Sign in to follow this  
Somalina

Abaar ka Taagan Gobolka Togdheer

Recommended Posts

Somalina   

Guddoomiyaha gobolka Toghdeer ee maamulka Somali-land, Yaasiin Max’ed Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada gobolka ay ka taagan tahay abaar saameysay dadka iyo duunyada ku nool gobolka.

Yaasiin Max’ed Cabdi, ayaa xusay in kormeer ay ku soo mareen degmooyinka gobolka ay ku ******** in biyo iyo baad yari ay saameysay nolosho xoola dhaqatada gobolka.

Gudoomiyaha gobolka Togdheer, ayaa ugu baaqay xukuumadda Soomaali-land in ay si degdeg ah wax uga qabato xaaladaha ka taagan deegaanada gobolka, ka hor inta aysan xaaladda gaarin meel aan wax laga qaban Karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Libaahe*:

NinaNC. Are you not going to send some bananas,papayas from your farm in Janalle?
:)
for Togdheer.

Wax lagu farxo ma ahan abaarta ee xishoo inadeer.

 

Wixii loo sameyn karo reer Togdheer waa in loo sameeyo muhiimada. Yaa ka ag dhow? mar walba wey dhacdaa abaartan oo wax cusub ma ahan, haddana ka hortag lama sameeyo oo muuqaal leh marnaba, dhaqsada Guddi sameeya dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

lol@ gudi :D . Anigu waxbana kuma farxiin ee waxan ku iidi Papaya iyo Moos so uma so diiraysiid Togdheer? :D and Inshallah abaartu wii tagaysa like you said abaartu wax ku cusub maha this region it has been having droughts for over centuries and it survived.The rainy season is around the corner .The government will do everything it can to help the drought victims(mostly nomads,livestock and their villages which are effected at most times) so everything will be fine inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Allah baanu ka baryanaa inuu u gargaaro shacabka soomaaliyeed, dhibaatadana ka dulgaadu, ugana badalo raxamaadkiisa, roob iyo barwaaqo amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Togdheer oo qudha mahaa, meelo badan ayay abaartu dhibaato badan u keenta. Biyuhuna roob uun kuma yimaadaan, dhulku biyo wuu leeyahay ee waxa loo baahan yahay in ceelal la qodo siday dhibaatadu u yaraato dadkuna ka beero samaystaan. Insha Allah khayr.

 

JB,

Is there an organisation which does research on droughts and the areas most effected?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this