Sign in to follow this  
Gabbal

Jilib is cleaned from check points and armed militamen bothering travelers.

Recommended Posts

Gabbal   

Originally posted by Caravaggio:

quote: moral conscience

Whatever you tell yourself Horn. I guess it must have been overwhelming moral conscience that drove Guutada 1 to clean up Kismayo, but then again what do I know
:D
. I'm sure Guutada 3 is driven by ethical principles.
Indeed Che. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

so i guess we have amxaarow check-points now... say, do they sell raw-meat there...!

 

Waar waxaan clan cheerleaders miyaani isla yaabin.

 

nagisses.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Horn, some of the agreements between the elders includes,

 

1. Give out magdhow on both sides

2. The ‘armed gang check points’ militia must come back to the city

3. Return looted properties by both sides

 

 

All these points were discussed and agreed just because of tribal sensitivity? Talk of shooting one’s own foot. :D

 

Xiinoow Waxaan la yaabaa dad baa aaminsan these militias inay yihiin holly warriors. Rag iska celi iyo caro Alle tee la doorbidaa? Balo ku dagtay.

 

How many Suldaan, Nabadoon, Malaakh, Islaan, Garaad or Boqor have you seen getting involved in almost every tiny bitty issue of Beesha and being referred in news articles? Talk about perception assassination and undermining whatever resolution such figures could have delivered. I think it's time the larger family breaks their silence.

 

Taano knows what he wants and go after. Hunguri is what matters to him be it via gun barrel, gunnimo or gar oday.

 

lol@caravaggio. Moral conscience is the driving forces of the mass murder and rape not to mention property grabbing each time this militia pops up in new town. Ka cabso Defense Minister speaker. Don't you ever ask him to repeat himself or the minister.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Jimcaale:

I think it's time the larger family breaks their silence.

 

Sort of like Nixon's Silent Majority, no? :D

 

Or a new strategy to insult but not be seen as what you are, a ciilqabe? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

When the momentum dies down and this militia retreat to the jungles of Bardhere, some would come to SOL boards crying xassuuq baa naloo geystey :D like they did when the Bu’aale incident occurred!

 

Waryee Jimce, Kismayo is the only game in town so to speak...so no one will speak out soon adeer!

Share this post


Link to post
Share on other sites

another pissed clan

 

Horn, no matter what you say adeer others are bit buying it. As fir the TFG its waitin for the time when it will take action. Let the NRC complete, it will then fullfil all the points. Such as clean up occupied areas. Dont rush it adeer otherwise you will say "Xasuug" ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Everything is done Duke. The governor of the Lower Jubba Region, Dr Abdirizaaq Faarax Taano, hammered out a fair deal along with the mayor of Jilib, Md. Daahir Dooro.

 

Shirkii Magaalada Jilib Oo Soo Afmeermay Iyo Qodobo Muhiim Ah Oo Laga Soo Saaray

Aug 08,2007

 

by Jilib-GEDO-NN

 

Shirar isdaba joog ah maalmahaan ka socday magaalada Jilib ayaa kii ugu danbeeyay oo looga hadlayay iska hormimaad labo cisho ka hor ka dhacay magaalada Jilib ee gobalka Jubbada Dhexe.

 

Shirkaani oo ay ka qaybqadanayeen odayaasha dhaqanka beelaha **** iyo --------, isla markaan goobjoog ay ka ahayeen gudoomiyaha degmada Jilib Daahir Doorow iyo siyaasiga sii hayaha maamulka Jubada Hoose Dr.C/risaaq Faarax Cali (Taano) laga soo saaray shan qodob oo ay ka mid yihiin:

 

1-Shanta nin oo dhimatay oo seddax ka mid ah ay kasoo jeedaan beesha -------- ninka dheeriga ah ay Beesha **** ka bixiyaan magdhow, iyadoo isla goobtii beesha **** ay sabeentii iyo duugtii ay bixiyeen halka magtiina laga balamay.

2.Ciidamadii magaalada Jilib kabaxay in dib loogu soo celiyo.

3.Qofkii qof dil in dil toogasha lagu xukumo iyadoo wax mag ah oo ay laba dhinac kala qaataan aysan jiri doonin.

4.Hantida muuqato oo lakala haysta la isku celiyo

5.Inla isku dhafo labada ciidan.

