Sign in to follow this  
Juje

ICU's excuse is it becoming stale?

Recommended Posts

Juje   

There are people dying lack of food and shelter and also beng in danger of crocs and snakes.The affected areas are mostly in ICU cpntrolled part of the country. They, the Maxakamiinsm have not done any usedulll help for the distraught people m cause they, understandbly, dont have the logistics, capacity, ability nor the organisation to mount a response for such disaster. They have tried to raise funds from the people through radio call-ins , but as far as my knowledge is concerned I have read so far only 50 or so tins of 'timir' being delivered to effected people. To say that is not enough would be over statement.

On the other hand , now that the UN is trying to step up its efforts to assist and alleviate the problem from the people and regions affected by the severe flooding. The ICU ironically has attached conditions, laughable ones indeed. Conditions such as not to use Ethiopian Cargo planes for relief supply, and to make it worse the accusation that the Ethiopians intelligent agents and the UN in Nairobi are planning to send contaminatedc and harmfull items to areas controlled by the ICU m,ilitias in attempt to ease the capture of the country b y Ethiopian forces.

This is absurd to say the least if not a bad joke. It is dangerous factor which proves the ICU having seen they have captivated the minds of many can now utter any irrational excuse and still believed by the many. A stage where one individual organisation or charecter can have such an influence on a whole people is scaring.

 

Maxkamadaha Islaamka oo Hay'adaha samafalka uga digay isticmaalka dayuuradaha laga leeyahay Itoobiya

 

Golaha maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ayaa digniin ku wajahan isticmaalka dayuuradaha laga leeyahay dalka Itoobiya u jeediyey hay'adaha samafalka ee ka howl gala gudaha Soomaaliya gaar ahaan goobaha ay ka taliyaan maxkamadaha Islaamka oo haatan qaar ka mid ah hay'adahaasi ay ka wadaan gurmadyo loo fidinayo dadka ku waxyeeloobay fatahaadaha ka dhashay webiyada shabeelle iyo Jubba iyo daadadka ka soo rogmaday roobabkii lixaad lahaa ee ka da'ay qaar ka tirsan gobolada dalka.

 

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur oo ah ku-xigeenka madaxa amaanka ee golaha maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed oo isagu digniintan soo saaray ayaa ugu hanjabay in hay'addii lagu helo iney arintaasi ku xad gudubtay ay qaadi doonto mas'uuliyada wixii ku yimaada diyaaradaha laga leeyahay dalka Itoobiya hadiiba ay isticmaalaan “Ma aqbali karno in dayuurado Itoobiya laga leeyahay ay ka qeyb qaataan hawlaha samafalka ah ee haatan socda, iyadoo ciidamadeedu ay heystaan deegaano ku yaala dalkeena waa Cadow soo jireen ah, ninku necebna har kuuma jiido, cidii soo kireysatana iyadaa iibin doonta, anaguna mas'uul kama nihin wixii ku dhaca” ayuu intaa ku daray Abuu Mansuur oo ka hadlayey sababaha ay hay'addaha samafalka uga mamnuuceen isticmnalka dayuuradaha Itoobiya laga leeyahay.

 

Talaabadan ay maxkamaduhu qaadeen ayaa ka dambeysay markii maalmihii la soo dhaafay ay soo baxeen warar sheegayey in qaar ka tirsan hay'adaha samafalka oo ay ku jiraan kuwa Q/Midoobay ay gorgortan kula jiraan shirkaddo dayuuradeed oo laga leeyahay dalka Itoobiya, si ay u helaan dayuurado yar yar oo ay u kaashadaan hawlaha samafalka ee hadda ka socda qeybo ka tirsan gobolada koonfureed ee Soomaaliya oo fatahaaduhu ay dhibatada ba'an ka abuureen.

 

Dayniile

 

 

Ciidamada Tikreega oo kaashanaya Hey'adaha Samafalka ee Qaramada Midoobay oo Qorsheynaya in diyaaradaha Samafalka lagu keenayo laga soo daadiyo Sun.

 

Muqdisho, 03-December-06 ( Qaadisiya.com) Wararka naga soo gaarayo Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya ayaa waxa ay xaqiijinayaan in Hey'adaha Qaramada Midoobay iyo Sirdoonka Ciidamada Tikreega ay halkaasi kulamo kuyeesheen isla markaana ay kawada tashadeen qaabka keliya ee lagu geli karo Wadanka Soomaaliya laguna qabsan karo.

 

Warkani oo Sir ahaan ay qaadisiya uga heshay Rag lashaqeeya UN-ka oo kusugan Nairobi ayaa qorshaha waxa uu yahay in Ciidamada Tikreega ah ay isticmaalaan diyaaradaha ay leedahay Qaramada Midoobay qeybteeda gargaarka taasi oo la damacsan qorshooyin fara badan.

 

Qorshooyinka ay ciidamada Tikreegu Dageen ayaa waxaa kamid ah in Marka hore diyaaradaha Qaramada Midoobay ay soo raacaan Kooxo Tikree ah oo katirsan Sirdoonka Wadanka Itoobiya isla markaana ay baritaano ku sameeyaan halka ay ku kala sugan yihiin Ciidamada Golaha Maxaakimta, waxayna doonayaan in baaritaankaasi ay dhanka Hawada kasoo sameeyaan kahor inta aysan diyaaraduhu soo degin iyagoo sheegaya xilliga ay baaritaankaasi wadaan in ay baadi goobayaan goobaha ugu wanaagsan ee deeqda ugu horeyn lagu dejin karo.

 

Diyaaradaha ugu horeeya ee Deeqda Keenaya Soomaaliya ayaa la qorsheeyay in keenaan Deeqdii loogu talagalay iyadoo sirdoonka itoobiyaankuna ay soo raacayaan diyaaradahaasi.

