Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Dhalinyaro reer Somaliland ah oo Alshabaab ku biiray oo maydkooda la helay

Recommended Posts

Dhalinyaro reer Somaliland ah oo Kanada uga yimi inay Al-Shabaab ku biiraan oo Maydadkooda la helay

 

 

Maydka Dhalinyaro reer Somaliland ah oo ka soo laabtay dalka Kanada, si ay uga dhinac Dagaallamaan Kooxda Al-Shabaab ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa la sheegay in laga helay Magaalada Muqdisho.

 

Sida aanu ka soo xiganay Wargeyska Globe and Mail oo ka soo baxa dalka Kanada, Shan qof oo Dhalinyaro Soomaali ah oo ku koray, isla markaana wax ku bartay dalka Kanada, ayaa Maydadkooda laga helay Magaalada Muqdisho, ka dib markii la waayay badhtamihii bishii October ee aynu ka soo gudubnay. “Maydadkoodu way is-daba yaalleen markii Sawiradooda la arkay. Shan dhalinyaro Soomaali Kanada ka tegay ah oo Madaxa Rasaasi kaga taalay, ayaa la waayay badhtimihii Bishii October.” Ayaa lagu yidhi Warbixin lagu baahiyay Wargeyskaas.

 

Warbixinta Wargeyska waxa lagu sheegay in dhalinyaradan oo afar ka mid ahi ay ahaayeen reer Somaliland, isla markaana Qoysaskoodu deggan yihiin Somaliland ay ehelkooda ku nool Magaalada Toronto ee dalka Kanada waajaheen su’aalo tiro badan oo ay waydiiyeen Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga ee Kanada, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen; in ay aqoonsadeen Sawiradooda? In ay Ubadkoodii ahaayeen? Waxa iska bedelay Noloshooda geerida Ubadkan ka dib? Iyo in ay shaki ka qabaan Dhalinyar kale inay Soomaaliya tegaan iyo in kale. “Qoysaskani waxaas oo su’aalo ah wax jawaab ah umay haynin. Haa, qaar ka mid ah Asxaabta dhalinyarada qaarkood ayaa sheegay in dhalinyarada qaar ka mid ahi ay muujinayaan in ay daacad xag-jir ah u yihiin Diinta. Halka kuwo kale ay ka baxeen Dugsiyadii ama ay ka niyad-jabeen Waxbarashadii. Hase yeeshee, Waalidiinta ayaa ka walaacsan Ubadkoodan.” Ayaa ka mid ahaa Warbixintaas.

 

Wargeysku wuxuu sheegay oo kale in Dhalinyarada badankoodu ay u socdaalaan Soomaaliya iyaga oo aan cidna waxba ogaysiin. Kuwaas oo da’doodu u dhaxayso 20 ilaa 30-jir. Qaarkood ayaa la sheegay inay Waalidkood ku wargeliyeen in ay u socdaalayaan Kenya, balse umay sheegin inay Toronto ku noqonayaan iyo in kale. Waxaanu Wargeysku intaa ku daray in ay taa bedelkeeda dhalinyaradani Waalidiintood kala hadlaan Telefoono. Waxaanay Saraakiisha Amniga ee Kanada aaminsan yihiin in Dhalinyaradan la la’yahay ay ka gudbaan Xuduudka Waqooyi ee Kenya la leedahay Soomaaliya, isla markaana ku biiraan Kooxda Al-Shabaab. “Dawladda taagta daran ee Soomaaliya waxay u muuqataa in ay taageero ku wayday sidii ay uga hortegi lahayd faafitaanka xag-jirka.” Sidaa waxa yidhi Madaxa Ciidamada Booliska ee Kanada William Elliot. Waxaanu sheegay in uu gaar ahaan walaac ka qabo saamaynta Soomaalida reer Kanada ee u socdaalaya Soomaaliya, isla markaana dib ugu noqda Kanada.

