General Duke Posted August 24, 2008 Deganaanshiyo aan caga buuran ku tageneeyn oo laga soo sheegayo deegaanada ay dagaalada ka dheceen ee gobolka J/hoose Posted: 8/24/2008 10:42:00 AM Shabelle: KISMAAYO Deganaanshiyo aan caga buuran ku tageneeyn ayaa laga soo sheegayo deegaanada ay dagaalada ka dheceen ee gobolka J/hoose iyadoo sarakiil ka tirsan xoogaga ka soo hor jeeda dowlada ay guulo ka sheegteen dagaaladaasi. In kastoo aan xog dhab ah laga heyn dagaalkii ka dhacay duleedka magaalada kismaayo ayaa hadana sarkaal u hadlay xoogaga dagaalka la galay maamulkii Magaalada Kismaayo oo uu sheegay in ay dagaalkaasi guulo ka soo hooyeen isla markaana ay gacanta ku soo dhigeen ku dhawaad 3 gaari oo kuwa dagaalka ah iyo maxaabis fara badan oo uusan sheegin cadadooda. Wax war ah oo arintaasi beeninaya ma jiraan oo ka soo baxay maamulkii magaalada Kismaayo laga eryay iyo xildhibaan Barre Hiiraale oo dagaalkaasi qeyb ka ahaa. Ma jiraan wax war ah oo laga hayo dadkii reer miyiga ahaa ee dushooda lagu dagaalamay maadaama halka lagu dagaalamay ay tahay meel aan isgaarsiin laheyn. Wax war ah lagama hayo halka ay ku danbeeyen xildhibaan Barre Hiiraale iyo Maamulkii magaalada Kismaayo ee la socday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 24, 2008 Maybe its not the same "Islamists" they used to hype... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 24, 2008 ^Pay no heed to the 'opposition' media, I for one have no clue of who they oppose and what they oppose, they are pure clan opportunists and loots inc. All they want is to keep dhul ayan dhaganeen iyo Xaaraan. What is more funnier is that you will see these so called media praise Nuur Cade, the head of the TFG government, Alshabaab and Hassan Dahir or Indha'ade in one paragraph if not one line.... waa dad qabiilnimo xun iyo scrap merchant-nimo isku darsaday. Now they don't like the change in Kismayo? Waa yaab... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 24, 2008 Indeed. Its a shame Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 24, 2008 dont cry...wipe your ilmo away!! time to face reality. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 24, 2008 Emperor, loooool you are shooting yourself on the foot. Don't you praise Yey and Turki in one paragraph because they are from your "qabiil"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 24, 2008 Originally posted by The Zack: Emperor, loooool you are shooting yourself on the foot. Don't you praise Yey and Turki in one paragraph because they are from your "qabiil"? Runta raga weey ka naxiisa marka uyara tartiibi Wale dadkaan dhagtooda iyo carabkooda isma maqlaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted August 24, 2008 Zack, you need to shift your focus to the topic. The title of the thread is about the opposition "media"'s coverage of the kismayo story, not emperor or his tribe. Afro, lately aad iyo aaad aa cagaha dhulka uga qaade. YOu are out of control, ee wax isku reebo eedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 24, 2008 Layzie Girl ...suuuraha meelaha la'aad aniga haisuuroone eedo Kulahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted August 24, 2008 ^LOL, there it is. Why are you so angry? Afro, you are much better than this. I hope you can find your way back to being the level headed young lady you once were and not one driven by clan loyalty, etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 24, 2008 Layzie Girl...c'mon now are u telling me that i shouldn't deffend my own clan ..walaal qof walba qabiilbu leeyahay so midaa maogid runta aan isku sheegno ^^and i didn't insult any clan here so far unlike some of diz guys who were saying XAARINTI Baa saan iyo saan layeelay Marka haila yaabin hadaan dadkeega difaaco adiga dadkaada lagaama ag maro xabadka u garaacata Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sir-Qalbi-Adeyg Posted August 24, 2008 ghabdho fadi kudirir iyo qabil jecel wax ka folxum majiro. Latest news is Huraale ran to ceel wak. The good men of he's ilk are chasing him out, so it's not qabil issue. Kismaayo was taken by local alliance of clans, barre's included. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 24, 2008 Adinkan qashinka inaka baranay so ma aha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sir-Qalbi-Adeyg Posted August 24, 2008 Afr0 girl You should support the good in your people, not huraale and he's gang. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 24, 2008 I merely pointed out that your name calling and condescension do nothing ... PS:Love him or not, like him or not, respect him or not, he’ll be back stronger than ever Quote Share this post Link to post Share on other sites