nuune Posted May 5, 2009 New Islamic party has being formed in Mogadishu today. Muqdisho,05-May-2009 :-Kulan ay isugu yimaadeen Odayaal, Waxgarad, Siyaasiin, Culumaa’uddiin iyo aqoonyahano Soomaaliyeed ayaa waxa ay ku dhawaaqeen iney dhisteen Gole Cusub oo la magac baxay Golaha Taageerayaash Islaamka (Ansaarul Islam). Read More Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 6, 2009 Marba wax lee la xiiseynaa, Soomaalidaa. Xiligii magacyada Carbeed la xiiseen jiray la gaaray, awal ayaa kuwii Ingiriiska meelba loo heyn jirinee. Nuunka, ki salaamay widaay. See eta. Arlaadi seetee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 6, 2009 Walee waxa soo socda ayaan anigu ka yaabbanahay ,,, Allah ha sahlo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
King_Sasa Posted May 6, 2009 Ansaarul Islaam, Xisbul Islaam, Alshabaab, Alitixaad, al-ictisaam, al-tajamuc, ahlu sunah wal jamaaca, Maxaakimta, Al-Islaax, Al-akhwaan, Al-Waxda, maxaa hadhey tolow? alsucuud al somali miyaa hadhey? Walee Somali meeley u socotaa iga yaabshey, allow sahal..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 6, 2009 Originally posted by King_Sasa: Ansaarul Islaam, Xisbul Islaam, Alshabaab, Alitixaad, al-ictisaam, al-tajamuc, ahlu sunah wal jamaaca, Maxaakimta, Al-Islaax, Al-akhwaan, Al-Waxda, maxaa hadhey tolow? alsucuud al somali miyaa hadhey? Walee Somali meeley u socotaa iga yaabshey, allow sahal..... The Islamist Revolution of 2006 is fragmenting and different actors in society are jumping on the bandwagon and slowly eroding and diffusing the core political ideology of the Islamist Revolution. You can compare it with the Clanist Revolution of 1991 and how it fragmented and eventually lost its political value while some aspects of it took deep roots within Somali society. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 6, 2009 Odayaal, Waxgarad, Siyaasiin, Culumaa’uddiin iyo aqoonyahano Odayaal = Ciyaala suuq. Waxgarad = Wax ma garato. Aqoonyahno = Jaahil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted May 6, 2009 As a kid when i couldnt become the red ranger in the Power rangers club (because someone else had filled that spot) i formed my own Power rangers club and became the red ranger Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 6, 2009 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Nuunka, ki salaamay widaay. See eta. Arlaadi seetee? Marxaby, faayti, arlaadi kiin faayi waa ii jeedaa inaa afkii hilmaamay 9 street ilaa 12 street aa soo shawisey aan maqley, meeqa dooro aa qoorsagaaro ku soo qabatey widaaw waa kaa warhaayaa inaa nayroobi soo qastey, ani soomaaliya iyo itoobiya ayaan jirey sxb, kulla shey'in tamaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 6, 2009 Ar maxaa Islaamka loo gafaya.. Hadda shaati diimeed aa lawada xirtay.. Fashion dheh!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted May 6, 2009 Originally posted by Adam-Zayla: As a kid when i couldnt become the red ranger in the Power rangers club (because someone else had filled that spot) i formed my own Power rangers club and became the red ranger LOOOOOL hear hear Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 7, 2009 Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Nuunka, ki salaamay widaay. See eta. Arlaadi seetee? Marxaby, faayti, arlaadi kiin faayi waa ii jeedaa inaa afkii hilmaamay 9 street ilaa 12 street aa soo shawisey aan maqley, meeqa dooro aa qoorsagaaro ku soo qabatey widaaw waa kaa warhaayaa inaa nayroobi soo qastey, ani soomaaliya iyo itoobiya ayaan jirey sxb, kulla shey'in tamaam 9ka iyo ilaa 12kaa? Xadkeyga waa yareysee, see camalna. Kasoo biloow Jaamka ilaa iyo Hoteel Barakaad ku yaalay 12th anigee ii shidneyd those three months. Busta Islii, darn it. Hoteelada ku yaalo meeqaa ka aragtay? Andalus mid la dhaho oo 12ka ku yaalo ma aragtay? Ama Kaah iyo Safaari at 6ka? Kilimanjarana wuu jiraa iyo Shariifka oo 7ka ku yaalo. Koley kuligooda Barakaad ugu fiican waxaa ka arkay. Haye, Soomaaliya intee ka tagtay, Soomaali Galbeedna ma gaartay? Reer Qabridahare badan kusoo arkay Islii, siiba wiil Xabashada si jirxumo u dileen ilaa haatan wajigiisa ka muuqdaan daqarka ee u geystaan. Wuu kasoo baxsaday, oo kumaba noqon karo dhulkaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 7, 2009 MMA, man, 3 bilood dhanaa, waa iska ogaa inaad halkaas jirtey markii inta lagaa baafinaayey waa iska aamusey kuma kashifin damn those hotels, aniga Jaamka aa ii shidnaan jirtey, meeshaas caadi ma ahan specially habeenkii, Maryan lodge aa saldhigeyga ahaa after aan ka soo wareegay Umal Lodge(sheikh umal aa nafta isku keenay anoo maalin si khalada jeega jeega la iigu soo xiirey uu i arkey maxaa iga raacey hee, ama wada xiir, ama wada sin la igu dhahay). Waxaa safarkeyga ka bilaabey Istanbul, oon laba maalmood joogey, Dubai ayadna dhowr kale, addis ababa oon week joogey, ka tagay Harar ayaan usii baqooley oon joogey maalmo halkaas oon ka carraabey ilaa Dirdhaba oon ka fogeyn Harar, Dirdhabaan joogey dhowr maalmood oo kale, oon ka sii tagayoo Jigjiga laba bari dalxiisayey, balse dib ugu soo noqdey Dirdhaba si aan the newly Somali Airline Suhura Airways uga qaato ilaa Hargeisa, halkaas oon joogey dhowr maalmood, maalmo meel joog lee ahaa sidaada oo kale uma raaxeesan sxb, noolatey adigu Widaaw maxaa iigu sheegi weyday inaa Nayroobi joogto, meeshaas xiisa xididada xumeeyey aa ii haayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 7, 2009 anig mar mar waxan is weydiiya uurradan islaami ku sheegan ma tukaan ba maalin walba miid ba la fura lol al ansaartuna maxay iibinaysa Quote Share this post Link to post Share on other sites