General Duke Posted April 12, 2007 Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Gacan Seeray Go,aan ay shalay u soo Gudbiyeen Qaar ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf axmed ayaa Waxaa uu kulan la qaatay qaar ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada kaaso oo ay uga wada hadleen xaalada Caasimada Muqdisho iyo sidii ay u wada hadli lahaayeen odayaasha beesha ******. Ganacsatada ayaa waxaa ay madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyeen codsi ku aadan sidii ay u dhex dhexaadin lahaayeen Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Odayaasha ****** isla markaana ay kulan u wada qaadan lahaayeen. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga soo Xigtay in uu ganacsatadii la kulantay u sheegay in aysan jirin dagaal dhex yaala Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Beesha ****** balse waxaa uu sheegay in ay jiraan Kooxo Magaalada Muqdisho ka wada falal amaan Xumi ah. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed oo kulankasi ka dib saxaafada la hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in kulankii dhex maray Madaxweynaha iyo Ganacsatada uu ahaa qaabkii ay ganacsatada u dhex dhexaadin lahaayeen odayaasha beelaha ****** iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya. Afhayeenka ayaa sheegay in kulankaasi uu ku soo dhamaaday natiijo la,aan maadaama uu tilmaamay ay ganacsatada doonayeen si ay u dhex dhexaadiyaan Dowlada iyo Odayaasha ****** taasina uu ku gacan seeray Madaxweynaha la is kuna afgartay hadii ay odayaasha ****** doonayaan la kulanka dowlada looga baahan yahay in marka hore ay hubka ka dhigaan kuwa dowlada ka soo horjeeda. Heesta shabakadu idiin soo xushay(Dhagayso) Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 12, 2007 "There is no need for mediation because the TFG is not at war with a clan or subclan but with trouble makers." "If these so called elders want to make progress they must first disarm their boys if they can." A Yusuf Ahmed.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted April 12, 2007 The question here is . Wasnt the Whole Maqaar saar Gov. made of Clan? (4.5.) And and if so. Are those trouble makers From China? miyaanay qabiil kadhalan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 12, 2007 a blk copy color of bush!! some 1 needs to let him know that this ship has sailed away long time ago!! lol El diablo! for real... some one should tell hugo chavez... the devil is alive in somali!! lool and do u mean his message to traitors!! lool. your brain is getting flakey!! u been up 2 long damn long...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
OLOL Posted April 12, 2007 Duqdad guud - General Duke... Xuubsireedka la sheegaayo waa asagga ..yaab maahinoo meeshaan hadii qaraabo-kiil iyo habarteey habarteey wax la iskaaaga dhigi rabo...dadkaanoow taariiqda wax ma idin barto miyaa mana xishootiin miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites