Sign in to follow this  
Jacaylbaro

HAPPY BIRTH DAY - LET'S ALL CELEBRATE FOR OUR COUNTRY

Recommended Posts

Blessed   

Bisika! :D You've got jokes, huuno. It's this how 'gentle men' celebrate? :rolleyes:

 

p.s It's a bit early to party, maaha?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah it is a bit early ,,,,, but is good to warm up before the BIG DAY comes :D

 

 

Now let's celebrate ,,,,,,,, are you in ??? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^Haa ceebaanin SL please, What the hell is that! :eek: :D lol. I'm sure they have a better song and dance, it looks a bit lost to be honest. Can you remove it before everyone sees it!, whats with the 4different lang??

 

p.s. whats with the white ladies, everyone knows white people cannot dance :rolleyes: ish

Share this post


Link to post
Share on other sites

Posted on Friday, May 04, 2007 - 12:34 AM

 

 

(Faallada Maanta):Meeday xuduudii Somaliland tiri waa soo xiraynaa?? Ma wadnahaa diiday? Mise danbaa u run sheegtay oo waxa idaacada laga yiri iyo xaqiiqda meesha taal baa is diiday????..

 

Tan iyo markii la aasaasay Dawlad Goboleedka Puntland 1998 waxaa Somaliland caalamka u sheegaysay inay soo xirayso xuduudaha xaqaa ee ay leedahay oo dhaca halka lagu magacaabo yoocada oo Caasimada Puntland ee garoowe u jirta wax ka yar 30KM waxayse Somaliland sheegtay in dulqaadkii dhamaaday maalintii laascaanood xooga looga saaray waftigii Riyaale oo ilaa Burco aysan laami indha saarin sidii raf loogu baacsanayay.

Hadaba goolaaftankii iyo colkii Somaliland ku dhawaaqday wuxuu soo afjarmay markii dagaal barqo laysu cadaystay uu ka dhacay halka lagu magacaabo aridhicadeeye oo laascaanood 50KM kaga beegan dhinaca Burco iyadoo dagaalkaas siwayn loogu awood sheegtay Somaliland maxaabiis iyo gawaari fabadana loogala haray kadibna firxadkoodii loo diray Burco.

 

Arintu waxay halkaas taagnaato oo Somaliland wali ka gurxanto burco iyo ceerigaabo inta udhaxaysa waxay Puntland awoodeeda saartay sidii loo dhisi lahaa somaliweyn iyadoo ku guulaysatay inay hogaanka u qabato qaranka somaliweyn sidoo kalana waxay puntland marlabaad u soo fariisatay inay hirgaliso qarankii loo dhiibay iyadoo marlabaaad awood ciidan ku hirgalisay Dawladii sitoosana u gaysay caasimada kadib markii ay kala firdhisay kooxihii maxkamadaha sheegan jiray oo iyagu sheegtay inay awooda dalka leeyihiin iyagoo adeegsaday awood shisheeye waxaase puntland laftigeedu u hiilinta qaranka somaliyeed usooo adeegsatay wadamo ay jaar soke yihiin.

 

Intaas kadib waxay Somaliland heshay fursadii ay kaga aarsan lahayd Puntland iyadoo istustay xukuumada riyaale inay marakan Puntland isugu hareen Police iyo haweenkii iyo Caruurtii maadaama ciidankii Puntland 90% loo diray Muqdisho si ay u daafacaan qaranka somaliyeed maxayse natiijadii noqotay??!! Waxay Somali ku maahmaahdaa Harag shabeel haad ma fuulo waxaa alle qadaray in ciidankii qaran ku sheega Somaliland oo dhan ay soo weeraraan Dhahar iyagoon midi ka maqnayn wax awoodana aan reeban ayna weheliyaan wasiiro gaaraya 13 oo kii ugu awood badnaa W/gashandhiga uu ku jiro .

