Gabbal Posted August 6, 2007 That is all beside the point. Allafrica's Shabelle article has nothing to do with anything I said and you know it. As Duca-qabe you struck me as a very religious individual. As Jimcaale, you need to be cured. Is daaway adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted August 6, 2007 Hornow Guutada 3aad ma maleshiyo beleed bey noqdeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 6, 2007 Cumar & Horn... Dagaalkii Jilib oo lagu kala adkaaday iyo xaalada halkaas oo dagan Jilib Waxaa Maanta degan Xaalada degmada Jilib ee gobalak Jubbada dhexe oo ay shalay ku dagaalameen Laba Maleeshiya Beeleedyo , Dagaalki Shalay ka dhacay Jilib ayaa la sheegay in ay kugeriyoodeen inta la ogyahay 6-ruux oo ahaa Maleeasahiyadii dagaalamaysay,sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ,waxaan weli xiran gobihii Ganasiga iyo isu socodki gaadiidka dadwaynaha. Dagaalkii Shalay ka dhacay degmada Jilib ayay ku kala adkaadeen kooxihii dagalamaya waxaana gacan ku haynta Gobalka Jubbada dhexe la wareegay Maleeshiyada ka soo duushay Kismaayo oo ka tirsan Beesha.......... [ Qaar katirsan Saraakiisha Ciidamada Beesha......ayaa Saxaafadda u sheegay in ay ka awood roonadeen kooxo ka tirsan Beeshii kale oo falal dhac ah ka weday deegaanada Jilib iyo Bu,aale. Aadan Qoojaar oo ah Taliyaha Ciidamada Beesha Sadea yaa sheegay in ay la dagaalameen kooxo Burcad ah oo ka amar qaato C/llaahi Yuusuf ,ilaa iyo hadana majiraan wax Heshiisa oo laga gaaray khilaafka ka taagan gobalada Jubbooyinka waloow ay jiraan waan waan ay wadaan Sama doono iyo wax garad kala tirsan Labada beelood , Dhinaca kale Saraakiisha Beesha ....... ayaa shaaca ka qaaday in dagaalki Shalay ay la ogtahay Wasaaradda Gaashaan dhiga dowlada Federaalka Soomaaliya si meesha loga saaro Kooxo ay kutilmameen Burcadd dhibaato ku hayay dadka Safarka ahaa maro waddooyinkaasi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted August 6, 2007 Originally posted by The Duke: Cumar & Horn... quote: Dagaalkii Jilib oo lagu kala adkaaday iyo xaalada halkaas oo dagan Jilib Waxaa Maanta degan Xaalada degmada Jilib ee gobalak Jubbada dhexe oo ay shalay ku dagaalameen Laba Maleeshiya Beeleedyo , Dagaalki Shalay ka dhacay Jilib ayaa la sheegay in ay kugeriyoodeen inta la ogyahay 6-ruux oo ahaa Maleeasahiyadii dagaalamaysay,sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ,waxaan weli xiran gobihii Ganasiga iyo isu socodki gaadiidka dadwaynaha. Dagaalkii Shalay ka dhacay degmada Jilib ayay ku kala adkaadeen kooxihii dagalamaya waxaana gacan ku haynta Gobalka Jubbada dhexe la wareegay Maleeshiyada ka soo duushay Kismaayo oo ka tirsan Beesha..........[ Qaar katirsan Saraakiisha Ciidamada Beesha......ayaa Saxaafadda u sheegay in ay ka awood roonadeen kooxo ka tirsan Beeshii kale oo falal dhac ah ka weday deegaanada Jilib iyo Bu,aale. Aadan Qoojaar oo ah Taliyaha Ciidamada Beesha Sadea yaa sheegay in ay la dagaalameen kooxo Burcad ah oo ka amar qaato C/llaahi Yuusuf ,ilaa iyo hadana majiraan wax Heshiisa oo laga gaaray khilaafka ka taagan gobalada Jubbooyinka waloow ay jiraan waan waan ay wadaan Sama doono iyo wax garad kala tirsan Labada beelood , Dhinaca kale Saraakiisha Beesha ....... ayaa shaaca ka qaaday in dagaalki Shalay ay la ogtahay Wasaaradda Gaashaan dhiga dowlada Federaalka Soomaaliya si meesha loga saaro Kooxo ay kutilmameen Burcadd dhibaato ku hayay dadka Safarka ahaa maro waddooyinkaasi You shoot yourself in the foot again. Adan Koojaar is the defeated partner-in-crime of Afgaduud. Ninyaho isla yaab, do you even read anything except the headline? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 7, 2007 ^^^Adeer they the media you so much were in love with are turning on you.. Dayniile is siding with the locals and not with.. Now your father A/Qasin's Shabbele runs the news, the locals are setting up for a fight against the "invaders" why on earth are you always the invaders? .. Maamulka degmada Jilib oo eedeyn u jeediyay ciidamo duulaan ku qabsaday degmadaasi Mogadishu 07, August 07 ( Sh.M.Network) Maamulka degmada Jilib ayaa ku eedeeyay maleeshiyaadka beesha **** in ay doonayaan in ay baabi'iyaan maamulka degmadaasi. Afhayeenka maamulka degmada Jilib maxamuud Max'ed Cadde oo u waramayay shabakadda warbaahinta Shabelle, isagoo jooga duleedka magaalada Jilib ayaa waxa uu sheegay in dhibaato dhac, boob iyo dilba ay ka geysteen magaalada Jilib waxa uu ugu yeeray maleeshiyaad ka soo jeeda beesha **** oo duulaan ku qabsaday magaalada Jilib. Afhayeenka waxa uu beeniyay in ciidamada qabsaday degmada Jilib ay yihiin kuwo amar ka heysta dowladda KMG ah, isagoo sheegay in ujeedkoodana uu yahay in ay baabi'iyaan maamulka, deegaankana ay la wareegaan. Waxa uu rajo xumo ka muujiyay wada hadalo shalay magaalada Jilib ku dhex maray maamulka degmada Jilib iyo saraakiil ka socotay ciidamada duulaanka ku qabsaday degmadaasi. Afhayeenka waxa uu sheegay in ay ku howlan yihiin abaabul dagaal oo ka dhan ah ciidamada qabsaday degmada Jilib, isagoo sheegay in ciidamadooda ay ku sugan yihiin duleedka magaaladaasi isla markaana waqti dhow ay qaadi doonaan talaabooyin ku aadan sidii gacantooda ay ugu soo laaban laheyd maamulka degmada Jilib. Dagaaladii ka dhacay dhowaan degmada Jilib ayaa waxaa la aaminsan yahay in ay ku nafwaayeen ku dhowaad 6 ruux halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen. Dagaaladaan ayaa waxa ay u dhaxeeyeen ciidamo ka soo duulay magaalada kismaayo iyo ciidamo deegaanka ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted August 7, 2007 Why has not the TFG said anything Duke, if this campaign was not ordered by the Defense Ministry? