General Duke Posted May 15, 2007 Xiriirka K/Koleyga Oo Qabtay Tartan Ciyaareed Lagu Maamuusayay Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed 15 May Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 15/05/07 Waxaa garoonka 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ka dhacday tartan ciyaareed lagu xusaayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May , waxa lagu soo badhigay garoonka ayaa waxaa ka mid ahaa oo wacdaro ay soo bandhigay ardayda dugsiga Jaabir oo sida Ubaxa u tababaran , dhinaca kale ciyaar saaxiibtinimo oo lagu maamuusaayay K/Koleyga ayaa waxay dhexmartay wiilasha K/Koleyga Heegan vs Jaabir Bin Xayaan waxayna soo bandhigeen labadan kooxood ciyaar aad u sareysay oo ay ku dheehnayd ciyaar wanaag Jaabir ayaa 59-57waxay si dirqi ah ku dhaaftay wiilashii ku ciyaarayay magaca Heegan . Maadaama ciyaartan lagu xusaayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa halkaasi ka hadlay G/X/1-aad ee G.O.S Aadan Xaaji Yabaroow (Wiish) ahna Guddoomiyaha Xiriirka K/Koleyga ,G/X/Arrimaha Bulshada G/Banaadir Maxamed Cusmaan (Dhagax tuur) Guddoomiyaha G.O.S C/qaadir Ibraahim Gacal (Abkoow) iyo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Mowliid Macaani Maxamed , waxayna dhamaantood tilmaameen in loo baahan yahay in la weyneeyo maalinta qiimaha badan ee dhallinyarada waxayna kula dardaarmeen dhallinyarada inay ku dadaalaan horumarinta dhinaca isboortiga . Iyadoo koobkii loogu talagalay Munaasabadan uu bixiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen: Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyadoo koobkaasina la guddoonsiiyaya Captan-ka kooxda Jaabir Cusmaan dheere . Daawashada Ciyaartan waxaa ka soo xaadiray mas`uuliyiin ka tirsan dowladda ,maamulka gobolka Banaadir , G.O.S iyo madax ka tirsan xiriirada hoos yimaada ee isboortiga iyo dadweyne aad u tiro badan oo aad u xiiseeya ciyaaraha wiilasha K/Koleyga. Somaliweyn Media Center (SMC) Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2007 Minister Macaane & Mr Dhagaxtuur Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted May 15, 2007 Looks like a SLAM-DUNK for the anti-TFG camp lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 15, 2007 Originally posted by TheSomaliEconomist: Looks like a SLAM-DUNK for the anti-TFG camp lol. Yeah..? But they all gave it a miss sxb.. Half empty arena..? where are the people? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2007 The people are right here. Slam dunk indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 15, 2007 Yep I can see extras been called to fill half of the arena...just like the making of an advert for a soft drink....lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2007 ^^^Yup its all an advert for how peaceful Mogadishu is becoming. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 15, 2007 These are people Jenerale Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2007 ^^^At a basketball game? Also I am no longer a General since the war ended. No titles saxib just Duke. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 16, 2007 Originally posted by The Duke: Also I am no longer a General since the war ended. No titles saxib just Duke. Like nephew like 'adeero'..claiming the doing of others.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted May 16, 2007 LOOL Duke. Si xun baa ninka u af-jartay after showing that pic lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 16, 2007 Originally posted by TheSomaliEconomist: LOOL Duke. Si xun baa ninka u af-jartay after showing that pic lol. The ghost applauding... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted May 16, 2007 Originally posted by The Duke: Also I am no longer a General since the war ended. No titles saxib just Duke. The "Duke" is not a title iam guessing? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 17, 2007 ^^^No its family name from my grandfather.. Quote Share this post Link to post Share on other sites