Saalax Posted October 4, 2010 Xaflad weyn oo ka dhacday kenya Caasimada Nairobi gaar ahaan Xaafada Eastleight Xafladaas lagu xusayey Mujaahid lixle oo ka dhacday hotelka caanka ah five star ayaa waxaa hogaanka u heystay marwadii u dhaxday mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye ( Mujaahid lixle ) iyo gabadhii uu ka tagay Bahja Xaashi Diirie Hotel kaas lagu magacaabo Nomad Plaza Xaafada Eastleight marwada magaceeda layiraahod Xayaad Cismaan xaaji Ali xafladaas lagu xusayey mujaahidiinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax iyo ururo ka dhisan Kenya iyo kuwa ka socdo safarada Mareykanka horay aan Kenya uga dhicin in Mareykan ka qeyb galo waxaa ka soo qeyb galay Maxamed Ali maxamed oo ah development consultant in the international community. Nin beesha caalamka ugu qaabilsan qeybta nabad geylyada iyo arimaha bulshada isagoo meel ka soo wada jeedaan Maxamed Ali isagoo dhalasha ahaan ka soo jeedo somaliland. xafladaas waxaa ka soo qeyb galay Ahmed Bashiir Mohamed oo ah Hogaankiii shanaad ururweynaha Somaliland Youth For Positive Change Peace Building and Development waxaan maanta u sheegeynaa dad weynaha Somaliland in uu urur weynaha aan kor ku xusnay uu buuxiyey kaalintii jaaliyad nimo ee horumarka dhalinta sababtoo ah kadib markii beesha caalamka iyo qaramada midoobey fadhigeeda Nairobi looga aqoonsaday iyadoo loo qiimeynaayo howgalkii balaarnaa oo uu ka soo qabtay isku duba ridka iyo iskaashiga dhalinyarada ka soo jeeda qarakna Somaliland shirkaasoo looga munaaqishoonayey arimaha horumarka iyo kobcinta dhaqan dhaqaale ee Qaranka Somaliland. Halkaasoo looga hanbalyeey sida ugu qeyb qaatay ifinta soo shey qaadka baahida dhalinyarada iyadoo looga hortagaayo waxyeelada arimahaasi ay u leeyihiin bulshada. Lagunna dhiiri galiyey inuu soo gudbiyo mashaariic kooban oo haqabtireysa qeybaha dowlada iyo beesha caalamkuba aanay baahitirin sababo jirta awgeed. Xafladaasoo kulmisay qeybo badan oo kamid ah bulshada, kunool magaalada Nairobi iyadoo loo arkay xusid mujaahid maxamed xaashi Diiriye (lixle) oo ay hormuud u tahay Dumarka somaliyeed sida ay ugu shidaal qadan lahaayeen xusida waxyaalaha gabood falku ku dhacay (Human right violation ) taasoo inay iska kaashadaan soona muujiyaan fir fir coonidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka amaanka hada taagan iyo gabood falka xad dhaafka ah ee burburka kadib saameeyey somalia oo idin si ay ugu shidaal qaataan taasoo tixgelin u yeeshay in ururka haweenku ee iska kaashadaan, dhaqan galiyaan , nabad gelyada iyo wada noolaanshaha dadka reer somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 4, 2010 Mujaheed Maxammad xaashi diiriye Lixle ilahay ku naxariso, halyey qarran january the 3th 1983 the day we declared the war against The Regime of Siad bare. Berigi jeelki maandhera prison break anu xoog ku so furna oo aanu maxabisti u dhashay somaliland ka si deynay xoriyadoodi dib ugu so celinay , mujaaheed Lixle Will always be remembered as the hero of somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 4, 2010 X.J, Indeed god bless Muj.Lixle AUN he was one of my favourite SNM figures and he will forever be in our hearts. Quote Share this post Link to post Share on other sites