Xaaji Xunjuf Posted November 23, 2010 Originally posted by Taleexi: Good development except Farole naming 5 out of 9... déjà vu all over again methinks. And, mark my word if it is ku dayo SL, ku dayo instead of ku dayo PL, ku dayo all would be parties should belong to the three sub clans of Galkaio, Garowe, and Qardho like the Habraha in the North West aka “SL”. However, Maakhir and SSC remain vigilant this time around since they’ve watched the same movies before. Taleexi geelinu manu gaadhin ilaa iyo nugaal guntisa waxad ku birii karta garowe clans xisbigooda cusub Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 23, 2010 Xaaji: Inaadeerow talada xun ee aad had iyo goor soo bandhigto jooji, anba Udub kuguma dirqiyo oo waad ogtahay ee ina kala daa saaxiibow Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 23, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Taleexi geelinu manu gaadhin ilaa iyo nugaal guntisa waxad ku birii karta garowe clans xisbigooda cusub Xaji Xunjuf : is gaabi awoowe, oo golaha ka fariiso, maanta waa maalintii ikhyaartee! This is no time for the grieve-stricken kind to voice past injustice Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 23, 2010 Good development for the state. As some of you already stated, it will take time to see/have politically matured parties, but 3 parties what ever their base may be are good start nonetheless! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 23, 2010 Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Taleexi geelinu manu gaadhin ilaa iyo nugaal guntisa waxad ku birii karta garowe clans xisbigooda cusub Xaji Xunjuf : is gaabi awoowe, oo golaha ka fariiso, maanta waa maalintii ikhyaartee! This is no time for the grieve-stricken kind to voice past injustice Xiinfnin shalay na waxad igu sheegtey shaydaan maantana waxad tidhi Akhyaar ma tihid . Mise Mamuulka budhcadbadeedka baad u haysata inay yihin akhyaar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 23, 2010 Originally posted by Taleexi: Xaaji: Inaadeerow talada xun ee aad had iyo goor soo bandhigto jooji, anba Udub kuguma dirqiyo oo waad ogtahay ee ina kala daa saaxiibow wayahay ilahay garowe wax kugu ma daro dee waxan is yidhi laascanood wata kulmiye ah , waxan is yidhi mala taleexi dhanka iyo garowe bu u si jeeda Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 23, 2010 ^^Xaaji Xunjufow saaka hawl baan haysannaa ee maad na daysid . waxaad tahoo dhan baan ka shakisanahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 23, 2010 Xiinow talada aad Taleexi siisay maxuma balse wali meel bugtay lug kuleedahay oo reerki madhaafsiisana wali. Sida Taleexi carabbabay si ayan unoqon tan Hargeisa ee saddexda reerood, waa in laga daayaa reer Maakhir, reer SSC, reer Mudug ama reer Garoowe wax kusalaysan oo hada intay cusubtahay lagu saleeyyaa 'idealogy', taasay macno kuleedahay. Puntland waa usahlantahay inay kahirgashaa oo sida meelahaha kale kuma foga dadku arinta reer-reeraha oo dad badanoo isku 'ideology' ah ayaa laheli karaa. Xisbayadu waa inaysan noqon kuwa shaqsiyaad kusalaysan ama iska magacowdeen amaba gobolo ee waa inay kuyimadaan fikrado kala duwanaansho dadkuna ay bartaan kaqaybqaadashada siyaasad hufan iyo taageerida xisbiga ay lara'ayi yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 23, 2010 Xaaji: Ka daa baryada Eebbe, Dhamaan Soomaalida waa dad ehel ah oo aan kala maarmin, koleyba waa aniga aragtidayda. Ta PL ee aanu reer tolkay isku haysano waa shu'uunu daakhiliya koleyba aniga carabiga waa layga badiyaa teeda kale reer SSC choice kale oo aan Kulmiye iyo Xisbiga cusub ee reer Garowe ahayn ma laha MIYAA? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 23, 2010 @shu'uunu daakhiliya intaasuu garanla'ayahay xaajigu ninyahow. Waryee Emperor, awoowe waxaan qoray dib u aqri. axzaabtu ayyaamaha hore waa iska qabaa'iil dhar huwan baan iri, waana runtay oo hal mar wax ma boodaan . Farriinta Taleexi aan usii dhiibay, waa kaftan dhable aan wax ciriq ah lahayn ee saa u garo awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 23, 2010 ^Bowe waa runtaa oo ayaamaha hore howshu waa iska adagtahay, balse inta ayan wax fasaahadin waa marka ay ugu fiicantahay in wax latoosiyo oo dadka lawacyi galiyo. My suggestions are the three parties that would be registered and legislated should have clear wide differences and opposing views. We should have things like, right wings, conservatives, left and liberals... lol 3-da fikrad/qolo(as in group) ee ugu kala fikrad fog uguna badan Puntland waa inay iyagu noqdaan Xisbiyadaas lasiinaaya platform ay dadkana ugu soo bandigi karaan isbadalka ay dhalin karaan xukunkana inay gacanta kudhigaan ay tartan ugali karaan. Saddexda qolo aan umalaynayo inay yihiin kuwa ugu badan uguna kala fikrad duwan platform-na ubaahan: 1 - Islamic party (Pro Islam party) - This group will have more connection with and seek the endorsement of Puntland Ulema. 