miles-militis Posted January 31, 2004 "..... Nabadgalyada ka jirtaa (Somaliland) sida aan mar walba u sheego aanay ahayn mid shuruudihii haysata oo tiirarkii adkaa aan ku taagnayn. ... Iminkana nabadgalyadu kuma taagna tiirar adag, dawlad ayaa ka jirta, haddana ma haysato shuruudihii ay dawlad ku noqon lahayd ee ay kaga jawaabi lahayd ilaalinta nabadgalyada. .....Iminkana cidda ilaalinaysaa ma aha awood dowladdeed ee shacbiga ayaan belaayo doon ahayn, oo haddii maanta la is yidhaahdo dab huriya cid u dhego nugul ayaan jirin. Markaa waa nabadgalyo xannuunkaas ku timid oo qofku belaayada ku diidan yahay, haddana iyada oo sidaa ay tahay oo dahab iyo doolarba dariiqyada lala fadhiyo, waxaan ujeeddaa uun nabadgalyada cidbaa ku shuqul leh astaan bay leedahay, markaa ma jirto ciddii nabadgalyada xilku ka saarnaa qaabkaasi ma dhisna" http://www.jamhuuriya.info/index.php?art_id=1716&categ=2&expand=2&file=view_article.tp Quote Share this post Link to post Share on other sites