Shilling Posted December 18, 2008 >> Caawa Baydhabo waxaa ku sugan Madaxweynaha Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Labo Raysalwasaare. >> Caawa waxaa jooga Baydhabo xildhibaano Baarlamaan oo gaaraya 176 xildhibaan Waxaa si buuxda ula socda Madaxweynaha 73 xildhibaan, Halka Nuur Cade ay taageersan yihiin 103 Xidhibaan >> Ma jiro kulan sharci ah oo baarlamaanka Soomaaliya u fariisan karo haddii ayan goobta shirka soo xaadirin 139 xildhibaan, taasoo ka dhigaysa go'aan kastoo Aaden Madoobe ku dhawaaqo mid aan sal sharci lahayn >> Kulankii Maanta ee lagu ansixin lahaa go'aamadii shirkii Jabuuti waxaa qaadacay 73-da xildhibaaan ee la safatay madaxweynaha, waxaana goobta shirka soo xaadiray oo fadhiyay 103-da xildhibaan ee la safan raysalwasaare Nuur Cadde Source Quote Share this post Link to post Share on other sites