Wiilo Posted July 5, 2006 Dowladda Itoobiya oo wada Qorsha ah in ay heshiisiiso Kooxohii. Warar hoose oo aanu helnay ayaa waxay sheegayaan in Dowlada Itoobiya ay wado qorshe ah in ay heshiisiiso Xubnihii Isbahaysiga la dagaalanka Argagixisada ee looga adkaaday dagaalkii Muqdisho. Heshiiskaan oo ay wadaan saraakiil sarsare oo ka tirsan Dowladda Itoobiya ayaa Dowladda Itoobiya waxay dooneysaa in xubnahaasi dib loogu celiyo jagooyinkoodii, kadib markii Ra’isul Wasaare Geeddi uu ka qaaday xilkii. Warar ayaa waxay sheegayaan in Max’ed Dheere oo ay la socdaan Saraakiil Itoobiyaan ah ay soo gaareen Magaalada Baydhabo, isla markaana uu kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo uu ku jiray Ra’isul Wasaare Cali Max’ed Geeddi. Dowladda Itoobiya ayaa iyagu si aad ah uga soo horjeeda guusha ay Midowga Maxaakiimtu ka gaareen qabqablayaasha dagaalka oo mudo 15 sano ah dhibaato ku hayay shacabka Soomaaliyeed. Waxaa lagu waramay in Ciidamo Itoobiyaan ah lagu arkay xarunta uu degan yahay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, ciidamadaas oo la sheegay in halkaasi loo keenay in ay sugaan ammaanka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, waxayna ka kooban yihiin ilaa iyo 300 oo askari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QANCIYE Posted July 5, 2006 Wiilooy maad naga daysid dee. Where’s the source??? Kamoon ppl, walaahi SOL is becoming another propaganda machine where each person creates his/her own "news alert†which of course backs his/her believes and agenda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted July 5, 2006 sxiib go to www.somalitalk.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
QANCIYE Posted July 5, 2006 Wiilo Xaal qaado. I get annoyed these days with users posting news alerts from some crabby never heard sites to support their arguments.. TIP: next time, make sure you add the source si aan odayaashanada indhaha la u kala garanyo yaah. magaraty Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted July 5, 2006 Right.............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmakee Posted July 5, 2006 Warlordism days are gone and the new fever in somalia is know the holly wadaads who saved the capital from years of anarchism along with the people who played the bigger part. Embrace yourselfs for an islamic state of somalistan lolz Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted July 5, 2006 This is exactly what the U.S tried to do with the warlords, and we all know wat happen to the warlords, Xabasho is trying to recuite the Ex-warlords, we will see what happen to them... Go figure:........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 6, 2006 So far so good, I hope the wadaads play their cards perfectly. They know one sily mistake could cost them priceless. They better concentrate on Mogadishu to secure its sole authority over it. There are still some anti-wadaado elements in the city, who would do anything to undermine their position. And you know there are people within the wadaado who are working hard to get these warlords like Qanyare & Bashiir R. back to their mogadishu bases as normal citizen -if thats true the courts are nothing but remind me shimbirayahoow heesa hees wanagsan heesa Lets see....! am Quote Share this post Link to post Share on other sites