 

Dhalinyartan Maydkooda laga helay Magaalada Muqdisho ee afar ka mid ahi ay ahaayeen reer Somaliland, sida uu Wargeysa Global and Mail qoray, ayaa laba ka mid ahi ay ku dhasheen dalka Kanada. “Waxyaabaha ay ka walaacsan yihiin hoggaanka Soomaalida Kanada, ayaa ah in dhalinyaradani aanay halgan u soo marin ku-noolaanshaha dalalka reer Galbeedka. sababtoo ah, ugu yaraan laba ka mid ahi waxay ku dhasheen Kanada. Halka kuwo kalena ay halkan wax ku barteen ilaa dugsigoodii hoose.” Ayay tidhi Warbixinta Wargeyskani baahiyay oo intaa ku dartay, “Caruurtani waxay ka soo jeedaan Qoysas xushmad mudan, waxaanay dhigteen Dugsiyo iyo Jaamacado. Kuwa la la’yahay xitaa qaarkood kuma hadli karaan Af-Soomaaliga. Waxa jira Warar laga shakisan yahay oo sheegaya in ay hore ugu biireen Kooxda Al-Shabaab ee Koonfurta Soomaaliya, inkasta oo afar ka mid ahi ay ka soo jeedaan Qoysas dhalasho ahaan ka soo jeeda Deegaanka nabdoon ee Somaliland.”

 

Maamulaha Masjidka Abu Hurayra ee Magaalada New York Cumar Kirix oo uu soo xigtay Wargeyskani ayaa la-yaab ku tilmaamay in dhalinyaro reer Somaliland ahi ku biiraan Kooxda Al-Shabaab. “Waa wax laga welwelo, Waalidkoodna way ka walaacsan yihiin. Waxaanad ka fikirtaa sida uu u welwelayo qof habeen kaliya waayay qofkii uu jeclaa. Waa wax aad looga walaaco.” Ayuu yidhi Cumar Kirix. Waxaanu sheegay in Qoysaska Dhalinyaradani aanay ka war qabin sababta keentay inay u Caruurtoodu u socdaalaan Koonfurta Soomaaliya.

 

Dhinaca kale, waxa laysku khilaafsan yahay habka ay dhalinyaradan ugu suurtogasho inay tegaan Magaalada Muqdisho. “Waxa lay sheegay in qof ka mid ahi uu ka hor intaanay tegin uu isagu tego Soomaaliya, isla markaana u abaabulo siday u bixi lahaayeen.” Sidaa waxa yidhi Madaxa Ururka Soomaalida Kanada Axmed Xuseen. Waxaanu sheegay in laba ka mid ah Soomaalida ka yimi Maraykanka ee ku biiray Kooxda Al-Shabaab ay Kooxdaasi dishay, ka dib markii ay isku dayeen inay ka baxaan Kooxdaas.

 

Sidoo kale, mid ka mid ah Soomaalida dawladda Kanada ka caawinaysa baadhitaanka Dhalinyarada la la’yahay oo ka gaabsaday in Magaciisa la shaaciyo, ayaa yidhi, “Al-Shabaab waxay doonaysaa inay duufsato dadka nadiifta ah ee sida wacan wax loo baray, taasina waa sababta mar walba keentay in Caruur ka soo jeedda Qoysas wanaagsan loo waayo.”

 

Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horraysay ee ay Dawladda Kanada shaaciso in dhalinyaro reer Somaliland ahi dalalka dibedda uga tageen, si ay ugu biiraan Kooxda Al-Shabaab.

 

 

Xigasho: Wargeyska Ogaal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Born in Canada, educated, from respected families and they might be fighting for the shadowy al-Shabab

 

Several young Somali-Canadians have fled Toronto to fight in a homeland that most of them have never seen. Joe Friesen and Colin Freeze visit a community in shock

 

The photos were laid out one after another, headshots of five young Somali-Canadian men who disappeared in mid-October.

