Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: PIS disolved a new state Intelligence service chief named

Recommended Posts

Garoowe:Madaxweynaha Dawlada Puntland oo isku shaandheeyey hay'adaha amniga ee Puntland.

12. marts 2010

 

Garoowe(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey Hay'adaha Nabad Sugida ee Dawlada Puntland,wuxuuna Madaxweynuhu magacaabay Sarkaal xukumaya Guud ahaan hay'adaha Nabad Sugida Puntland.

 

Madaxweynuhu wuxuu magacaabay Sarkaal cusub oo Xukumaya Hay'adaha Nabad Sugida &Amniga ee PIA &PSF,wuxuuna Sidoo kale wuxuu tiray hay'adii Nabad Sugida ee PIS,waxayna Warqada kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha ee Dawlada Puntland waxay u qornayd sidan:-

 

Xeer madaxweyne oo ka soobaxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland oo lambarkiisu yaha 27 soona baxay 12/3/2010,Madaxweynaha Dowlada Puntland ,Markuu arkay dastuurka dowlada Puntland markuu arkay xeerka madaxweynha lambarka 113 ee december 17 2009, markuu arkay baahi loo qabo isbedel lagu sameeyo hay'daha amniga iyo sirdoonka Dawlada Puntland PIA iyo PSF,waxuu xeeriyay madaxweynaha una magacaabay agaasimaha guud ee hay ada Amniga iyo sirdoonka puntland gaashaan le sare cali maxamed yuusuf cali (biinge).

 

Magacaabida Mas'uulkan Cusub &isku shaandheynta hay'adaha Amniga &Nabad Sugida ee Puntland ayaa kamid noqonaysa,isku shaandheyn &Xilkaqaadid uu madaxweynuhu ku sameynayey guud ahaan Hay'adaha Dawlada Puntland,wuxuuna Madaxweynuhu doonayaa in uu wax badan ka badalo Saraakiisha Maamulkiisa.

 

allpuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland oo Isbedel Ku Sameeyey Hay’adda PIA/PSF oo loo Yaqaanay PIS

 

March 12, 2010Wareegto kasoo baxday maanta Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa isbedel lagu sameeyey Hay’adda PIA/PSF oo loo yaqaanay Hay’adda Sirdoonka ee PIS.

 

Heer Madaxweyne Lr 27 12/03/2010 kuna sabsan magacaabid

 

Madaxweynaha Puntland marku arkay dastuurka Puntland

 

Marku arkay heer Madaxweyne lambarkiisuna tahay 113 oo soo baxay 17.December.2009

 

marku arkay baahida loo qabo in dib u habayn lagu sameeyo Hay’adda Amniga iyo Sirdoonka Dowladda Puntland PIA/PSF(Puntland Intelligence Agency and Puntland Security Force)

 

Wuxuu xeeriyey waxaa la magacaabay

 

Gaashaanle Sare Cali Maxamed Yuusuf(Binge)-Agaasimaha guud Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Puntland(PIA/PSF)

 

Heerkaan wuxuu dhaqan galaaya marku Madaxweynaha Saxiixo,wuuna saxiixay

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland President appoints new head of intellegence service

12 Mar 12, 2010 - 1:32:46 AM

 

The president of Somalia's Puntland state Dr. Abdirahman Mohammed Farole has issued a decree early Friday to make changes in the commands of Puntland Intellegency Agency and Puntland Security Force.

 

In the presidential decree that Garowe Online got a copy, Farole saw the need in accordance to the constitution and as a president under Lr.113 of December 17,2009 to appoint Col. Ali Mohammed Yussuf (Binge) as the director of the state's Intelligence and Forces Agencies (PIA/PSF)

 

The decree, which is already signed by the president, will take into effect from 12/03/2010.

 

The government of Farole, which took power early 2009, promised to strengthen the security in order to foster the growth and development of the region.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is big news that requires a proper thread, such as this one.

 

Its not about the sacking of an individual, but about the transformation of an important state organ.

Share this post


Link to post
Share on other sites

M/weyne Faroole oo Agaasime guud u magacaaabay hay'adaha sirdoonka & amniga ee dawlada Puntland, magiciina ka badelay hay'ada PIS.

 

Garowe, Mar 12 - Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska M/weynaha Puntland Cabdiraxmaan M. Faroole ayaa lagu iclaamiyey magacaabida Agaasime guud oo ay yeelan doonaan hay'adaha sirdoonka & amniga ee dawlada Puntland.

 

Isla wareegtada ayaa magicii looga bedalay hay'ada PIS 'Puntland Intelligence Services', loona bixiyey PIA 'Puntland Intelligence Agency'.

 

Wareegtada ayaa u dhignayd sidan:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this