 

Waxaa odoyaasha Beesha -------- heshiiskaan u saxiixay:

1.Ugaas daahir Daleel

2.C/llahi Yare

3.Buurow Cali

3.Xuseen Xassan Cali

4.Cabdi Qoondeeye.

 

Halka Odayaasha Beesha ---- ay u saxiixeen:

1-Xassan Xaashi(Xassan Dheere)

2-Axmed C/llahi Labaale

3-Cabdi Kulane.

 

GEDO-NN-Kismaayo-News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

The governor of the Lower Jubba Region, Dr Abdirizaaq Faarax Taano

:D:D Talk about a butt naked lie. Soon you will claim Hiiraale is the Prseident of Somalia.

Taano is just a minor citizen and no governor.

lool.

 

No ownder you said your clan was 90% of Gedo. This is your trend adeer.

 

I nearly fell of my chair.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

What do you consider a governor? The one named from a living room protected by foreign occupation forces or the one with mandate given to him by the people?

 

Clearly the real governor is the one freely moving between the land hammering out deal while the illegal one is...where? smile.gif

 

 

taano.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer Taano, is not the governor of lower Shabbele. He is not the mayor of Kismayu. He is a thug, like Yusf IndaCade and Goobanle before him. He will go their route insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odeyaasha Beelaha iyo Sheekhaal ma Heshiis Beeleed bay gaareen Mise Waa sooo celinta Isbaheysiga Dooxada Juba?

 

Ka dib markii ay malleeshiyaadka Beesha Marreexaan qabsadeen magaalada Jilib islamarkaasna ay meesha ka saareen maamulkkii ay dowladdu u soo magacowdey magaaladaas,ayaa waxay wadahadal la yeesheen odeyaasha dhaqanka ee Beesha....... oo magaalada Looga awoodda roonaadey.

 

Arrimihii ay ka wada hadleen ayaa diirradda lagu saarey dhimashada iyo dhaawaca ka dhacey degmada,iyadoo odeyaasha labada dhinac isdhaafsadeen sabeen iyo Xumeyn,waxaana si guud loogu heshiiyey in dadkii dhintey laga wada hadlo,kuwa dhaawaca ahaana la daaweeyo.

 

Sidoo kale odeyaasha labada dhinac ayaa ku heshiiyey in wixii dhacdadan ka dambeeya qofkii labada beelood ka soo jeeda oo dil geysto lala cuskanayo shareecada Islaamka,islamarkaasna la dili doono,waxaana ugu dambeyntii lagu heshiiyey in la isu keeno labada malleeshiyo ee labada dhinac.Odeyaasha iyo siyaasiyinta labada Beelood ayaa heshiiskan soo dhoweeyey,waxaana odeyaasha heshiiska saxiixey ka mid ah Sheekh Yuusuf Cabdi Cusmaan oo ka soo jeeda Beesha .

 

Heshiiska ayaan lagu soo qaadin maamulkii ay dowladdu soo magacowdey oo laga saarey magaalada Jilib,iyadoo maamulkaas uu ka kooban yahay dad isku darsan oo ka soo jeeda beelaha dega Koonfurta Soomaaliya,waxaana heshiiska lagu qaas yeeley labada Beelood iyadoo dagaalku saameyn ku leeyahay Beelo kale.

 

Dadka dhaliilay heshiiska labadan Beelood ayaa ku doodaya in waxa meesha ku heshiiyey ay yihiin kooxo
ka soo wada jeedey isbaheysigii dooxada Jubba,[/b
kuwaas oo haatan heshiiskooda ku xoojinaya inay dib u soo celiyaan isbaheysiga ka soo duuley Gobollada dhaxe ee Soomaaliya oo ay Hormuud ka yihiin JVA/IndaCade & Hiiraale.

 

Isballaarinta Beesha ee Gobollada Jubbooyinka ayaa
waxay salka ku haysaa soo celinta Isbaheysiga dhibaatooyinka badan ka geystey Gobollada Jubbooyinka,
shabeelada Hoose iyo meelo kale,waxayna haatan u hanqal taagayaan inay awoodooda soo gaarsiiyaan gobolka shabeellada Hoose,oo ay wakiil ku leeyihiin magaalada Ku taala Koonfurta Shabeelada Hoose ee Baraawe.

 

Waxana heshiika iyo wadahadalka labada Beelood ee isha ku haya Beelaha u badan Koonfurta Soomaaliya ...MAJOR CLANS.

 

SOURCE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this