 

The man from the East Africa desk of the Canadian Security Intelligence Service asked anguished parents the usual questions: Do you recognize any of the men in these pictures? Did you know them, or did your son? Did anything change in his life recently? Any indication of new friends or new interests?

 

The families often had no answers. Yes, some sons had recently chastised their parents for not showing sufficient religious devotion, friends say. Others had dropped out of college or lost interest in their studies. But most parents remain bewildered by their sons' disappearance.

 

The men left the country without a word of warning. They range in age from early 20s to early 30s and all worshipped at the Abu Huraira mosque in North York, community leaders say. Two or three have since called home to say they travelled to Kenya, but didn't say whether they ever plan to return to Toronto. The language they used in the phone calls is similar, an indication that they may have been told what to say.

 

Security officials believe the missing men have crossed Kenya's northern border with Somalia to join al-Shabab – literally “the youth” – an al-Qaeda-inspired Islamist movement that has swept across southern and central Somalia.

 

“Somalia's fragile coalition government appears helpless against a widespread Islamist insurgency that is gradually tightening its grip,” RCMP Commissioner William Elliott said in a speech last month. He added he was particularly concerned about the jihad spreading to “Somali-Canadians who travel to Somalia to fight and then return.”

 

On Thursday, a suicide bombing believed to be the work of the al-Shabab ripped through a graduation ceremony in Mogadishu, killing three Somali cabinet ministers, several journalists and more than a dozen students. Similar bombings have been perpetrated by Somalis raised in Europe and the United States.

 

In Somalia, and increasingly in Canada, community leaders view such attacks as war on their own futures. The refugee communities that fled the civil strife 20 years ago had hoped that generations raised in the West would break the cycle of bloodshed, poverty and anarchy. The cruel twist is that a handful of youth within the Somali diaspora are being pulled back to their homeland to perpetuate it.

 

Security officials say al-Shabab is to Somalia what the Taliban was to Afghanistan a decade ago: Violent Islamist warriors who promise law and order, but whose barbaric practices include cutting off the limbs of thieves and stoning teenage rape victims to death.

 

Somalia hasn't had a stable national government since 1991. The U.S., the UN, Ethiopia and the African Union have all tried unsuccessfully to bring a semblance of security to the country. The current leadership, known as the Transitional Federal Government, has limited reach even within the capital, Mogadishu. It's opposed by several rebel groups, most notably al-Shabab, as well as the pirates that hold sway in the northern province of Puntland.

 

Last month, U.S. prosecutors charged a group of American Somalis with recruiting at least 20 of their own kinsmen from the Minneapolis area to join the al-Shabab, including some who have become suicide bombers. Until recently, no one in Canada thought Toronto would be the next target.

 

“We used to argue with our American friends. We would say, ‘We will never have this extremism in Canada because we are a tolerant society.' … None of our mosques were known for spreading an extremist message,” said Abdurahman Jibril, head of the Somali Canadian National Council, a group that lobbies to improve social services for Somali immigrants.

 

What's most troubling for Somali-Canadian leaders is that these are not young men who struggled to adjust to life in the West. At least two were born in Canada. The others were educated here from primary school onwards. They are the children of respected families who have found work and integrated into the broader community, leaders say. They attended either college or university. Most of the missing men can't even speak Somali, the community leaders add.

 

Parents are perplexed: They still see the Somali conflict as an internecine tribal war, not a religious conflict. How could their sons reconcile returning to a ravaged country their families sought so desperately escape?

 

A further contradiction is that they may have joined a movement based primarily in Somalia's south, in the city of Kismayo, even though four of the five men are descended from families from the relatively stable northern province of Somaliland.

