Sign in to follow this  
General Duke

TFG agenda for 2008..not bad

Recommended Posts

Madaxweyne C/laahi Yuusuf & Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo soo wada Qorsho Cusub soona Hordhigidoona Baarlamaanka Sanadkaan 2008da Horaantisa

 

Qorshaha aay soo wadaan Madaxweynuha DKMG Mudane C/laahi Yusuf iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa waxaa ka mid ah.....

 

Arrimihii loo doortay DKMG Inay wax ka qabtaan,

 

Dowladda Oo ka soo gu`dubtay wax qabadkeedii koowaad oo ahayd in ay "nabad"

 

Ka dhaliso magaala´da Muqdisho iyo nawaaxigeeda iyo dhammaan dalkoo i`dil.

 

Maadaama ay DKMG ussuurto gashay arrintaas in ay guul ka gaaraan,

 

Ayaa waxaa la gudboonaatay Madaxweyne C/llaahi yuusuf in uu u gudbo siday dowladdu u

 

gu`danlahayd waajibaadka saaran iyo wax qabadkeeda kale ee Dowladnimo in uu

 

bilaabo horaanta sannadka foodda inagu soohaya ee 2008.

Haddaba maxaa ka midah qorshaha Madaxweynuha iyo Ra'iisul Wasaarahu soo bandhigi doonaan?

 

 

1) In Dowladdu samayso "TIROKOOB" Dhammaan dalka.

 

2) In Dowladdu samayso "CADDAYN DHALASHO" soomaalinimo si lookala saaro ajnabiga iyo Somaliga, loosugana nabadgalyada gud ahaan dhalka

 

3) In Dowladdu samayso "DIB UDEJIN qof walba oo soomaali ahna xaq u yeesho

 

4) In Dowladdu samayso "GOOBO CAAFIMAAD" oo shacabka bilaash u ah

 

5) In Dowladdu samayso "GOOBO WAXBARASHO"oo shacabka bilaash u ah

 

 

Haddaba annagoon halkan ku soo koobi karin bayaanka iyo qorshaha oo dhan ee

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo dowladiisu ay wadaan ayaa xogta aannu kahelnay

 

Bayaankan ayaa noogu soo waramay in qo´dobadaas oo dhan in ay ka bilaabi doonaan

 

Magaala`da muqdisho iskana saaridoonaan culeys weyn sidii wax loogu qabanlahaa

 

shacabka Somaliyeed gar ahaan reer muqdisho.

 

Maadaama ay tahay halka ay saamaysay burburkii iyo dhibaata´dii ka dhac`day dalka

 

Waa hadday kugarab siyaan barlamaanka iyo shacabka kamira dhalinta dowlad nimo Somaliyed oo dib usoo labata, iyo dib uhoowal galinta kabayaasha ilaha dhaqaalah umada Somaliyeed.

 

10 Jan 2008 by Dowladnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this