Xudeedi Posted September 23, 2010 Somali Public Radio oo wareysatey Xoghayaha Difaaca SSC, Yaasiin Cabdi Cabdulle “Tanaad”… Buuhoodle (SPR): Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ay idaacada SPR ay la leelatey Xoghayaha Difaaca SSC, Yaasiin Cabdi Cabdulle oo loo yaqaan “Tanaad” ayaa sheegey in ay ururka ama Jabhada SSC ay u diyaar garoobeyso xoreynta deegaanadaasi isla markaana maamul laga wada hirgalin doona. Xoghaye Tanaad ayaanu weydiiney arimo badan oo ay ka midyihiin masuuliyada loo magacaabay iyo howsha kaga aadan, Itoobiya oo casuumaad u fidisay SSC iyo waxay casuumaadaasi ku saabsantahay, Arimo ku saabsan baaqii maamulka Somaliland oo ay ugu baaqeen nabad iyo wada hadal, ciidamada ka soo gadoodey maamulka Puntland iyo waxay qorshaha ku aadan, ciidamo dhawaan laga diiwaan galiyey magaalada Buuhoodle, iyo waliba arimo kale….. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 23, 2010 Click on the link below to listen to the interview: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=568:somali-public-radio-oo-wareysatey-xoghaya ha-difaaca-ssc-yaasiin-cabdi-cabdulle-“tanaad”&Itemid=121 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 23, 2010 Good Interview, Great Job Somali Public Radio Thank You Xudeedi for sharing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 23, 2010 ^Your W/C, if you've listened to it, can you please summarize the interview for us. I still have not had a chance to listen to it. Thanks Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 23, 2010 Originally posted by Xudeedi: ^Your W/C, if you've listened to it, can you please summarize the interview for us. I still have not had a chance to listen to it. Thanks la yaab -haddana wax aadan dheggaysan baad mesha ku soo dhejisay oo buunbuunineysaa - cajiib! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 23, 2010 ^Waryaa damiinsanidaa, buufiska reerka ku dhacay miyaa ku habsaday. I've read the introduction and posted the interview accordingly. The topic is titled: "SPR: SSC Secretary of Defense; Enlistment of Troops, Invitation From Ethiopia + More" Which are all in the introduction if you know how to read Somali. Adeer your frustrations with SSC is not unique to you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted September 23, 2010 Looks like another puppet entity in the making. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 23, 2010 Originally posted by Xudeedi: ^Waryaa damiinsanidaa, buufiska reerka ku dhacay miyaa ku habsaday. I've read the introduction and posted the interview accordingly. The topic is titled: "SPR: SSC Secretary of Defense; Enlistment of Troops, Invitation From Ethiopia + More" Which are all in the introduction if you know how to read Somali. Adeer your frustrations with SSC is not unique to you. buffoonery knows no bounds baan maqli jidhay! adiga iyo aniga qofka 'buufiska reerka ku dhacay..(oo) ku habsaday' waa loo wada jeeda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 23, 2010 Originally posted by Polanyi: Looks like another puppet entity in the making. Totally opposite.. They are fighting against current puppets. So far they aint run to master. If invited they will accept and only impose their concerns rather the vise-versa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 23, 2010 Originally posted by Xudeedi: Adeer your frustrations with SSC is not unique to you. Xudeedi, Waa runtaa ha la yaabin , he is not the only one, many are suffering from this disease Quote Share this post Link to post Share on other sites