 

Somaliland was overseen by the British during the colonial era, while the south was run by the Italians. Somalis generalize by describing northerners as more reserved, and southerners as more outgoing. Northerners live primarily in the Scarborough area, while southerners dominate the area known as Little Mogadishu, around Kipling Avenue and Dixon Road. The bulk of Toronto's 50,000 Somalis live in the apartment towers and public-housing projects that dot that corner of Etobicoke.

 

Omar Kireh, administrator of the Abu Huraira mosque, where the men prayed, said it's strange that northerners would join a southern insurgency. But nothing is predictable with the younger generation, he added, who know little of the country's fractious tribal politics.

 

“It's upsetting. Their parents are worried,” said Mr. Kireh, a soft-spoken middle-aged Somali with a grey beard. “Think about someone missing a loved one for just one night. This is much worse.”

 

His mosque, a nondescript, out-of-the-way building on a North York cul-de-sac, started above a convenience store not long ago, and has quickly grown by promising to focus on youth and back-to-basics Islam.

 

In the fall, the mosque's new, hard-line imam, a charismatic young Somali named Said Rageah, created a minor controversy. In a lecture to the congregation, he said Muslims in Canada have to stop “so-called Muslims” who team up with “kuffar” (infidels) to stop the spread of Islamic dress. Imam Rageah urged true Muslims to stand fast for the right to cover up, saying he wanted to see beards, niqabs , and other Islamic dress “everywhere in the city.”

 

Imam Rageah was not at the mosque last week, but Mr. Kireh, described the controversy as a tempest in a teapot. He said the sermon was taken out of context and the real concern is getting the missing men back home.

 

To protect their families, he won't reveal the men's identities, and he said he's not sure what might have motivated them to leave the country. Perhaps it was for the sake of adventure, he suggests. But he stresses that no one yet knows where they are, or whether they have joined al-Shabab.

 

Recruitment is a source of much speculation in the Somali community. Many say it was done through the Internet, perhaps in video-chat rooms that leave no record of what has been said.

 

Others raise the possibility of a mysterious sixth man, an older gentleman who travelled frequently between Canada and Somalia and may have acted as a recruiter.

 

“I'm told that the person who recruited them left the country before them and then made arrangements for them to follow him,” said Ahmed Hussen, president of the Canadian Somali Congress.

 

How they were targeted is still a matter of debate. Many mothers say they worry their sons could be next.

 

“Al-Shabab is going to take the bright ones: Usually it's clean cut, conscientious well-educated people. That's why you always hear these kids are from good families. These are middle-class kids. That's why it's so shocking. If they can infiltrate these kids then nobody is safe,” said one Somali community leader, who asked to remain anonymous because he's working to find the missing men.

 

“Today, al-Shabab, al-Qaeda, they're an attraction for the young people. In our day it was socialism and injustice … now it's Islam, and the injustice they see is Americans bombarding the children of Palestine and Afghanistan,” he said.

 

If the men have joined the insurgents, they have likely already been moved to a training camp in the bush outside Kismayo to be cleansed of their Western tendencies, he added. Eventually they will be pushed into the fight.

 

If things have already gone that far, it will be difficult for the men to extricate themselves, should they have a change of heart.

 

Mr. Hussen said two Minnesota men who tried to leave were executed by the insurgents.

 

The United States and Australia have formally blacklisted al-Shabab as a banned terrorist group. Canada has yet to follow suit.

 

Part of its reluctance may have to do with complications arising from the kidnapping of Amanda Lindhout, who was held for 15 months in Somalia until her release a couple of weeks ago.

 

A Somali gang shuffled the Canadian journalist through some al Shabab-controlled cities and threatened to hand her over to the terror group at times. Designating al-Shabab as a banned terror group could've been taken as a provocation that might have endangered her life.

 

The CSIS agent who met with parents of the missing men reassured them that if the men return to Canada they may not be subject to sanction under Canadian law, because the group is not formally banned. The RCMP, though, say travel to support any terrorist group can be considered a crime.

 

For the parents of the missing men, the question is whether they will come back at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this