka dhex dhahay, Punland Ma gobal Boqotooyo ee xukuntaa??? Aniga yaab...... laakiin muran ad u foolxum ayaa meesha dhacay oo rag badan ayaa meesha ku fadhi diriray oo dhidid iska keenay 10 glass oo biyo ahna ka tuuray... Marka Punland ma boqortooyaa mise waa xukun lawada qeebsado oo dadka Punland isla wada daga qeebsadaan??? Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 12, 2006 Waa boqortooyo casriyaysan ,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 12, 2006 ^^^^kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saas maa dhahday??? looooooooooooooooooooooool Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 15, 2006 Tuujiyee, Somalida just like other Africans need a cultural revolution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Intel Posted October 15, 2006 Originally posted by Tuujiyee: Wareer Badanaa adiga iyo wareerkaan sxb :confused: ... alle hakuu sahlo ameen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 15, 2006 ^^^^ balaayo kula magac foolxumaatay....Qalal miyaad qabtaa oo sidii ruux maaso ku dhagtay camal kaaga gariir siiyo...massa beel.... Ama magac rag ah qaado ama mid bajaq ah......dhex walaaqaan isku dhexkariska ah aaba iga hor imaaday aniga..................... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites