Jabhad Posted July 7, 2007 Mid ka mid ah Gacan yariyaashii Yuusuf Indha Cadde oo xil looga Magacabay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Taliyihii ciidamadii maamulkii hore ee gobolka Shabeellaha hoose ee uu hoggaamin jiray Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde ) ayaa loo magacabay taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Gobolka shabeellaha hose Nuuriye Cali Faarax ayaa wareegto ka soo baxday wasaaradda arimaha gudaha loogu magacaabay taliye Kuxigeenka ciidamada booliska gobolka Shabeellaha hoose sida lagu qoray wareegtadaas. Horjoogihii Maleeshiyadii Indha Cadde ee Maamuli jiray Gobolka ugu badan wax soo saarka dalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid la doonayo in arrinta Gobolka Shabeellaha Hoose ka bixin gacanta beelaha kale ee Soomaaliyed, iyadoo Gobolkan tan iyo markii Soomaaliya xoriyadda ka qaadatay Gumeysigii Talyaaniga marba maamulkii talada dalka la wareego ku lug yeelan jiray Maamulkiisa, iyadoo dadka Gobolka asal ahaan ka soo jeeda marna aysan si buuxda u Maamulin. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Biixi Posted July 7, 2007 nuradiin007 iska ilaaliya wuxuu soo tabiyo ninkaas iyo runta mar horee is fureenaa la dhahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 7, 2007 what about him ????? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 7, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: what about him ????? Weli mel aya lo fir-firana odeyga , ee bal sug ha carifiin saxiibo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 7, 2007 looool ,, i hope he won't shave his beard and come back to xamar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted July 7, 2007 You know what they say. Meet the new boss, same as the old boss. If anyone was fooled by the self-proclaimed probity of this TFG gang, you have only yourself to blame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted July 7, 2007 nuradiin007 iska ilaaliya wuxuu soo tabiyo ninkaas iyo runta mar horee is fureenaa la dhahay. Xuubsireed iyo isaga yaa been badan. Both are pro Tigre occupation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 8, 2007 Its ammusing. One minute the TFG is out to get the clan of Mogadishu and the next it gets insulted for employing some junior members of the former groups. Make up your minds people. Quote Share this post Link to post Share on other sites