Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu Courts anti-Secesionisam, warlords Pro Somaliland....

Recommended Posts

The alliance of warlords and Courts fighting over the control of Mogadishu have taken two opposing position when it comes to Somailand. The Courts have said no to the break up of the nation and the warlords have come out in favour of destrying the unity of the nation..

 

SHEEKH XASAN DAAHIR AWEYS OO KA DIGAY AQOONSIGA DOWLADDA ITOOBIYA SIIYSO MAAMULKA SOMALILAND

 

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah mauuliyiinta sarsare ee midowga maxaakiimta islaamiga ee magaalda muqdisho oo ka hadlay muranka Golaha baarlamaanka dowladda soomaaliya hareeye ee ku saabsan safaaradda Itbiya ka furatay degaanka Somaliland iyo aqoonsiga dowladda Itoobiya ee soomailnad ayuu ka dhawaajiyey in Itoobiya aysan xilligaan bilow u aheyn is ku dayga ay ku dooneyso in ay ku kala qeybiso soomaaliya taasoo ah qorshe ay weligeed ku taami jirtay taasoo uu ugu digay dowladda federaalka soomaaliya in ay ku kadsoomin oo ay wax walba xaqiiqdooda gaaraan.

 

Dhinaca kale Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka hadalay sidii ay dowlada federaalkakmg soomaaliya u dayacday ciidamadii hore ee qalabaka sida isagoo ku sheegay in ciidmadii horey ay leeyihiin waay aragnimo ciidan iyo mid dowladeedba ayan u baahan yihiin insidooda looga faa’ideysto ayan yihiin kuwa soo saari kara tababar karana maleeshiyada iyadoo loo kalaxulayosiday u kala wanaagsan yihiin .

 

Dowladda federaalk soomaaliya waxaa uu sheekhu ka dalbaday in ay shacabkawax muuqda u qabtaan oo ay meel ska dhigaan kala qeybsananaata iyo wax qabad al’aanta joogtada ku noqtay xilli laga sugayo wax qabad ay ummada soomaaliyeed la;eyed muddo 15 sano ah dowlad wax u qabata .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mid Ka Mid Ah Hoggaamiye Kooxeedyada Muqdisho Oo Taageeray Safiirka Itoobiya La Sheegay In Ay U Magacowday Somaliland

HARGEYSA, Khamiis /04/05/2006

 

 

mid ka mid ah hoggaamiyayaasha ku hubeysa magaalada Muqdisho isla markaana ah ganacsade caan ah ayaa taageeray safiirka Itoobiya u magacowday maamulka la magac baxay Somaliland.

 

 

Waxaan taageersanahay oo aan u hambalyaynayaa dawlada Itoobiya safiirka ay u soo magacawday Soomaliland kaas oo aan u arko mid guul ah." Sidaa waxa yidhi ganacsade Bashiir Raage Shiraar oo ah gudoomiyaha shirkadda Kaamil ee gacanta ku haysa garoonka cisalay ee magaalada Muqdisho.

 

 

Ganacsaduhu waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in la aqoonsado Somaliland oo buuxisay shuruudihii loo baahnaa, isagoo yidhi: "Caalamka waxaan ugu baqaynaa in dalalka kalena ay ku daydaan oo ay gaystaan safiiro waayo Soomali maanta cida dawlada rasmiga ah leh ee kala danbayn iyo maamul leh waa Somaliland markaa waxaan kula talin lahaa Midawga Afrika iyo beesha calamkaba in la ixtiraamo masiirka ummadda Somaliland, ma qabo anigu nin dhulkiisa ay dhiiqo dhex fadhido in uu ka hadlo wax aanu samayn karin oo ay dad samaysteen, waxaan u sheegayaa in ay dhamaatay wakhtigii dadka la caburin jiray oo maanta aduunku uu yahay in cidii isla jaan qaadi kartaba ay tahay in la tix geliyo.

 

 

Somaliland kama liidato East Temor oo aduunku madaxbanaani siiyey, markaa waxaan qabaa cida meelahaa ka hadlaysa ee leh dalka yaan la kala goynin shalay ayaa isku daray horta ha la waydiiyo,

 

 

wuu dhamaaday wakhtigii cunsiriyiintu ay dadka ku beer laxawsan jireen midnimada Soomaliyeed waa muqadas, rajiimkaasina waa ku daayey kuwa mooday in uu wali nool yahay waxa aan u sheegi lahaa cidlaad gudaysaan."

 

Warlord support for Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Marna waxaad na leedahay maxkamadu waa xaaraan oo dad aan u qalminbay qisaasayan imikana waxaad ka dhigaysaa in hadalkoodu wax ku ool yahay..bal saaxiib dhinacuun isku raac.

 

 

As far as Somaliland is concerned, it doesn't matter who supports or against it in Xamar..it remains internal issue for Somalilanders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ What remains an intenal issue. This was not about North West Somalia. Just highlighting how things stand in Mogadishu.

 

It matters not what self deluded secesionists think. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

comical ali

 

why didnt you tell me you started comedy rolling once again, i would have tuned in long time ago, :D:D

 

am not too suprised this aweys dude is not too fond of us since alot of his commarad are in dungeons or awaiting executions for their little adventures in somaliland not too long ago. :D

 

 

somaliland has long history of kicking bigger wadaad wannabes in the teeth, please dont make this ant into something he is not. :D

 

 

but anyway how is adeero beerlaxoox mission to be president going is he still waiting for those 20,000 african soldeir to make it happen. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ lol. Our government is in Baidoa and the troops are forming. It will take much effort and time.

 

The looney secesionists are now so desperate they cite Dayniile.com and non existant political organisations in Mogadishu as means of gaining that recognition.

 

If that does not work , you can always send out new love letters from Warrabe to the people of Mogadishu. :D

 

As for Bashir Raage, he is an individual and has a right to his opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this