Sign in to follow this  
Cowke

New Mamul Goboleed Named Waax Iyo Waadi. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Jaaliyada Mudulood ee UK oo maalmaha soo socda ku dhawaaqi doonta Maamul Goboleedka Waax iyo Waadi‏

In Somali on June 22, 2010 at 4:00 pm

 

Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen dhamaan xubnaha Jaaliyada Mudulood ee wadanka UK ayaa waxa looga dhawaaqay Gudi soo diyaariya qaab dhismeedka Dowlad Gobaleedka loogu magac daray (Waax) iyo (Waadi) , waxaana gudigaasna Gudoomiye looga Dhigay Gudoomiyaha Jaaliyada Mudulood ee UK Marwo Jawaahir Baarqab

 

Gudigan loo xilsaaray iney ka soo shaqeeyaan dhismaha maamulkan ayaa bilaabay xiriiro ay la sameynayaan dhamaan jaaliyadaha Mudulood dibada ee dalalka caalmaka gaar ahaan dalalka Yurub iyo W/Ameerika.

 

Marwo Jawaahir oo war kooban saxaafada siisay ayaa sheegtay in ilaa hada ay dhiseen gudiga ay madaxda ka tahay gudi hoosaadyada dhaqaalaha iyo gudiga farsamada iyo gudiga abaabulka .

 

Sidoo kale gudiga dastuurka ayaa ayaguna soo bandhigay Daraaftiga eey soo diyaarsheen iyo MAPKA iyo xuduudaha eey yeelan Doonto (Waax) iyo (Waadi) sidoo kale waxa gudiga laga codsaday, in muda 30,cisho ah oo kabilaabaneeysa, Maalinta, la magacaabay ineey ku soo geba gebeeyaan howsha loo xil saaray.

 

Beesha Mudulood oo ah beesha ugu dhulka balaaran beelaha daga K/Soomaliya ayaa sida la isla yaqaano waxeey gaar u dagtaa gobolada Banaadir iyo labada shabeele , waxaana dhinaca kale ay beela kale la dagtaa gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaliya.

 

Magacyada Gudiga qaban qaabada maamul goboleedka ( Waax&waadi)

 

1-Gudoomiye ku xigeen 1aad

 

DR Xuseen Sh Cali Tuure

 

2-Gudoomiye ku xigeenka 2aad

 

Kamaal Xassan Culusow

 

3-Madaxa Maaliyad

 

Saciido Axmad Weyne

 

4-Cabdullaahi Cumar Cadow Fol dheere

 

5-Hassan Abdi Risaaq Police

 

6-Hassan Qaasim Hassan

 

7-Cabdullahi Xassan Mahamad (Wiish)

 

8-Axmad Geedow Xassan

 

9-Cabdul Qaadir Maxamad Xuseen

 

10-Faarax Maxamad Cosoble ( Farax Shop)

 

11-Qeeys Hurdaaye

 

12-Saciid Sheekh Xassan (Saciido Dheer)

 

13- Saciido Cilimi Xassan

 

14-Caasho Cumar Sheekh.

 

Si kastaba maamulkan ayaa waxaa wadatashigiisa qeyb ka ah siyaasiyiin iyo aqoonyahano ka soo jeeda beesha Mudulood kuwaas oo talada dhismaha maamulkan ka soo dhiibaya meelaha ay caalamka ka joogaan

 

jaaliyad1.jpg

 

jaaliyad.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Londan: Beesha Mudullood oo maalmaha soo socda ku dhawaaqi doonto maamul goboleedka Waax iyo Waadi.

22. Juni 2010

 

Londan(AllPuntland)- Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen dhamaan xubnaha Jaaliyada Mudullood ee wadanka UK ayaa waxa looga dhawaaqay Gudi soo diyaariya qaab dhismeedka Dowlad Gobaleedka loogu magac daray (Waax) iyo (Waadi) , waxaana gudigaasna Gudoomiye looga Dhigay Gudoomiyaha Jaaliyada Mudulood ee UK Marwo Jawaahir Baarqab .

 

Gudigan loo xilsaaray iney ka soo shaqeeyaan dhismaha maamulkan ayaa bilaabay xiriiro ay la sameynayaan dhamaan jaaliyadaha Mudulood dibada ee dalalka caalmaka gaar ahaan dalalka Yurub iyo W/Ameerika.

 

Marwo Jawaahir oo war kooban saxaafada siisay ayaa sheegtay in ilaa hada ay dhiseen gudiga ay madaxda ka tahay gudi hoosaadyada dhaqaalaha iyo gudiga farsamada iyo gudiga abaabulka .

 

Sidoo kale gudiga dastuurka ayaa ayaguna soo bandhigay Daraaftiga eey soo diyaarsheen iyo MAPKA iyo xuduudaha eey yeelan Doonto (Waax) iyo (Waadi) sidoo kale waxa gudiga laga codsaday, in muda 30,cisho ah oo kabilaabaneeysa, Maalinta, la magacaabay ineey ku soo geba gebeeyaan howsha loo xil saaray.

 

Beesha Mudulood oo ah beesha ugu dhulka balaaran beelaha daga K/Soomaliya ayaa sida la isla yaqaano waxeey gaar u dagtaa gobolada Banaadir iyo labada shabeele , waxaana dhinaca kale ay beela kale la dagtaa gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaliya.

 

Magacyada Gudiga qaban qaabada maamul goboleedka ( Waax&waadi)

 

1-Gudoomiye ku xigeen 1aad

 

DR Xuseen Sh Cali Tuure

 

2-Gudoomiye ku xigeenka 2aad

 

Kamaal Xassan Culusow

 

3-Madaxa Maaliyad

 

Saciido Axmad Weyne

 

4-Cabdullaahi Cumar Cadow Fol dheere

 

5-Hassan Abdi Risaaq Police

 

6-Hassan Qaasim Hassan

 

7-Cabdullahi Xassan Mahamad (Wiish)

 

8-Axmad Geedow Xassan

 

9-Cabdul Qaadir Maxamad Xuseen

 

10-Faarax Maxamad Cosoble ( Farax Shop)

 

11-Qeeys Hurdaaye

 

12-Saciid Sheekh Xassan (Saciido Dheer)

 

13- Saciido Cilimi Xassan

 

14-Caasho Cumar Sheekh.

 

Si kastaba maamulkan ayaa waxaa wadatashigiisa qeyb ka ah siyaasiyiin iyo aqoonyahano ka soo jeeda beesha Mudulood kuwaas oo talada dhismaha maamulkan ka soo dhiibaya meelaha ay caalamka ka joogaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this