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 7, 2007 Walee intaad murmaysaan buu dadkii dhamaaday .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted August 8, 2007 Horn: As much as you try to personalize it, I don't think any of us is in need of character reference. Check here Gedonet now reports the recent conflict in Jilib was not about cleaning check points of militia. If anything needs cleaning, those savage gangs that work daily to empty people's safe deposit boxes should be cleaned out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 8, 2007 ^^Surprisingly this militia, thanks to the cyber squads who tirelessly promote it, has taken a life of its own. Perceptions are very hard to change. I am not all too happy about the potential consequence these kinds of actions could cause to the communities whose name they fraudulently tainted. That’s why I have been vehement in scoffing those who wanted it to equate this militias misguided military ventures as that of the larger community. Mr. Taano is now on steroids qoladuu aadaba waa uu ka adkaanayyaa Ilaahay amarkii…mardhow Bu'aaluu isku qaadi doonnaa to settle some scores... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted August 8, 2007 Originally posted by Jimcaale: Horn: As much as you try to personalize it, I don't think any of us is in need of character reference. Check here Gedonet now reports the recent conflict in Jilib was not about cleaning check points of militia. If anything needs cleaning, those savage gangs that work daily to empty people's safe deposit boxes should be cleaned out. Clearly your comprehension skills need upgrading. I checked Gedonet and it says nothing supporting your cheap diatribe. In some ways the affair is tribal in nature since the checkpoint holders are completely composed of one clan and the Third Army Division is largely composed of one clan. This is Gedonet reinforcing the view that the Third Division went there to clean shop: iska hormimaad dhawaan halkaasi ku dhex maray Labo maleeshiyo oo isbaaro u tiilay magaalada, taasoo sababtay inay soo fara galiyaan ciidamada dowlada ayay ku guulaysteen inay isa soo horfadhiisyaan odyaasha ay kasoo kala jeedaan Labada dhinac. Source Due to the sensitive times we are in and ripe tribal suspicions, the Third Army Division has brought in clan elders to deal on their behalf. It was the best possible course and we applaud the Third Army Division for looking at the big picture and trying to relieve the fears of the other group. You have got to make sure not to shoot yourself in the foot next time, Jimcaalow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 8, 2007 Just out of curiosity, who does the third division answer to, and who authorised the sweeping of Jilib? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted August 8, 2007 Originally posted by Caravaggio: Just out of curiosity, who does the third division answer to, and who authorised the sweeping of Jilib? The Defense Minister and moral conscience. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 8, 2007 Originally posted by HornAfrique: moral conscience. [/QB] Somalis have no moral conscience. So let's not portray this as act of kindness. Again, how actually authorised to go to Jilib since the third division is under the TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted August 8, 2007 Originally posted by Caravaggio: quote:Originally posted by HornAfrique: moral conscience. Somalis have no moral conscience. So let's not portray this as act of kindness. Again, how actually authorised to go to Jilib since the third division is under the TFG. [/QB]The Defense Minister and I must not repeat this again Che, it was moral conscience that drove the Third Division. You have a HornAfrik report there as well as the WFP report. Both were written two days before anti-checkpoint campaign was initiated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 8, 2007 moral conscience Whatever you tell yourself Horn. I guess it must have been overwhelming moral conscience that drove Guutada 1 to clean up Kismayo, but then again what do I know . I'm sure Guutada 3 is driven by ethical principles. Quote Share this post Link to post Share on other sites