nuune Posted September 21, 2010 Breaking NEWS from Villa Somalia: Prime Minister Maslax & President Sharif Maslax Maxamed Siyaad Barre oo loo magacaabey Jagada Ra'iisul-Wasaaraha Jamhuuriyada Dimuquraadiga ee Soomaaliya. 21.09.2010, 20:00, Muqdisho, Fiidnimo. Ra'iisul Wasaare Maslax Maxamed Siyaad waxaa uu dhashay sanadkii 1950 bishii November 15-keedii. waxaana uu ku dhashay degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Musharax Maslax Maxamed Siyaad Waxaa uu leeyahay xaas iyo 5 caruur ah Education background: Waxbarashada: 1956 – 1968: Quranic School, Elementary, Intermediate and Secondary 1956-1968: bartay diinta Islaamka, ka baxay dugsi ilaa heer sare ah; 1968 – 1974 Master of Science, Military and Civil Engineering, Kubishef, University of Moscow Culunta sare: 1968-1974: Shahaado jaamicadeed culuunta sayniska, ciidamada, iyo cilmiga Ingineerinka dhismaaha Jaamacadda uu ka baxay: Jaamacadda Moscow Uninversity ee Kubishef work experience: 1968 – 1974: Ministry of Defense from the rank of Captain to Colonel and executed many projects as an Engineer i.e. 1968-1974: Waxaa uu gaaray ilaa heer wasiir gaashaandhig isagoo ahaa Captain xilligii ay dowladda Militariga dhalatay, waxaana uu ka qaybqaatay mashruucyo dhismo iyo horumarineed sida dhismayaal badan oo uu ka askumay wadanka Soomaliya isagoo ahaa Ingineerkii naqshadeeyey dhismayaal badan oo bilicsan sida aad hoos ka aragtaana waxaa aqoontiisa ciidan uu ku dhisay mashruucyada hoos ku qoran Building the national Museum The National Library Mogadishu stadium Mogadishu industrial road Many underground ammunition storage 1968-1988: Brigadier General and Commander of Mogadishu area sector 1988-1990: Brigadier General and chief of Staff of the Armed force Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2010 Congratulations Mr Barre.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 21, 2010 ^Lool, congrats indeed, Barre welcome back to Villa Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 21, 2010 It is funny and ironic in cruel way! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 21, 2010 Atleast Maslax is from south somalia, it means no more puntland intervention in southern somalia affairs, not a bad choice by sheikh dalxis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 21, 2010 Are we gonna see Gabbal and Allamagan more now Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 21, 2010 Is this for real or are u guys kidding? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 21, 2010 Dad baa cuqdad u dhiman doona goor dhow. Maslax could only mean one thing. The face of the old regime is back. No more dissecting the country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 21, 2010 Is this for real or are u guys kidding? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 21, 2010 The Zack, lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 21, 2010 ^Warka ma jiraa horta?, mise waa sheekadii nuune? Shariif jaa diyaaradow dho' ku yiri, shimow RW magacaabaayey?. Ps. Niyuu Yoorag aa warqad ay ku qoran tahay: 'u've to name'hebel' looga soo dhiibaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 21, 2010 looooool.........nuune. Soomaaliya wax walba ka filo laakiin Maslax uma malaynayo inuu xitaa u soo dhawaanayo in la magacaabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2010 Interesting Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 21, 2010 Originally posted by Che -Guevara: Are we gonna see Gabbal and Allamagan more now Oh, you can bet your somali a$$, you will... However, unless this is breaking news--for only Nuune is reporting it--I think it'd be prudent to hold off your congratulatory remarks until this news is confirmed by more sources. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 21, 2010 Kud ka guur oo qanjo u guur. Quote Share this post Link to post Share on other sites