 

Qodobada kale oo ay qorsheeyeen ayaa waxaa kamid ah in Garoon ay Maamulaan Golaha Maxaakimtu aanay ku deganin Diyaaradaha Hey'adaa Samafalka ee Qaramada Midoobay oo ay ku degaan keliya garoomada iyagu ay la noqoto.

 

Waxaa kaloo kamid ah Qorsheyaasha in Marka laga gudbo qeybinta deeqaha wejigiisa koowaad loona gudbo wejigiisa labaad ay soo raacaan Diyaaradaha UN-ka kuwa Tikreega ah oo xilligaasi lagu tilmaami doona in ay yihiin kuwa sugaya Amniga Diyaaradaha UN-ka iyo Shaqaalaha Saaran.

 

Inta ay hawsha qeybinta aysan ka bilaabin wejiga labaad Gobolada dalka Soomaaliya oo Fatahaadaha ay waxyeello ba'an u geysteen AY KUSOO DAADIYAAN GOOBAHA MAXAAKIMTA AY DEGAN YIHIIN SUN, TAASI OO AH MID SAACADO BADAN QOFKA UU KU SUUXSANAANAYO, kadibna ay sidaasi kula wareegaan Ammaankii goobtaasi iyo hubka Ciidamada golaha Maxaakimtu ay heystaan.

 

Qorshahani sirta ah oo ciidamada Itoobiyaanka ay lawadaan Mas'uuliyiin katirsan Hey'adaha Samafalka oo iyagu si aad ah looga yaqaano Soomaaliya ayaa waxaa ku wehliya Mas'uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka oo ay horsed kayihiin Col.C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Cali Maxamed Geeddi!!!!!!!!!!!!!

 

MAXAAKIMTU MAXAY KAYIRAAHDEEN.

 

Mas'uul katirsan Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sh.Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo ka hadlay Qorshaha lala damacsan yahay Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in Inshaa Allaah Qorshahaasi ay ka hortagi doonan isla markaana ay ku wargeliyeen Hey'adah Samafalka in waxyabahaasi aanan lagu arki Karin sidoo kalena aanan lagu arki Karin iyaga oo wada Sirdoon Itoobiyaan iyo wax diyaarado ah oo itoobiyaanku ay leeyihiin Ciddii ay ku arkaanna ay ku qaadi Doonaan Shareecada Islaamka.

 

Qaar katirsan Mujaahidiinta oo Sirtani maqlay ayaa iyaguna ka codsaday Mas'uuliyiintooda in diyaaradaha laga shakiyo loo tilmaamo un kadibna Inshaa Allaah ay arki doonaan Diyaaradahaasi Wixii Allaah aktiisa uga qoran.

 

MAXAA SHACABKA LA GUDBOON.

 

Shacabka Soomaaliyeed oo iyagu dhibaatooyin fara badan kujira hadana ay u dheertaya fatahaadaha loona sii raaciyay hanjabaadyo ayaa waxaa la gudboon in ay si aad ah uga feejignaadaan Arrimahaasi oo kale isla markaana ay iska difaacaan.

 

Soomaalidu oo horey ugu maahmaahday BAAHI BAKHTI LOOMA CUNO ayaa lagu dhiira gelinayaa in aysan marnaba u baahan wax ay qaramada midoobay soo wado isla markaana ay qorsheyaal ku hoos duugan yihiin.

 

Shacabka Soomaaliyeed ee Fatahaaduhu ay dhibaatooyinka u geysteen ayaa waxaa u soo gurmaday sida la ogsoon yahay isla Shacabka Soomaaliyeed kuwooda wax heysta dalka iyo Dibadda Meel waliba oo ay kaga nool yihiin iyadoo Golaha Maxaakimtuna ay u saareen Guddi hawshooda ay iminka weli kusocoto si dar dar leh, waxayna balan qaadayaan Golaha Maxaakimta in gargaarka ay walaalahooda Soomaaliyeed u soo dhiibeen in ay sii wadi doonaan gaarsiintooda illaa ay ka gaaraan Shacabka dhibaateysan heer aysan uga baahanin qaramada midoobay sunta ay u soo wadaan Soomaaliya.

 

 

Qaadisiya

 

This reminds me of a recent cartoon pic ny Amin Camiir , the guy was not far off in his assumption.

Juuje_aminamir.qosol.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

 

On the other hand , now that the UN is trying to step up its efforts to assist and alleviate the problem from the people and regions affected by the severe flooding. The ICU ironically has attached conditions, laughable ones indeed. Conditions such as not to use Ethiopian Cargo planes for relief supply, and to make it worse the accusation that the Ethiopians intelligent agents and the UN in Nairobi are planning to send contaminatedc and harmfull items to areas controlled by the ICU m,ilitias in attempt to ease the capture of the country b y Ethiopian forces.

This is absurd to say the least if not a bad joke. It is dangerous factor which proves the ICU having seen they have captivated the minds of many can now utter any irrational excuse and still believed by the many. A stage where one individual organisation or charecter can have such an influence on a whole people is scaring.

Its customery and traditional in any conflict to find ways to help the victims that are not comabatants. I am amazed how much Arab culture of false rumours has taken over the Mugadishu gang.

 

If the Germans and Canadians in WWII can negotiate while fighting inorder to bring food to the Dutch civilians...what makes it impossible for these ICU who claim to be more moslems than anyone else to declare all this areas to be only under local elders and withdraw their forces and ask the TFG not to move in?

 

Wouldn't that have been the most Islamic thing to do, thus the most humaine, the most diplomatic and the best propaganda....all in one deal?

 

I can only conclude what has been already proven. The ICU are fake. They are just as cruel warlords in arab garbs and religious cover.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this