Maaddeey Posted September 21, 2010 Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke? Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweyne Shariif. Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaa’arke ayaa goordhow istaqaaladiisii u gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Isagoo ku dhawaaqay in uu is casilay. Wararka laga helayo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya oo kulan uu uga socday sedaxda Masuul ee ugu sareysa dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Ra’iisul wasaare Sharma’arke uu iska Casilay xilkii uu u hayay dowladda KMG Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Sharma’arke waxaa uu sheegay ion sababta uu isku casilay ay tahay kadib markii uu arkay khilaafka sii xogeysanaya ee u dhaxeeya isaga iyo madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Marxad uu uu sheegay in haatan dalka uu marayo. Wixii faah faahin intaasi dheer kala soco Shabelle.net hadii uu Illaah inoo saamaxo. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted September 21, 2010 i hope the president will appoint now someone who is from WG as the new PM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 21, 2010 loooooooooooool@Allah yarxam , Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 21, 2010 Fake News, probably. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2010 . Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke? that's what I love about the fake Jihadi's Maadey is here celebrating on the side of the clan and now savers Dalabeys words. Sharmarke did the right thing, he is no longer the blame and the onus is on Sharif Ahmed who won't last a few more months after. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 21, 2010 ^^ Somali political precedent dictates that a Somali president may win his battle against his first chosen Prime Minster but will have to lose it against his second. I wonder who is going to be Sharif's Nuur Cade now! Geedi Resigns! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2010 ^^^ lol the problem for Sharif is he does not even have a few more years. He has a few more months. The only thing to watch out for is this draft constitution that caused all the fuss, will it survive? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2010 ahhahaha alaya raxmo , this was comming though Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 21, 2010 Originally posted by Maaddeey: Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke? quote: Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweyne Shariif. Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaa’arke ayaa goordhow istaqaaladiisii u gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Isagoo ku dhawaaqay in uu is casilay. Wararka laga helayo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya oo kulan uu uga socday sedaxda Masuul ee ugu sareysa dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Ra’iisul wasaare Sharma’arke uu iska Casilay xilkii uu u hayay dowladda KMG Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Sharma’arke waxaa uu sheegay ion sababta uu isku casilay ay tahay kadib markii uu arkay khilaafka sii xogeysanaya ee u dhaxeeya isaga iyo madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Marxad uu uu sheegay in haatan dalka uu marayo. Wixii faah faahin intaasi dheer kala soco Shabelle.net hadii uu Illaah inoo saamaxo. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Omar Abdirashid was an incompetent U.N agent, his resignation was only another order from the petty NGO's that have monopolized Somalia's political destiny. Odayga beelaha Mogadisho u hadlay, runtii waa guulaystay, waxaana rajaynaynaa ra'iisul wasaara cusub ee reer Muqdisho ah, malaha Maaday miyeynu sharaxnaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 21, 2010 Originally posted by General Duke: quote:. Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke? that's what I love about the fake Jihadi's Maadey is here celebrating on the side of the clan and now savers Dalabeys words. Sharmarke did the right thing, he is no longer the blame and the onus is on Sharif Ahmed who won't last a few more months after. Sol maa damiiniiin u badan mise Duke lee waaye? War maanigaa u mashxaraday Odayga warkiisa?, sowtow Odaygu yiri sidaad noo sheegtay: Omar Abdirashid ha naga tago, siduu rabay bay noqotay soow maaha? ee sax & khalad midna ma sheegin, teeda kale threadka: Khilaafka Shariif & Sharmarke: waxaan ku difaacay Omar Abdirashiid, oon sheegay inuu boqol jeer ka fiicanyahay Shariif, doqonimona ay tahay in isagoo maqan uu u campaign'gareeyo in la rido PM'ka!! (taas ma arkin miyaa?, een I mean: noone translated it for you? ). Xudeedi, iga tag hey beleeynine! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2010 Originally posted by Maaddeey: Originally posted by General Duke: [qb] . Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke? These are your words adeer in celebration, in accordance with the old man or Sharif Ahmed's wishes. Though you claim like Xasan Dahir you are fighting for the faith. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 21, 2010 Interpreter is on break, OK! I'll wait for him/her! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 21, 2010 Originally posted by Maaddeey: I'll wait for him/her! Again adeer, you are not the first fake Clan Jihadi, we have had pupils of IndaCade, Xasan Dahir & Sharif Ahmed in here before you arrived,. The only relevant question now is will Sharmarke departure improve the lives of the ordinary people of Mogadishu? Will they get a rest from the murder, mayhem and looting that’s been their curse for the past decade? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 21, 2010 Duke, chillout there'll be another one, booska adinkuu idiin xiran yahay! marna risaaq marna rasheed, inta kale ma rootiyaa? Ps. ma soo laaban miyaa turjubaankii? ANIGA SHARIIF & CUMAR, KAN DAMBE AYAAN LA JIRAY! is it big enough for you to understand? Quote Share this post Link to post Share on other sites