Abdi2005 Posted March 13, 2006 Maxamed Dheere "Cabdullahi Yusuf wa ciyaal suuq hebel hebel ah(qabiil buu shegay). http://shabellenews.com/wareysiyo/mdheere.ram Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sayyid Posted March 13, 2006 Ya Allaah! This is really funny. Subxanallaah. Ciyaalasuuqiin dheh, xitta gogoshi wey ka xadeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted March 13, 2006 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL war kuwa xishonaya ma'aha...waa maxay sidey uu galeen dadki marti gelshey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted March 13, 2006 "alxamdu shukran anagu waxaan ka mahad celinaynaa waxaas moryaantaahoo meesha yimid yagoo dhibaata na gaarsiin inay na dhaafeen" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 13, 2006 I think it is better news for Abdilaahi yusuf. let us see and wait if Yusuf Garad BBC ignore. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted March 13, 2006 ^^What in heavens name has it got to do with Garad Yusuf? In reality Dheere is like a whore who has been used and cant get over the fact that he is no longer requiered. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted March 13, 2006 Originally posted by Sayyid: Ciyaalasuuqiin dheh, xitta gogoshi wey ka xadeen. Adigu ma waxa uu sheegtey baad ugu markhaati fureysaa? Maxamed Dheere taariikhdiisa waa la yaqaan. Waa warlord dadka jowhar qori caaraddiis ku maamula; waanna danneyste naftiisa aad ugu roon. waa dhuuni qaate; waxana uu caabudaa doolarka. waa ninkii qaybta weyn ka qaatay burburkii dowladdii Carta lagu soo dhisay ee Cabdiqaasin iyo Galayr: oo maalin cad isagoo baarlamaanku ku shirayo dugsigii booliska ee xamar intuu dhowr baabuur oo teknika ah soo kaxaystay ku hanjabay in uu gooystay gobolka shabeelaha dhexe, caddeeyena in uusan jirin wax baarlamaan iyo dowlad ahi. Waxa uu maanta ku hataaqayana waxa ka keennay waa dhaqaala doon; waa maxay dowladdu u tagtay Baydhaba ee doollarkii soo gali jiray degaanka jowhar uu u kala go'yaa! Isagu si toos ah iyo si dadbanba shilin baad ah baa ka soo gala dakhliga ganacsata Jowhar. Dadka waxma garatada ah waxa aan Eebe uga baryeynaa in ay indhuhu u furmaan. Maxamed Dheere intuu guryihii hantida qaranka ranji mariyey oo firaashyo catuush oo uu ka soo urursaday Nayroobi dhexdhigey, ayuu PM Geedi ku soo dalici jiray lacag doolar ah oo aad u farabadan bilwalba kuna hanjabi jiray in uu ka dhoofinayo golayaash oo dhan haddii aan si dhakhsa ah loo bixin biilka. Nin hinaasay waa isku darsamaa. bal u fiirso bilowga hadalkiisa uu ku sheegayo madaxweyne cadulaahi yuusuf in uu yahay ciyaala suuq aynana wax dowlad la yidhaahdaa aysan jirin IYO marka u danbaysa oo uu qirayo jiritaanka dowladda PM Geedi; waa marka uu lee yahay waxa aan la safanaayaa Qanyare iyo Suudi oo uu ku tilmaamayo in ay yihiin wasiiro dawladda ka mid ah. Markii waxa loogu yeeray Isbahaysiga La Dagaalanka Argagixisa ee ay Qanye Iyo Suudi kaga dhawaaqeey Xamar bishii la soo dhaafay, Maxamed Dheere saacad gudaheed ayuu dhalliil iyo taageero u muujiyey. There is no obligation to give notice of departure to a low grade hotel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted March 13, 2006 Originally posted by Nayruus: There is no obligation to give notice of departure to a low grade hotel. Indeed , afki hogayo ba'y yiiri tobana yiiri wakan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 13, 2006 xarago do you forget this has nothing to do somaliland. I sense you like this. The victum theory will not be end. Now your telling us Maxamed dheere is a victum! Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted March 13, 2006 Originally posted by Xarago: quote:Originally posted by Nayruus: There is no obligation to give notice of departure to a low grade hotel. Indeed , afki hogayo ba'y yiiri tobana yiiri wakan... Markii hore waan shakiyey oo waxa aan is idhi waar malaha ninantu waxa ay taqaan af reer baydhaboodka eh, ha ku deg degin jawaanta ilaa aad bal fahanto waxa ay soo qortay. Laakiin, markii aan ogaaday halqabadka saxiixeeda, ayaan ogaaday in ay shaqalada isku walaaqeyso. Marka, waa madmadoobe Allaa ku yaqan oo jawaab uma baahna. Qofkii gartaa ha ka jawaabo. Haddii kale ayada uun baa isla hadasahay oo isla qosleysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted March 13, 2006 Originally posted by Duufaan: xarago do you forget this has nothing to do somaliland. I sense you like this. The victum theory will not be end. Now your telling us Maxamed dheere is a victum! Why? It has everything with Hageisa. This is not a regional affair. The activities of Somali Federal governments concerns every somali whereever they are. P. Yuuusuf is the head of state of the Somali Federal transtional governemnt. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pi Posted March 13, 2006 Looooooooooooooool. Even Hollywood cant produce this kinda comedy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted March 14, 2006 Cajiib, War ninku waaba caaq! balaa kadhacday! Quote Share this post Link to post Share on other sites