Som@li Posted August 5, 2009 Gaalkacyo (Allpuntland) War hada naga soo gaarey gaalkacyo ayaa sheegaya in wasiirkii Warfaafinta Puntland allah ha unaxariistee Warsame Cabdi Shirwac (Seefta banaanka)hada lagu diley magaalada gaalkacyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 5, 2009 Eebe ha u naxariisto Seefta banaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 5, 2009 Wasiirka Warfafinta Puntland oo Galkacayo lagu diley 5 Aug 5, 2009 - 2:59:55 AM Wasiirka Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac(Seefta Banaanka) ayaa war hadda soo gaarey warsidaha Garowe sheegayaa in lagu diley magaalada Galkacayo halkaas safar shaqo ah uu ku joogey in muddo ah. Wararka ayaa sheegaya Alaha Naxariistee in Warsame Cabdi Shirwac ay toogteen labo nin oo so xirtey dharka Tuutaha. Lama oga sababta loo diley Wsaiirka oo halkaas oo joogey howlo shaqo oo xasaasi ah oo ka dhexeeya qabaa'ilka wada daga magaalada Galkacayo. Magaalada Galkacayo ayaa waxaa horey loogu diley shaqsiyaad magac ku leh Puntland iyo saraakiil ka tirsan mamaulka halkaas oo xuduud la leh gobolada dhexe oo rabshado ka socdaan. Dilkaan ayaa ka dhigaya Wasiirkii ugu horeeyey oo ka tirsan dowladda Puntland in la dilo isaga oo gudanaya howlihii loo igmadey. Waxaan tacsi u direynaa dhamaan eheladii uu ka geeryodey Warsame Cabdi Shirwac iyo shacabka Puntland geerida naxdinta leh oo ku timid Seefta Banaanka ilaaheyna waxaan uga baryeynaa in Jano Fardowso ka waraabiyo. Garowe Online ayaa idinla soo socodsiin doona warar dheeri ah. Garowe Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 5, 2009 Wasiirka Warfaafinta ee maamul Goboleedka Puntland, Warsame Cabdi Shirwac, ayaa goor dhoweyd lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Allaha u naxariistee, Warsame oo ku magac dheeraa Seefta Bannaanka, waxaa toogtay laba nin oo hubeysan ka dibna waa ay baxsadeen. Waxaa uu magaalada Gaalkacyo u joogay hawl abaabul ah oo isaga oo Wasiirro kale oo gobolka ka tirsani ay u tageen si ay u sii diyaariyaan hawlo ammaanka lagu hagaajinayo oo Madaxweynaha Puntland u tegi lahaa magaaladaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 5, 2009 Ina Lillahi Was Ina Illeyhi Rajicuun 'Seefta bananka ' Allah uu naxaristo...amiin. He was really a good and resourceful charecter for all those who knew him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Oz Posted August 5, 2009 Eebe ha u naxariisto Seefta banaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 5, 2009 Allah ha u naxariisto ........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 5, 2009 Allah ha u naxaristo , a leader of men he was. I am more than shocked at the news of his murder. The city needs to be tamed once and for all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 5, 2009 May Allah bless his soul. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 5, 2009 Allah ha u naxariisto. I hope this killing has nothing to do with the recent sub-clan skirmishes in Cagaaran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 5, 2009 ^Who fought who? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 5, 2009 ^Between his sub-clan and another one that live in Qaloocan/reserved area. It has been resolved or so I have heard, Let us hope it has nothing to do with it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted August 5, 2009 I heard Safta banaanka was a great man, who was very generous and kind.May Allah have mercy on his soul aameen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 5, 2009 Allah ha unaxariisto Seefta banaanka. Just wonder why Puntland minsters roam in the city cafes and bars without any body guards as if they dont carry any titles. When I was there I saw minsters eating out in restaurants barely with any body guards. Questions should be asked why such high profile minsters are let loose like that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted August 5, 2009 ILAAHAY HA NAXARIISTO! Quote Share this post Link to post Share on other sites