 

Waxaa alle amarkiisa ku ahaatay in ciidamo tiro yar oo loo reebay inay ilaaliyaan Xarumaha Dawlada Puntland iyo Police kii Puntland oo kaashanaya dadka deegaanka ay 150 tigniko ka badan oo hargaysa laga soo diray ku jiiraan wax ka yar 2 saac iyadoo firxadkoodii ceerigaabo shan maalmood midba mar gaarayay gaari walbaana uu meeshii ka horaysay afka saaray si ambad ah.

 

Hadaba Somaliand waxay u qaadan wayday waxa meesha ka dhacay iyo sida gacantay qaadaba looga awood badanayo waxaa layiri waxaa jiray nin xanaaq badan oo tabar daran ninkii la hadlaba labada indhood ayuu dharbaaxo kaga soo gooyaa markaas ayaa nin walbaa dilaa maalintii dambe ayuu nin uu islahaa waad ka itaal roontahay ismaageen wuu ku dhuftay dharbaaxadii lagu yaqaanay kadibna inta ninkii ku soo booday buu dhulka ku jiiday markii laga qabtay ayuu ilmeeyay markaas baa la yiri war hebelow waligaa waa lagu dili jiraye maxaad maanta la oyday?? Wuxuu yiri waxaan la yaabay Dharbaaxana laygama hormaro Dhulkana laygama hormaro??!!!loool marka haatan Somaliland soo maaha ninkaas oo kale intay markasta isku taagto Puntland in dhulka lagu soo jiido.

 

Ugu dambayntiise waxaad moodaa Somaliland in caqligii hada ku soo laabtay sababtoo ah markay magacaabeen xubno hogaamiya dagaalka sanaag bari oo ay garwadeen uga dhigeen odaygii gabadha yar fara xumeeyay axmed yuusuf yaasiin ayaa markuu tagay ceerigaabo oo uu ka samray inuu wada hadal wax uga dhaadhiciyo odayaashii beelaha ***** oo leh deegaanka Sool iyo sanaag wuxuu yiri war bal heedhahaya si aan meesha anoo nabada uga tago oo shamaagta igu maran isaga faleego waxaad asxaan iigu samaysaan inaad dhahdaan heshiis baan gaadhnay Somaliland hadalo macaana ii dhaha oo idaacada iiga sii daaya si aan mar meeshaan uga lug baxo nimankan soo fadhiyana u kala wareegno.

 

Hadaba axmed yuusuf yaasiin waxaad moodaa inuuba keenay caqli uu kaga baxsado dagaal dambe oo uu la galo Puntland isagoo hubaalsan ama xaqiiqsaday inaysan ceerigaabo nabad ahaanayn ee lagala wareegayo hadii dagaal dambe dhaco maadaama dhamaan dhulalkii hore oo lagu dagaalay lagala wareegay ceerigaabana aysan ka agab sokayn laascaanood iyo dhahar.

 

Waxaa qormadan qalinka u qaatay Webmasterka Shabakadda warbaahinta allmudug.org Cabdinuur Mohamed Seeraar Email: qalay2005@allmudug.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

This will not crash the celebration sxb ,,,,,,,,, you better dance with us now :D

 

 

It is just someone's writing ,, not more and probably he was high with some kind of drugs ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I can't see any points here ,,,, i can see only WHY SOMALILAND NOO SOO WEERARI L'A DAHAY ?? .... and we will do the weerar when we want not to answer his question ,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The man invites you for good fight any time! why celebrate for a birth of a child that has not yet even conceived in a mother's womb? Or are in Hargeisa's mental hospital? I wonder...

Share this post


Link to post
Share on other sites

We refuse the invitation and we'll come whenever we want without an invitation ,,,,,, i hope i won't see him crying and begging us for leaving his territory ,,,,,,,,

 

 

don't pretend to be blind sxb ,,,,,, I'm sure you know the reality ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Nayruus, there is a time and a place for everything dear, why don't you open a different thread, without insulting anyone or being an annoying little so & so smile.gif

 

Thanks in advance

Share this post


Link to post
Share on other sites

You just confirmed his description of the characters that lead the doomed dream. Are you NOT a government? why would you let someone who you believe is weaker than you take away from you something that is rightfully yours and let him keep it unlawfully for more than 16 years?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this