2 - The old guard and the military men, those whose expereince and input is invaluable at times of war, men like Yusuf Yey, current VP and Interrior minister. They mostly have connections with and seek the endorsement of the traditional elders. 3 - This I call the alternative option, the middle-group, the in-between, the diaspora will lead or make a great majority of this group, rather like an independent. Of course, there will be a huge number of diaspora that will fall, support or may even lead the first two but those who have different, the intellectuals - a federation group. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 23, 2010 ^^Good suggestions. In fact I think what you are suggesting will be the result of Puntland's natural political discourse... But a lot will depend on how open the process of establishing multiparty system will be . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 23, 2010 Originally posted by xiinfaniin: Xoogaa taariikha, iyo xaqaa’iq siyaasi ah oo Puntland ka dhacday: 1998 markii Puntland loo fadhiyey yagleelkeeda, SSC & Maakhir baa odogii reer Muduga ahaa jeclaaday oo laga reebi waayey. Waa ayagii doortay 2004 markii odogii Mudug tegey oo sallaantii dawladnimo kor u fuulay, SSC & Maakhir baa oday reer Qardhood ah laga reebi waayey. Xattaa mid iyaga ah oo reer SSC ah baan u keenay, boqorkaan rabnaa bay yiraahdeen oo reer Qardhood doorteen. 2008 markii lays dooranayey, SSC baa oday reer Garoowe ah laga reebi waayey. Mid reer Maakhir ah baa loo keenayoo, isna waa iyagii diiday. Intuu Maakhiri na xukumi lahaa, Garoowaan doortay waa iyagii yiri. Waa iyagii doortay. Hadda axzaabbaa soo socatee, siyaasaduna sadaqo maahee, reerku intay dacwada joojiyaan, tartanka haka qayb galeen. Hadday 3 dexda magaalo ee aad sheegtay xulufo la yihiin, ceeb maahane ha ogaalaadeen. Hadday xulufadii hore u shaqayn weydey, kuwa cusub ha dhisteen. Waa taa xaajada raggu, awoowe Reerkiinu gar, kaayaguna gar leh, reer Maakhirna gar leh bay u egtahay sheekadu balse arrinta uu faahfaahiyey Emperor baan ku haystaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted November 23, 2010 Here is my suggestions: The election commission: Members: 9 Selection: 8 to be named by regions they represent and 1 by the government. Criteria and Qualifications: to be set by the government and vetted by the parliament. Deadline: Need to be set by government and adhered to. Rules, Regulation and Terms of reference for the commission: to be set by law and made clear to everyone especially the populace. The Parties: once the election commission is set - they need to set out clear guidance on how one can go about forming a party and the rules, regulations and criteria one needs to fulfil in order to register a party. my suggestion for this are; that the election commission should set a number of parties that can be registered - for example - five parties maximum . Rule number 1 - each party that is set should be composed of members that belong to each clan/region. rule number 2 - each party needs to have well defined name (in af soomaali only) & insignia and more importantly a distinct policy and manifesto. Rule number 3 - things that are not allowed e.g clan innuendos/leaning - secessionist tendencies, anti federalism etc. Rule number 4 - acceptance of the results without threats or theatricals. Rule number 5 - setting of deadline for parties to register. those are the things that i can think of now - criticise, add, remove and do what ever else that you think can improve. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 23, 2010 Not while Farole rules ya Sayid. Never while that man rules. Quote Share this post Link to post Share on other sites